Mogadishu, December 09, 2015 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u cusbooneysiisay heshiis ay hey'adda WFP uga howlgaleyso dalka Soomaaliya kadib markii uu idlaaday waqtiga heshiiskii hore.
|
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta MaalgashigaH.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omeriyo Wakiilka WFP SomaliaMr. Laurent Bukeraayaa maanta heshiiskaasi ku kala saxiixday Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Caasimadda Muqdisho , halkaasoo ay goob joog ka ahaayeen Garyaqaanka guud ee dowladdaDr. Osman Elmi Guled,Xoghayaha joogtada Wasaaradda ,Mudane, Ali Mohamed Aliiyo mas’uuliyiin kale .
Heshiiskan ayaa xoojinaya dadaalada hey’adda WFP ay uga hortageyso xaaladaha bani’aadanimo ee kala duwan ee mararka qaar la soo gudboonaada dadka iyo duunyada ku kala nool Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliya .
Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations








Follow us on Twitter and Connect to our Facebook page
https://www.twitter.com/mofasomalia
https://www.facebook.com/mofa.somalia |
|
|
|
Dowladda Soomaaliya oo WFP u cusbooneysiisay heshiis ay uga howlgaleyso dalka.
Mogadishu, December 09, 2015 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u cusbooneysiisay heshiis ay hey'adda WFP uga howlgaleyso dalka Soomaaliya kadib markii uu id