Featured

Xarunta Tababarka Tiknoolujiyada somtel ayaa Maanta Si rasmi ah Tababar u furtay ardayda Jaamacadaha SIU & Jaamacada Jamhuuriya .

0 Visits: 396 | Tuesday May 31, 2022 - 12:01:34
Tababarkaan Waxa uu Soconayaa Muddo 6 bilood ah iyadoo ardayda Lagu Tababari doono 10 Taqasus oo La Xiriira Kuliyadaha Engineering & iT-da Dhismaha Xarunta Tababarka Tiknoolujiyada Somtel & qalabeynteeda Intaba waxaa Ku baxay qarash dhan 1.9 Million oo doolar iyadoo loogu Talagaly in Si lacag la'aan…

Read More »