HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 29-KA MAY 2022

0
Sunday May 29, 2022 - 09:43:13 in Wararka by
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 29-KA MAY 2022

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka tacsiyay geerida Cabdullaahi Cabdi & Jawaahir Axmed

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed oo ay ay ka baxeen Alle ha u naxa riistee, Marxu um Cabdullaahi Cabdi Garruun iyo Marxuumad Jawaahir Axmed Cilmi oo labaduba soo noqday Sanataro hore oo ka tirsanaa Aqalka

Sare ee Baarl amaank JFS.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in labada Mar xuum ay muddo dheer u soo adeegayeen Qaran ka Soomaaliyeed, Marxuum Cabdullaahi Cabdi Garruun ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dow laddii dhexe, isaga oo markii danbe door weyn ka soo qaatay dadaalladii dowlad-dhiska Soomaal iya. Sidoo kale Marxuumad Jawaahir Axmed Cilmi ayaa kaalin mug leh ku lahayd horumarinta bul shada, dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed iyo hirgelinta hannaanka federaalka dalka.

"Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Geerida ku timi Alle ha u naxariistee Sanator Jaw aahir Axmed Cilmi iyo Sanator Cabdullaahi Cabdi Garruun waa geeri xanuun badan oo taabatay qal biyada dadka Soomaaliyeed, waxa ayna kaalin mug leh ka soo qaateen horumarinta dowladnim ada iyo dib u heshiisiinta dadkeenna.”ayuu yiri Ma daxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Soomaaliya Xa san Shiikh Maxamuud ayaa labada Marxuum Alle uga baryey in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Far dowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoysaska, ehellada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliy eed ee ay ka geeriyoodeen.

Rooble oo ku guuleystay in lasoo daayo Soom aali sanado badan ku xirneyd Imaaraadka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu dambeyntii ku guule ystay in uu xabsiga kasoo sii daayo 10 Nin oo san ado badan ku xirnaa dalka Imaaraadka Carabta.

Sida aan ogaanay 10-ka Nin ayaa waxa la xiray ka dib markii lagu he lay da mbi ah inay isku daye en in ay afduubt aan markab shid aal sa nadku mar kii uu aha a 2011-kii.

Dowladda Imaaraad ka ayaa sii-deyntooda ogola atay dalab uga yi mid Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Ro oble, kaasi oo u gudbiyay safarkii ugu dambeeyay ee uu ku tagay dalkaas.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dowladda Imaaraadka u soo dhoofisay tobankaan Nin mag aalada Muqdisho ee caasimada dalka, kuwaasi oo lagu kala magacaabo;

1. Cabdalla Maxamuud Faarax

2. Cabdifataax Xuseen Maxamed

3. Maxamuud Cabdi Ibraahim

4. Xasan Saciid Xuseen

5. Cabdixamiid Cabdullaahi Maxamed

6. Saqaar Maxamed Yuusuf

7. Guuleed Xirsi Faarax

8. Cali Tahliil Maxamuud

9. Cabdo Cali Saciid

10. Axmed Maxamed Cabdullaahi

Guddoomiyaha Aqalka hoose ee BFS oo kulan la qaatay Safiirka Dalka Qadar Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md.sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fa dhiya dalkeenna Amb. Hassan bin Hamza Hashem. Dan jiraha ayaa marka hore u yimid dhambaal salaan ah, oo uga siday Gudd oomiyaha Gol aha Shuuradda Baarlamaanka dow ladda Qatar mudane Hassan bin Abdulla Al-Ghanim, taas oo ku aaddan do orashadii uu Gudoomiyaha ku soo baxay iyo Sidoo kale sidii wanagsan eyd uu ku soo geba gabeeyay doorashadii lagu doortay Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa dhankiisa dowladda Qatar ku dhiiro geliyey inay sii laba laab to taageerada joogtada ee ay la garab taagan yi hiin Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Kulan Looga Hadlay Xaaladda Gurmadka Abaa raha Ee Dalka Oo Ka Dhacay Muqdisho

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdir axmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa arrimo shaqo oo la xariira xaaladda Gurmadka Abaaraha ee dalka ku tagay wasaarada Qorsheynta Qaran ka ee Xukuumadda xilgaarsiinta.

Kulankaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka wasaarada Qorshayhta Qaran Amb. Jamaal iyo dham maan howlwadeenada Wasaarada ayaa looga ha dlay abaaraha iyo xaaladdaha bani-aadannimo ee uu dalka waajahayo iyo sidii looga hortegi lahaa inta aysan isku baddelin macluul.

Ergeyga gaarka ah arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo Hoggaanka Wasaaradda ayaa waxa ay is ba rbar dhigeen qoraallo, iyaga oo sidoo kale ka do odday dhowr mowduuc oo la xariira arrimaha xal ka waara iyo ka qaybgalka deeq-bixiyayaasha.

Ugu danbeyn, Ergayga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa ka qaatay Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaran iyo dhammaan ho wlwadeenada istaraatiijooyin jiray oo ay ku jiraan DINA, RRF iyo Istaraatiijiyada xalka waara oo in muddo ah ay wasaaraddu soo waday.

Xukuumadda Biixi oo ku gacan seyrtay dalab uga yimid mucaaridka iyo xiisada oo…

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland ay aa ku gacan seyray in uu aqbalo dalab ay labada Xisbi Mucaarid u gudbiyeen, kaasi oo ay ku dal banayeen in loo ogolaado banaanbax ay isugu soo baxayaan taageerayaashooda.

Wasiir Maxamed Kaahin ayaa sheegay in war qada ay u gudbiyeen Xisbiyada Mucaaridka ay san ku qorneyn goobta iyo taariikhda uu dhacayo mudaharaadka ay dalbanayaan labada xisbi, xili xiisad culus kala dhaxeyso madaxweyne Muuse Biixi.

"Hay’addaha nabad-galyada ka shaqeeya waxa faraya in aan la qaban karin mudaharaad illaa inta laga wada-hadlayo arrintaan oo go’aan laga soo saari, go’aanka laga soo saar ana ogolaansho ama diidmo ayuu noqonaya intii ka horeysa ciddii tiraahda mudaharaad ayaa qab anaya waa qeyrul sharci,” ay uu yiri Wasiir Arrima ha Guda ha Somaliland, Maxamed Kaahin.

Arrintaan ayaa uga sii dareysa xiisada toddob aadyadii dambe ka dhex aloosneyd xisbiyada mucaaridka iyo madaxweyne Muuse Biixi, kadib markii lagu kala kacay kulamo looga hadlayay khil aaf ka dhashay furista ururada iyo doora shooyin ka.Guddoomiyeyaasha xisbiyada Ucid iyo Wadd ani ayaa taageerayaashooda, guud ahaan shacab ka Somaliland inay u diyaar garoobaan banana bax ka dhan ah xukuumadda, si loo muujiyo dar eenka shacabka ee ku aadan xaaladda adag ee ka taagan deegaanada Somaliland.

Ujeedka isku soo baxooda ayey ku sheegen in loogu hiilinayo sharciga, si loo ilaaliyo nidaamka iyo kala dambeynta Somaliland.

Si kastaba, arrimahaan ayaa imanaya xili ay fa shil kusoo dhamaadeen wada-hadalladii foolka foolka ah ee u socday xisbiyada mucaaradka, Wa dani, Ucid iyo xukuumadda Somaliland.

Somaliland oo qaar kamid ah warbaahinta ku eedaysay in ay faafinayaa fikrado xagjirnimo

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Gury aynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa qaar kamid ah warbaahinta ku eedeeyay in ay faafinayaan fikiradaha urrurkii Itaxaad ee saga shamaadkii ka dagaalami jiray Itoobiya.

Wasiir

Abokor ayaa sheegay in ay jiraan muuqbaahiy ay aal ay leeyihiin dad xambaarsan fikr ado xagjirnimo, kuwaasi oo horay u ga soo qayb qaatay dagaalkii urrurka Itaxaad uu Itoobiya la galay saga shamaadkii, imikana ku howlan in ay kala qaybiyaan bulshada Somaliland.

" Waxaa inagu soo kordhay arrin aan aad uga digayo ... waxa jira TV-yo dad arragtida xagjirku ku jiro ay leeyihiin, inta badan ... Shalay waxaan ogahay xubno qayb ka ahaa dagaalkii Itoobiya ee 1995 in TV-yo loo ogolaaday, kuwaasi oo siday umada u kala qaybin lahaayeen awood badan sa araya" ayuu yidhi Wasiir Abokor.

Wasiir Abokor oo aan carabaabin warbaahinta uu eedaynta usoo jeediyay, ayaa ku taliyay in loo banyahay in laamaha amaanku ay talaabo ka qaa daan, madaama oo sida uu sheegay in ay warba ahintani faafinayso fikrado xagjirnimo.

"Ma jecli magacyadooda in aan sheego lakiin haddii ay duruuftu nagu qasabto waan sheega yaa, lakin qofkii u baahda waxad ka garan gart aan ayaamahan wuxuu waraysanayay guddoomiy ihii ugu mudada dheeraa ee urrurka Itaxaad, mar kaa fikrada xagjirnimada ah ee TVyadaasi ka dhex wadaan Somaliland, waxan jeclahay in laa maha amaanu talaabo ka qaadaan" ayuu yidhi Wasiir Abokor.

Wasiirka ayaa sheegay in kadib qaraxyadii sannadkii 2008 lala beegsaday magaalada Harga ysa, ay shacabka Somaliland ka foojiganyihiin khatarta argagixisada isla markaana ay taasi kee ntay in anay mar danbe falal argagixiso ka dhicin Somaliland.

Abaaro baahsan oo ka jira deegaano ka tirsan Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland

Waxaa isa soo taraya qeyla dhaanta kasoo yee reysa abaaraha baahsan ee ka jira gobolada Koofurta Soomaaliya, gaar ahaan deegaano ka tirsan ma amulada Koonfur Galbeed iyo Jubb aland.

Gobolada Baay, Bakool iyo Ge do oo ka kala tirsan Koofur Ga lbeed iyo Jubbaland ayaa la ga soo sheegaya abaaraha ugu daran iney ka jiraan.

Abaarta laga soo sheegayo deegaanada sada xdaasi gobol ayaa si weyn saameysay dadka iyo duunyada ku nool goboladaasi, waxaana ku xoola beelay abaarta maalmahii ugu dambeeyay boqol aal qof oo ka mid ah xoolo dhaqatada deegaan adaasi.

Roobkii Gu'ga ee sanadkan oo aan sidii la rab ay u da'in ayaa sii adkeeyay abaarta baahsan ee xiligaan laga soo sheegayo gobolada Baay, Ba kool iyo Gedo.

Guddiga gurmadka Abaaraha waxa ay dhaw aan sheegeen in Abaarta jirta ay si ba’an u sam eeysay 66 degmo oo ka tirsan degmooyinka kala duwan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya oo ay kunool yihiin qoysas fara badan.

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Ciidamo Ka Tirs an Dowladda Oo Qarax Lagu Dilay

Qaraxa sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa gabaldhicii Shalay ka dhacay deegaan hoostega Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Ho ose ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana ka soo baxaya faah faahino dheeraad ah qaraxaas dhacay.

Qaraxaas oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa uu ka dhacay Bar Koontarool oo Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Ambareyso oo 5 KM u jira Magaalada Baraawe.

Inta la xaqiijiyay saddex Askari oo ka tirsanaa Ciid anka Milateriga dowladda ayaa ku geeriyooday qaraxa oo ahaa mid xoogan oo jugtiisa la maqlay, waxaana ku dhaawacmay hal Askari oo dhaawac halis ah uu gaaray, kaasi oo loolala cararay Xarun Caafimaad.

Ciidamo kale oo ka tirsan dowladda Federa alka iyo kuwa Maamulka Baraawe ayaa ku baxay goobta uu qaraxaas ka dhacay, iyagoo halkaas ka daad gureeyey meydadka iyo dhaawacyada ask arta waxyeelodu soo gaartay.

Sawirro laga soo qaaday goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa muujiyay in gebi ahaan dhismaha Barta koontarool ee Ciidanka la qarxiyey ku laha ayeen deegaanka Ambareyso ay burburtay, isla markaana waxaa la arkayay dhismaha uu gebi ahaan dumay..

Mid kamid ah ilaalada gaarka ah ee guddoomi ye CUMAR Filish oo la dilay (Faah-faahin)

Waxaa Shalay magaalada Muqdisho lagu dilay Xuseen Abu ukar Nuur oo ka mida haa Ilaala da ga arka ah ee Guddoomiy aha gobo lka Banaa dir, Cumar Filish.

Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay Irida la ga ga lo dekedda weyn ee magaalada Muqdisho, ayada oo uu rasaasta ku furay Askari ka tirsan ciida mada dowladda oo asagna ku sugna Irida hore ee dekedda.

Sida ay Sheegtay in ay ogaatay Caasima da Online waxaa mar xuumka iyo Askariga dilka gey stay soo kala dhex-galay muran, kaa si oo markii dambe sababay in uu ku baxo AUN Xuseen Abuu kar Nuur.

Ciidamo ka tirsan Booliska Soo maaliyeed ayaa durtaba gaaray goobta uu ka dhacay dilka, ayada oo halkaas ka bilaabay baaritaano la xiriira dilka iyo sida uu u dhacay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in meydka Askariga la dilay la geeyay xarunta CID-da.

Ma aha markii u horeysay ee Askari ka tirsan do wladda uu dilo Askari kale oo uu muran soo kala dhex-galay, waana dhacdo in badan soo noq-noqotay oo marar badana looga digay ciidamada.

Todoba ka mid Al-Shabaab oo la dilay iyo xub no kale oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo ho wlgal qorsheysan sameeyey ayaa dilay 7 kamid ah kooxda A-Shabaab, sidoo kalana wuxuu talis ka ciidanka shee gay inay gacanta ku soo dhigeen la ba kamid ah Taliy aha Ciidanka Xoog ga dalka Odowaa Yuusuf Raage oo ka hadlay howlga lkaan ayaa shee gay inay howlgalkaan ka sameeyeen agaga arka deeg aanka War-ciise ee gobol ka Sh/ Dhexe, halk aasi oo ay ciidam adu ku qabsadeen gaadiid dagaal iyo qalab ay wateen Al-Shabaab. Odowaa oo la had lay Telefi shinka Qaranka Soo maaliyeed ee SNTV ayaa sheegay in howlgalk aasi lagu soo furtay hub iyo lacag ay kooxaha Al-shabaab ka qaadan jireen dadka deegaanka.

"Ujeedka howlgalkan ayaa ahaa mid looga hor tagayo falalka argagixisanimo ee ka dhanka ah shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri taliye Odawaa.

Sidoo kale, taliye Odawaa ayaa sheegay in la bur buriyey saldhigyo dhowr ah oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaankaasi iyo sidoo kale maxkam ado guurguura oo taliyuhu sheegay inay ahaaye en kuwa sharci darro ah oo ay shacabka ku dhi baateyn jireen.

Kooxda Al-Shabaab ayaa kordhisay weerara da inkastoo ciidamada dowladda ay bilihii la soo dhaafay howlgallo ka dhan ah kooxaha Al-shaba ab ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobalada dhexe iyo koonfurta.

Al-Shababaab weli kama hadlin sheegashada taliyaha ciidamada xoogga dalka ee ah inay dil een 7 kamid ah xubnaha Al-Shabaab.

Howlgalkaan ayaa kusoo aadayo xilli dha waan Xasan Shiikh Maxamuud loo doortay mad axweyn aha cusub ee Soomaaliya, wuxuuna bal lan qaad ay inuu dib usoo celin doono howlgaladii lagu bee gsanayey Al-Shabaab.

AXMED MADOOBE oo loo diray farriin la xiriir ta xiisad culus oo ka taagan Jubaland

Odayaasha dhaqanka ee Jubbaland oo kulan ballaaran ku yeeshay magaallo xeebeedka Kisma ayo ayaa ka shiray xiisado colaadeed oo ka taa gan qaybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose, ku waas oo u dhexeeyo maleeshiyaad beeleedyo.

Odayaashan ayaa farriin u diray maamulka Jubbaland ee uu hork acayo Axmed Madoobe waxay na ugu baaqeen inuu maamulka kala dhex-galo beelaha ku diri ray halkaasi.

Sidoo kale waxa ay tacsi tiraanyo leh u direen da dkii lagu laayey dirirtaas u dhexeysa labada dhi nac. "Dhacdooyinka ka dhacay eeryada Jubbal and uu xukumo gaar ahaan Diif & deegaannada kale ee u dhaw waxa aan Dowlad-Goboleedka u gu baaqeynaa in la kala dhexgalo walaalaha daga alamaya, Dadka la laalay ayaan uga tacsiyeena yaa, waa in la xali yaa si loo daba-qabto loona bad baadiyo Dadka ka badbaaday dagaa lka” ayuu yiri qaar ka mid ah Odoyaa sha dhaqanka Jub baland oo ka had lay kulanka ka dha cay magaallo xeeb eedka Kismaayo. Dhankiisa Afhayeenka Salaadiinta Jubaland Ugaas Cumar Xiirey oo madasha ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey sida ay wax u dheceen, wux uuna baaq nabadeed u diray bee laha diriraya, si loo qaboojiyo xiisadda dhexdooda ah."Adduunka inta lagu wada nool yahay Dadku waa wada dhashay oo kala tagi maayo ama waa isku deegaan, Xeerka iyo wixii ay ku xalin jireen haloo daayo oo miiska wadahadalka la geeyo, wixii me eshaas ku jirana halkaas halagu xaliyo, wixii dha cay wixii ka dambeeya waa in laga hortagaa, Dad ka ka xun dagaalka waa in ay kala dhexgalaan il aa inta la isaga imaanayo si aanay Dad kale loo dilin ama dhib kale u dhicin, Nidaamka Jubbaland ee lagu wada joogo waa in la dhowraa, Maamulka DG Jubbaland ee halkaas ka jira waa in uu ka qa ybqaataa howsha uga aadan” ayuu dhankiisa yiri Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo haatan xiisad colaadeed iyo dhaq-dhaqaaq laga dareema yo deegaanka Diif oo hoostaga gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Somalia. Jubbaland ayaa waxaa kusoo laa laabtay dagaal beeleedyada salka ku haya dhul daaqsime ed iyo dilal la xiriira aanooyin qabiil ooka taagan maamulkaasi.

Ninkii dusiyey Laptop-kii ku qarxay diyaaradii ka kacday Muqdisho oo geeriyooday

Madaxii hore ee amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Cabdiweli Maxamed Macow ayaa isbitaal ku geeriyooday lix sano ka dib markii loo xiray kiis caalamka oo idil gaaray, sida aysheegtay in ay ogaatay Caasimada Onli ne. Cabdiweli ayaa waxaa lagu helay dambi ah in uu gacan ka gaystay dusinta bam lagu soo dhex -qariyey Laptop kaasi oo ku qarxay diyaaradda Daallo Airlines, balse aan gaysan waxyeelo aad u weyn.

Cabdiweli ayaa waxa uu qaadanayey xabsi da a’in lagu xukumay, hase yeeshee waxaa isbitaal la geeyey kadib markii uu aad ugu xanuunsaday xabsiga, sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasi mada Online.

Weerarkii diyaaradda Daalllo Airlines oo dhac ay labadii Febraayo 2016 ayaa aad u qabsatay warbaahinta caalamka, wuxuuna kashiftay mid ka mid ah xeeladaha ugu weyn ee loo adeegsan ka ro in lagu qarxiyo diyaardaaha.

Laptop-ka ayaa qarxay 20 daqiiqo kadib markii ay kacday diyaaradda Daallo oo ku socotay ma gaalada Jabuuti, waxaana ku dhintay hal qof oo la tuhunsan yahay inuu ahaa qofkii waday ee fuliyey qaraxa.

Diyaaradda ayaanay gaarin waxyeello badan waxayna awood u yeelatay inay dib ugu soo laa bato garoonka Aadan Cadde.

Maxamed Ibraahim Yaasiin Colaad oo ahaa ma daxda shirkadda Daallo xilligaas ayaa sheegay in qofka qaraxa fuliyey iyo rakaabka diyaaradda sa arnaaba ay ku qornaayeen inay raacaan diyaar adda Turkish Airlines, balse cimilada oo xun darte ed ay soo gaari weysay Muqdisho.

Sidaas darteed diyaaradda Daallo Airlines ayaa laga codsaday inay shacabka gayso Jabuuti, si ay diyaaradda Turkish Airlines halkaas uga qaado.

Kooxda Al-Shabaab ayaa muddo 11 maalm ood kadib ah sheegatay mas’uuliyadda qaraxaya ada oo sheegtay inay beegsaneysay diyaaradda Turkish Airlines, sababtuna ay tahay in Turkey ay xubin ka tahay gaasha anbuurta NATO ee reer galbeedka.Wixii markaas ka dambeeyey Turkish-ka ayaa aad u adkeeyey baaritaanka dadka raac aya diyaa raddooda Muqdisho, oo hadda ay baar aan dad Turkish ah, ayaga oo aan aaminin

Soomaalida.


18 kun oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland

18,550 Arday ayaa Shalay u fariistay imt ixaan ka shahaadiga ah ee degaanada Pun tland, kaas oo uu daah-furay Madaxw eyne kux igeenka Puntla nd Axmed Cusmaan Kar aash. Wasaaradda Waxb arashada Puntland ayaa sheegtay in 12,610 Aray ay u fariisteen imtix aanka fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe, halka 5,940 Ar day ay u fariisteen imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga Sare.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa kula dardaarmay ardayda inay u muujiyaan dadaal bad an, isagoo alle uga baryay in uu imtixaanka u fud udeeyo.

"Waxaan halkan Shalay duco iyo hambalyo u ga dirayaa Ardayda Fasalka 4-aad ee dug siga sa re iyo Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe oo Shalay u fadhiisanayaa Imtixaanka Alle Sub xaanahu Watacaalaa ha idinku guulee yo . Wax aan u mahad celinayaa guud ahaan ba hda Wasaarada Waxb arashada Puntland oo runtii marwalba heegan u ah inay horumariyaan wax barashada iyo manaah iijta Puntland, Anigoo og in duruufo badan ay ji raan hadana marwal ba heegan ugu jira sidii wax barasha deenu u sugnaan lahayd” ayuu yiri Madaxw eyne ku xigeenka.

Waxaa uu intaasi kusii daray "Dowladda way ka go’antahay inaan muhiimad gaar ah siino waxb arashada, dal walba oo dunida ah horumarkiisu wuxuu ku xidhan yahay heerka aqoonta ee dad ka ku nool,Hawl-wadeenada iyo masuuliyiinta Imti xaanka waxaan farayaa in ay masuuliyad weyn iska saaraan Illaalinta iyo kormeerkaba”

Wasiirka warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe oo la kulmya dhigiisa dalka itoobiya

Waxaa magaaladda Adis Ababa Dalka Itoo biya uu kulna ku dhex maray wasiirka warfa afinta do wladda federaalka Itoobiya Dr Lege sse Tulu aya ga oo ka wada hadlay xiriirka lab ada dowladood iyo iskaashiga dhinaca warb aahinta.

Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Itoob iya Dr Legesse Tulu ayaa qiray in Soom aalida xil ligaan ay aad ugu horreeyaan war baahinta cusub ee social media ah ayada oo Itoobiya ay aad ugu xoogan tahay warbaahinta soo jireenka ah ee Ma instream-ka loo yaq aano.

Labada wasiir ayaa inta kulankooda uu so cday isla soo hadal qaaday dhibaatadda iyo fit nada war arka beenka ah Fake news ku ha yaan amniga iyo dowladnimada iyo sidii la isaga kaashan lahaa in wadajir looga hortago. Kulanka labada wasiir waxaa sido kale xoo gga lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhin acyada amniga,dhaqaalaha iyo sido kale wa rbaahinta wa xaana dhinacyada ay isla garteen in wada galo he shiisyo arrimahaas ku saabsan mustaqbalka dhow. Kulanka waxaa ku wehl inayay Safiirkeena Ethiopia Ambassador Gen. Abdullahi Ahmed Jaa mac ilka Jiir iyo Xogha yaha koowaad ee Safaar addda Abdulahi Abdi rizak

Jigjiga : Xisbiyada Mucaaradka ah ee ONLF iyo FEP oo ka hadlay xaaladda Sicir bararka ee ka jirta degaanka Soomaalida

Warsaxaafadeed ay si wada jir ah usoo saar een Xisbiyada mucaaradka ee degaanka Sooma alida, ayay kaga hadleen xaaladda Sicir bararka ee maalmihii lasoo dhaafay laga dare emayay gu ud ahaan dowlad degaanka Soom aalida.

Ugu horreyn waxay xisbiyadani ka hadleen in shirkii Shalay Xukuumaddu ay isugu yee dhay bu lshada qaybaheeda kala duwan iyo Xis biyada, ina ysan iyagu ka xisbi ahaan aysan ka qayb galin shi rkaas, waxayna War saxaafad eedkooda ku xuseen in loo diiday Warbaahinto oda inay shirka ka qa yb galaan, waa siday ha dalka u dhigeen Axsaabta mucaaradku.

Xisbiyadu waxa kale oo ay sheegeen in Xuku um adda haatan degaanka Soomaalida ka tal isa ay ku fashilantay waxa ay ugu yeereen xal u raadinta Sicir bararka, iyo xakamaynta Sicir bararka iyagoo xusay inaysan xukuumaddu qayb ka noqon karin xal u raadinta arrinta Sicir bararka, waa siday ku sheegeen War saxaaf adeedkooda.

Ugu dambayn waxay Xisbiyada mucaaradku farta ku gudeen sababta Warb aahinta Xisbi yada mucaaradka loogu diiday inay shirka gal aan, oo ay ku sheeg een inay xukuumaddu qari nayso do odaha xisbiyasada iyo aragtiyaha dad way naha shirka kasoo qayb galay, waa siday ku xuseen War saxaafadeedka ay si wada jir ah usoo saa reen xisbiyada ONLF, iyo FEP .

Isu soo duuboo, War saxaafadeedkan ayaa ku soo hagaagaya xilli Shalay Xukuu maddu ay shir isugu yeedhay dhammaan bulshada qa ybahe eda kala duwan, shirkaas oo ahaa mid lag aga hal ayay xaaladaha degaanku ku su gan yahay, gaar ahaan Abaarta iyo Sicir barar.

Sheekh Cali Warsame oo ka mid ahaa Culi ma da Soomaaliyeed oo ku geeriyooday wadanka Urdun

Waxaa wadanka Urdun ku geeriyooday Allah u naxariiste Sheekh Cali Warsame oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed ee caanka ah.

Allah u naxariiste Sheekh Cali ayaa soo noqday hoggaamiyihii ugu horreeyey ee Ururkii Al-Itixaad oo la aasaasay horraantii sanadkii 1980-kii.

Marxuum Sheekh Cali War same ayaa la she egay inuu maalmahii dambe ku xanuu nsana yay Isbitaal ku yaala wa danka Urdun waxaana geerid iisa ka tacsiyadeeyay masuu liyiin ka tirs an dowl adda Soomaaliya, siyaasiyiin iyo dad shacab ah.

Sheekh Cali Warsame ayaa muddo dheer ku jiray dacwada iyo fidinta Diinta Islaamka,aa soo dhowr jeer la xiray intii uu ku guda jiray fidinta dac wada Diinta. Waxyaabaha lagu xasu usto Sheekh Cali Allah u naxariiste waxaa ka mid ahaa inuu diidana fiki rkii hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Godane, isa goona marar bad an cambaareeyay falalka ay geystaan Al-shab aab, marxuum Sheekh Cali ayaa la tilmaamay in sanadihii ugu dambeeyay uu xu bin ka ahaa Ururkaa Al-ictisaam Bil Kitaab Wal Sunna.

TAARIIKHDA HOGGAAMIYIHII URURKA AL-ITIXAAD SHEEKH CALI WARSAME OO GEERIYOODAY

Waxaa geeriyooday Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ahaa, ee reer Burco Sheekh Cali Warsame Xasan isaga oo ku jiray da’da 83 sano.

Haddaba, Halkan Ka Akhr iso Taariikh Nololeed kiisa:

Sheekh Cali Warsame Xas an waxaa uu dhashay 1938 /39-kii, Waxaa uu ku ahaa reer Mi yi ah, Geella ayuu raaci jiray meel Ceyn ka tirsan.

1954: waxaa soo galay Burco, kadib waxaa uu sanad kadib tagay Hargeisa isagoo u tagay nin walaalo yihiin oo u shaqeyn jiray Ingir iiska. 1958-ii waxaa uu aaday Diridhaba isaga oo jo ogay ilaa ay Soomaaliya xoriyadda ka qaadato.

Diridhaba waxaa uu joogay 2 sano joogay isaga oo halkaas ka waday xalaqaadka, markii dambe waxaa aaday Sacuudiga, isagoo 3 sano dhigtay dugsi sare Machad raacsan Jaamacad da Ma diina kadib Jaamacadda Madiina kuliyad da share cada isagoo dhameeyay sanadkii 1976-dii.

Sheekh Warsame waxaa Master- Ka ka dhi gtay Jaamacadda Imaam Maxamed Bin Mascu ud, 4 sano ayuu ku dhameeyay, isagoo baraney Share ecada Diinta Islaamka.

Xiligaas kadib, waxaa uu ku soo laabtay Soo maaliya isagoo in ka badan 30 sano wad ey faa finta diinta Islaamka.

Dowladdii Siyaad Barre waxaa ay u xireen in uu gabadhaha xijaabka u xiro, iyagoo ku eede eyay in uu ardeyda u diiday in ay qaataan dha rka Iskuulka iyo in uu la dagaalayo Shuuciyada.

Masaajidka Buraco waxaa uu aasaasy 1982-dii, Masjidkaas oo ilaa iyo xilligan kutubo laga akhristo, isagoo akhriyo caqiidada iyo taf siirka.

Sheekhda Cali Warmsame waxaa uu ka tirsa naa hoggaamiyeyaasha xarakada Islaamiga ah ee Iti xaad, oo hadda magacooda u badalay Icti saam, waxaa uu ku caan ahaa fatwooyin la xir iira naba dda.Caruurta: Xogtan oo aan ka qor nay 2015-kii, waxaa uu Sheekh Cali Warsame noo sheegay in xaas ka hore ay u dhashay 7 hal gabar iyo 6 gabdho od, Xaas-ka 2-aad 3 wiil iyo 5 gabdhood iyo ba hda ugu dambeysa oo 8 cauruur leh, waxaa uu na intaa raaciyey in car uurtiisa & waxa ay dhaleen ay gaarayan ilaa 60.

W/Q: Cabdi Caziz urbiye


BOOBKA AAN LAGA WAR HAYN EE MIDOWGA YURUB UU KU HAYO SOOMAALIYA (WARBIXIN)

Soomaaliya oo leh xeeb dhirirkeedu le’eg ta hay 3,333 kilomitir kuna fadhida aag dhaqaale u gaar ah (EEZ, exclusive economic zone) oo ka ba dan hal malyan kilomitir oo isku wareeg ah ayaa ka mid ah goobaha ugu qanisan kalluumaysiga ad duunka oo aan weliba si weyn looga faa’iideysan.

Aaggan badda usii galaya ilaa 370 km dal shisheeye kalama bixi karo khay raad nooc kastya ha ahaado iya doon ogayn Soomaaliya. Haseye eshee, tan iyo burburkii nidaa mkii kelitaliska wax aa fara ba’an ku hayay xaaluf inta kalluumaysiga sharcidarrada ah oo had iyo jeer ka baxsada baa ritaannada siina kordhay wi xii ka dambeyay hoos u dhacay burcad-badee dda.

Blue Marine Foundation ayaa May 20, 2022 sheegtay in dalalka Midowga Yurub ay u fasax een maraakiibtooda inay si sharcidarro ah uga kalluu maystaan biyaha Soomaaliya. Hay’adda Ocean Mind ayaa soo bandhigtay dhaqdhaqaaq kalluu meysi oo ay wadeen maraakiib Isbayn (Spain) iyo Faransiiska leeyihiin.

Kalluumaysigan oo qawaaniinta adduunka oo idil khilaafsan wuxuu si daran u xaalufiyaa tabdin (Tuunada) nooca loo yaqaan "Bluefin ama alba core” (Tuna alalunga) oo aad loo jecelyahay.

Soomaaliya ayaa dhibaato ku hayaan maraakiibta kalluumeysiga Midowga Yurub oo ciidamada ba dda "Atlanta” hoos yimaadaan kuwaasoo ku cad aadinayo DF/Soomaaliya (DFS) inay siiso muddo kordhin dhan sagaal bilood, balse marnaba iska xil saarin inay wax ka qabataan xaalufinta sharc idarrada ah.

Maraakiibta Giriiga, Talyaaniga, Portugal, Isb yn, iyo Fransiiska ayaa taariikh kalluumaysi sharci darro ah ku leh Galbeedka Afrika, taasoo caddayn aysa in Midowga Yurub uu hagoogayo xaalufinta biyaha Soomaaliya. Waxaa daliil ka ah in aqoony ahannada daraasadka samayay markay kala hadl een xaalufinta badda Soomaaliya ay ugu jawaab een: haddeer kuma tala jirno inaanu yareeyno.

Sawirro dayax-gacmeedka qaaday ayaa muuji naya maraakiib Yurub oo sanduuqyo ku gurayo kalluun noocyada aan la nidaamin oo ay ka jilaab teen aagagga mamnuuca ah (marine reservear ea), taasoo kor u qaadday walwalka laga qabo sa amaynta xun ee ay ku yeelan karaan kaydka kalluunka iyo hab-nololeedyada badda – marine ecosystems.

Daraasadka waxay kaloo sheegtay in 2020 uu ahaa sannadkii ugu darnaa oo badda laga xalufi yay saddex dalool labo oo lagu qiyaasay inuu kall uunkaas ahaa "Tabadin” oo ay ka qaadanayso 10 (toban) sano si uu isusoo taro.

Maraakiibtaas waxay kalluumaysan karaan mu ddo dheer iyagoo ku rogaya tacabkooda maraaki ibta qaboojiyeyaasha oo ku sugan cirifka biy aha caalamiga ah ee aaga dhaqaalaha u ga arka ah dalka (EEZ). Soomaaliya ma laha awood ay ku mamnuucdo amaseba kaga xannibto soo gelit aanka biyaheeda.

Marka laga reebo, ganacsiga maandooriyayaa sha iyo hubka, kalluumaysiga sharcidarrada ah waa fal dambiyeedka saddexaad ee ugu ribix ba dan caalamka. Dowladda Soomaaliya wuxuu xil weyn ka saran yahay badbaadada khayraadka dalka.

Dalku waxuu leeyahay ilaa 604 nooc oo kall uun ah, kuwaasoo 420 ka mid ah ay yihiin kuwo ganacsi gal ah. Balse, maraakiibta kalluumeysiga ee dalalka Yurub iyo Aashiya ee loo soo jiheeya badda Soomaaliya waxaa u sabab ah "tuunada” oo aad u qiimo badan. Warbixinta waxay kaloo muujisay in maraakii btani, gaar ahaan kuwa dal ka Isbayn (Spain) ay demiyaan qalabka loo ya qaan (AIS, automatic ide ntification system) oo khasab ku ah maraakiibta waaweyn oo idil kaasoo sheegaya goobta uu markabku kaga sugan yahay si uusan markab kale ugu dhicin.

Sidaas daraaddeed, DFS waxaa waajib ku ah inay wadahadallo diblomaasiyadeed la yeelato Midowga Yurub si ay ugala xaajooto dhaqdhaqa aqyada maraakiibtooda si ay u joojiyaan ku xad gudbka madaxbanaanida qaranka Soomaaliyeed islamarkaasna loo hubiyo inaanay ku lug lahayn tahriibka hubka sharcidarrada ah. Baarlamaanka (BFS) waxaa isna waajib ku ah inuu dhammays tiro sharuucda badda si kuwa ku xadguba loo mar siiyo qaanuunka.

Kenya oo loogu baaqay inay furto xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlama anka dalka Kenya, Faarax Macallin, ayaa ku ba aqay in dib loo furo xadka Kenya iyo Soomaaliya ee ismaamulada Wajeer iyo Mandheera si loo fududeeyo ganacsiga isaga gudba xuduudka labada dal.

Dowladda kenya ayaa xi rtay xuduudka ku dhawaad ​​afar sa no ka hor, iyadoo tani ay qe yb ka tahay howlgallada lagu xaqi ijinayo ammaanka ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Marka laga soo tago amniga, waxaa sidoo kale jiray walaac ku saabsan ka ganacsiga maandoori yaha iyo ka ganacsiga alaabaha been abuurka ah ee isaga kala gudba xuduudaha labada dal.

Macallin oo u tartamaya Kursiga Deegaanka Dhadhaab ee Doorashada Guud ee soo socota ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loo eego go’aankaas oo la ogolaado ganacsiga xuddu udaha isaga gudba iyo in la sameeyo xafiisyo can shuuraha laga qaado deegaannada xuduudka.

Xildhibaankii hore ayaa sheegay in furitaanka xuduudka uu ka caawin doono is dhexgalka Gee ska Afrika, sidaas darteedna ay muhiim u tahay dhaqaalaha dalka Kenyan.

QM oo sheegtay Amniga Liibiya inuu faraha ka sii baxayo.

Warbixin ay qaramada midoobay soo saartay ayey ku sheegtay khatarta dhinaca amniga uu waj ahayo dalka Libiya iyo waxa sababay.

Warbixinta waxaa lagu sheegay dagaallam ayaa sha ajaanibta, ciidamada shirkadaha gaarka loo le eyahay iyo Kooxaha calooshood u shaqey stayaa sha Wagner uu Ruushka leeyahay oo isbiir saday iney dalkaasi ka wadaan arrimo xadgudub ku ah shuruucda caala miga.

Wakaaladda wararka AP oo soo xigatay warbix inta qaramada midoobay waxay sheegtay in warbixinta lagu xusay toddoba kooxood oo hubeysan oo ka soo jeeda dalka Libiya oo sameystay xabsiyo iyaga u gaar ah oo ay ku geystaan xadgudubyo ka dhan bani-aa danimada.

Dalkan saliidda qaniga ku ah oo ku yaalla Waq ooyiga Afrika ayaa colaad aan dhammaad laheen lugaha la galay tani iyo 2011-kii kaddib marki ay xulafa ay NATO horkaceyso dilen madaxweynihi hore ee dalkaasi Muammar Qaddaafi.

Warbixin ay qaramada midoobay soo saartay ayey ku sheegtay khatarta dhinaca amniga uu waj ahayo dalka Libiya iyo waxa sababay. Warbixinta waxaa lagu sheegay dagaallamaya asha ajaanibta, ciidamada shirkadaha gaarka loo leey ahay iyo Kooxaha calooshood u shaqeysta yaa sha Wagner uu Ruushka leeyahay oo isbiirsaday iney dalkaasi ka wadaan arrimo xadgudub ku ah shuruucda caalamiga.

Wakaaladda wararka AP oo soo xigatay wa rbixinta qaramada midoobay waxay sheegtay in warbixinta lagu xusay toddoba kooxood oo hu beysan oo ka soo jeeda dalka Libiya oo sameys tay xabsiyo iyaga u gaar ah oo ay ku geysta an xadgudubyo ka dhan bani-aadanimada.

Dalkan saliidda qaniga ku ah oo ku yaalla Waqooyiga Afrika ayaa colaad aan dhammaad laheen lugaha la galay tani iyo 2011-kii kaddib marki ay xulafa ay NATO horkaceyso dilen madax weynihi hore ee dalkaasi Muammar Qaddaafi.

Madaxda Faransiiska iyo Jarmalka oo arrimo badan kala hadlay Madaxweynaha Ruushka

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Mac ron iyo Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka, Olaf Scholz ayaa Shalay wada hadal muddo 80 da qiiqo ah socday la yeeshay Madaxweynaha Ruu shka, Vladimir Putin, kaasoo ay ugu baaqeen in wada hadal dhab ah uu la yeesho Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy

labada Hoggaamiye ee Midowga Yurub ayaa Pu tin weydiistay xabad joojin degdeg ah iyo inuu ciid amadiisa kala baxo dalkaasi, colaadana uu xal diblomaasiyadeed u helo.

War ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka ayaa lagu sheegay in Scholz iyo Macron ay Putin ku booriyeen inuu xaqiijiyo horumar laga sameeyo xaaladda bani’aadanimo ee ka jirta dal kaasi.

Warka ayaa lagu sheegay in Putin uu aqbalay in si wanaagsan loola dhaqmo Ciidamadii Ukraine ee ka dagaalamayay warshadda birta ee Azovstal ee Magaalada Mariupol, ee toddobaadyo ka hor is ku soo dhiibay Militariga Ruushka.

Iyadoo la ilaalinayo xeerarka caalamiga ee bani’aadanimada ayaa warka lagu sheegay in Pu tin uu diyaar u yahay in si aan caqabad lahayn ay Guddiga Caalamiga ee Laanta Qayrta Cas u galaan dalkaasi.

Dhinacyada ayaa sidoo kale ka wada hadlay wax ka qabashada sahayda cuntada adduunka, oo si weyn uu u saameeyay gulufka Moscow ee dalkaasi.

Sida laga soo xigtay Aqalka Kremlin-ka Ruu shka, Madaxweyne Putin ayaa sheegay inuu diy aar u yahay inuu gacan ka gaysto inaanan la xak ameynin dhoofinta dalagyada iyo raashiinka Ukr aine ee laga dhoofiyo Dekedaha Badda Madow, taasoo wax ka tareysa cunno yarida soo food saartay dunida.

Putin ayaa taasi bedelkeeda waxa uu Reer Galbeedka ka dalbaday inay meesha ka saaraan xayiraadda dhaqaale ee dalkiisa ku soo rogayn, ka dib duulaankii Ukraine.

Wadamada Midowga Yurub iyo Britain ayaa d adaal ugu jira, sidii ay Ukraine dib ugu bilaabi lah eyd dhoofinta tacabkeedii beeraha.

Dhawaan ayay ahayd, markii Moscow ay shee gtay inay go’doominta ka qaadi doonto Dekedaha Ukraine ee ku yaala Badda Madow, marka laga qaado cunaqabateynta caalamiga ah, si dekedah aasi looga dhoofiyo qamadiga iyo badarka kale ee dalkaasi uu dhoofiyo.

 

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Cabdullaahi Shirwac

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xlgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida allaha u naxariistee Ma rxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo xubin firfircoon ka ahaa dalladda Bulshada Rayidka ah ee Soomaaiyeed oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay mar xuumka halyeeyey ka baxay qaranka Soomaa liyeed, wakhtigiisana u huray u adeeggidda dad kiisa, isagoo xusay in Soomaaliya ay ka baxeen labo shakhsi oo kala ahaa Sheekh Cali Warsame iyo Cabdullaahi Shirwac oo ku kala suntanaa farista wanaagga iyo samafalka bul shada, ilaahay dhammaantood ha u naxariisto.

"Alle waxaan samir iyo iimaan u weydii nayaa qoyskiisa iyo shacabka Soomaali yeed ee uu ka baxay, isagana in uu Hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa.”

Cabdullaahi M. Shirwac ayaa ahaa xubin firfi rcoon oo bulshada rayidka ka tirsan , waqtigiisa iyo maskaxdiisana mar walba u hurayay horum arinta nabadda iyo abaabulka bulshada ee ku wajahan ka jawaabidda xaaladdaha deg-degga ah ee gurmadka loo fidinayo shacabka Soomaa liyeed.

Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka oo xilka la wareegay

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qar anka, Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Kuxige enkiisa Maxamed Amiin Sheekh Cismaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ka dhacday Villa Somlia xilka kagala wareegay Agaasimihii hore Madaxtooyada, Maxamed Cabdullaahi Ciise iyo Kuxigeenadiisa Cabdi nu ur Maxamed Axmed iyo Cabdullaahi Sheekh Cabdikariin Daddoon.

Agaasimihii hore ee Madaxtooyada, Maxa med Cabdullaahi Ciise ayaa tilmaamay in Aga asimaha cusub ay ku wareejiyeen dayn lagu leeyahay Madaxtooyada, galal ay ku qoran yih iin hantida ma guurtada ah, howlwadeenada iyo hannaanka shaqo ee Madaxtooyada Qaran ka, waxa uuna Madaxda cusub Eebbe uga bar yay in uu u fududeeyo gudashada masu uli yadda qaran ee loo igmaday. Dhankiisa, Agaasime Xuseen Sheekh Max amuud ayaa soo bandhigay qorsheyaasha ku aaddan horum arinta howlaha hortabinta u leh Madaxtooyada dalka, isaga oo uga mahad cel iyay Agaasime Maxamed Cabdullaahi Ciise sha qadii wanaag saneyd ee uu ka soo qabtay Mad axtooyada, muddadii uu hayay xilkaasi.

Ugu dambayn, Xuseen Sheekh Maxamuud, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada ayaa hoo sta ka xarriiqay in aan qofna lagu dulmin doo nin shaqada, waxa uuna xusay in howlwad een adu ay abaalmarinno ku muteysan doonaan da daalkooda. Munaasabadda xil wareejinta wax aa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka socday Xafiiska Hanti-dhowraha Guud ee dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Ukraine Oo Ku Dhawaa qay Inay Waddan Cusub Dhisanayaan

Ra’iisul Wasaaraha Ukraine Denys Shmyhal ayaa sheegay tani iyo markii uu billowday duullaanka Ruushka Moscow iney burburisay waddooyin dhererkoodu gaarayo 25,000 oo KM, boqollaal buundooyin iyo 12 giga oo kuwa diyaaradaha.

Denys oo BBC u warramay ay aa wuxuu sheeg ay inuu Ruushka burburiyey 100 gooba ha Wax bara shada, Xaruumo Caafimaad oo ka bad an 500 iyo 200 oo warshadood.

"Ku dhawaad 35% wakhti xaadirkan dhaqaal aha dalka Ukraine ma shaqeynayaan. 30 -50% dakhliga sanadlaha ee Ukraine uu meesha ka baxay, firaaqa dhaqaale ee miisaan iyadda dal ka ay bishi gaare yso $5 bal yan oo do olar, qasaaraha guudna lagu qay aaso $600 oo balyan oo do olar” ayuu yiri.

Wuxuuna intaa ku daray ci idamada Ruushka dhul ka badan 300,000 KM oo laba jibbaaran in ay mi ino iyo waxyaaba kale ee qarxa ay ku aaseen.

Ugu dambeyn, Denys ayaa wuxuu sheegay dib u dhiska deg-degga ah ee dalka Ukraine iney dowladda u qoondeysay lacag ka badan $50 balyan oo doolar.

Galmudug oo sheegtay in ay bilaabayso dhismaha goleyaasha degaanka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Galmudug Mu dane Cabdi Maxamed jamac (Cabdiwayel) Oo uu Wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaarad da Arrimaha Gudaha Mudane Omar Abdi Moh amed ayaa kulan la qaatay Gudoomiyasha Gobolada Mudug Iyo Galgaduud iyo Gudoomiy aasha Degmooyinka Galmudug.

Wasiirka ayaa kulankaan warbixin uga dha geystay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan degmooyinka iyagoo ka warbixiyay xaal adaha nololeed Iyo Amni ee ka jira deegaan ada iyo degmooyinka Galmudug.

Gudoomiyeyaasha gobolada ayaa soo gud biyay cabashooyinka dhanka maamulka ay ee qabaan, sidoo kale caqabadaha ka heysta dhis maha golayaasha deegaanka. Wasiirka Arrima ha gudaha ayaa sheegay inta sanadkaan ka dhiman in loo baahan yah ay in degmooyin badan lagu dhameystiro dhi smaha goleyaasha deegaanka. Ugu dan bay ntii Wasiir Cabdi Maxmed jamac Ayaa Ugu Baa qay Dhamaan Maamulada Degmooyinka Inee u diyaar Garooban Dhismaha Golaha deegaan ka ee Degmooyinka Galmudug.

Tobanaan ruux oo ku dhintay Isbuurasho ka dhacday Nigeria

Ugu yaraan 31 qof ayaa ku dhintay todobo kalena waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday kaniisad ku taal koonfurta Nigeria mag aalada Port Harcourt, sida uu sheegay boo liisku.

Boqolaal qof oo isugu soo baxay inay cunto ka helaan kaniisada subaxnimadii sabtida ayaa ka soo buux dhaafiyay albaabka, taas oo saba btay is jiid jiid, afhayeenka bilayska ee gobolka Rivers ayaa sidaasi sheegay.

"Dad baa hore u joogay, qaarna waa ay ka samri waayeen oo waxay bilaabeen inay deg degaan, taas oo keentay in la is buurto Bil aysku waxa uu joogaa goobta oo la socda xaaladda inta uu baaritaanka socdo,” ayuu yiri Afhayeenka Booliiska.

Trump oo ka hadlay go,aanka Mareykanka uu ku taageeray Ukraine

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ugu baaqay xildhibaanada Mareyk anka inay mudnaanta siiyaan dhaqaalaha lagu bixiyo ammaanka iskuullada baddalkii gargaar militeri uu u diri lahaa Ukraine.

Isagoo ka hadlayay shir looga hadlayay hubka, ayuu Mr Trump su’aal galiyay sida "Mareykan ku uu 40 bilyan oo doolar uu ugu dirayo Ukr aine” balse uu ku guuldareystay sugidda am maanka iskuullada dalkaas.

Magaalada Houston ee dalka Mareykanka waxaa ka socda shir ay isugu yimaadeen urur ada ay ku mideysan yihiin hubka ee NRA, oo ah kooxda ugu badan ee heysata hubka Mar eykanka.

Hadalka Trump ayaa yimid maalmo kadib markii 21 qof ay ku dhinteen toogasho ka dha cday iskuul ku yaalla gobolka Texas.

Leave a Reply

Ciidamada UKraine oo ka baxaya magaa lada muhiimka ah ee Severodonetsk

Ciidamada Ukraine ayaa laga yaabaa inay ka baxaan magaalada weyn ee bariga ku taal ee Severodonetsk, taasoo ciidamada Ruushka ay ku dhow yihiin hareeraheeda, sida uu sheegay sarkaal halkaas ku sugan.

Serhiy Haidai, gudoomi yaha Luhansk, ayaa shee gay in Ruushku ay ku su gan yihiin qayb ka mid ah magaalada. "Waxaa suurto gal ah in si aan loo hare erayn ay meesha ka bax aan.”

Ruushka ayaa qabsashada gobolka Donbas oo dhan ka dhigay ujeedo dagaal oo muhiim ah.

Waddada ka baxda magaalada ee aada dhulka ay Ukraine haysato ayaa waxaa ka socday ras aas joogto ah balse weli waa la mari karaa.

Jimcihii ra’iisul wasaaraha UK Boris Johnson

ayaa sheegay in Ukraine ay u baahan tahay

hababka gantaallada riddada dheer. Sidoo ka le Jimcihii, ciidamada taageersan Ruushka ay aa qabsaday magaalada Lyman oo ku taal

galbeedka Severodonetska


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip