Wararka

Ra'isul wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Baydhabo kula kulmaya qaybaha Bulshada

0 Visits: 697 | Thursday November 19, 2015 - 11:31:17
Cumar C/rashiid Cali Sharmarke Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu wadaa inuu maanta halkaasi kula Kulmo Bulshada qeybaheeda kala duwan oo ay ugu horeeyaan Odayaasha, Waxgaradka iyo Haweenka.

Read More »

Baaq ay soo saareen qaar ka mid ah beelaha degga gobolka Banaadir, isuguna yimid guriga Malaaqa…

0 Visits: 705 | Thursday November 19, 2015 - 11:28:25
Baaq ay soo saareen qaar ka mid ah beelaha degga gobolka Banaadir, isuguna yimid guriga Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye ee ku saabsan maamul u sameyta gobolka Banadir.

Read More »

Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo dib loo furay muddo 25-sano kadib xafladii furitaanka iyo sida ay u dhacday daawo (Sawirro)

0 Visits: 817 | Thursday November 19, 2015 - 11:08:07
Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa dib loo furay muddo 25-sano ka dib, iyadoo laga taagay Calankii Jamhuuriyadda Soomaaliya haddaba munaasbadda furitaanka safaaradda sida ay u dhacday ka daawo sawirrada masuuliyiinta iyo agabyada dhaqanka ee giibtaa la keenay.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Qarax Khasaaro geystay oo Degmada Afgooye ka dhacay

0 Visits: 655 | Thursday November 19, 2015 - 10:59:08
Saqdii dhexe ee xalay ayaa mar qura waxaa xaafada If iyo Aakhiro ee Degmada Afgooye laga maqlay jugta Qarax xoogan oo dadka Xaafada degan ay aad u dareemeen, waxaana Qaraxaasi uu ka dhacay guri ay deganaayeen ciidan Dowladda ka tirsan iyo masuul ka tirsanaa Maamulka Degmada Afgooye.

Read More »

Afar caruur ah oo u geeriyootay Sun jirkooda la mariyay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 658 | Thursday November 19, 2015 - 10:54:11
Sida dadka deegaanka ay xaqiijiyeen afar caruur ah ayaa waxa ay u geeriyootay Sun jirkooda la mariyay, kadib markii Waalidiinta dhalay caruurtaan ay Suntaasi jirkooda mariyeen.

Read More »

Daacish oo toogatay labo muwaadin oo u kala dhashay Norway iyo Shiinaha

0 Visits: 639 | Thursday November 19, 2015 - 10:51:07
Xoogaga Daacish ayaa waxa ay toogteen labo muwaadin oo u kala dhashay dalalka Norway iyo Shiinaha, kuwaasi oo Kooxda afduub ahaan ay u haysteen muddooyinkii dambe.

Read More »

Daawo Sawirro: Booqashda Wafdigii dowladda ay ku tageen xuduuda iyo wixii ay ku soo arkeen

0 Visits: 644 | Thursday November 19, 2015 - 10:44:55
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Difaaca oo ay wehliyeen Guddiyada Baarlamaanka ee difaaca, Arrimaha Gudaha, Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka, saraakiil iyo khubaro, maamulka Jubbaland ayaa booqasho ku tagay degmada Beled-Xaawo, iyagoo kormeeray xuduuda Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Madaxweynaha Puntland iyo Nicholas Kay oo xalay Garowe ku kulmay (SAWIRRO)

0 Visits: 812 | Thursday November 19, 2015 - 10:36:26
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay Hoyga uu ka deggan yahay Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Saomaaliya Danjire Nicholas Kay iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho ku tagay Puntland.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 19-KA NOVEMBAR 2015-KA

0 Visits: 790 | Thursday November 19, 2015 - 10:19:05
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO SHEEGAY IN DAGAALKA ALSHABAAB AY KU BEDELI DOONAAN XAL SIYAASADEED Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaaminayo ay raadinayso xal siyaasadeed intii ay awood ciidan u adeegsan lahayd soo afjaridda…

Read More »

In ka badan 25 ruux oo Somali ah oo dalka Kenya lagu xiray

0 Visits: 677 | Wednesday November 18, 2015 - 12:12:13
Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa waxa ay xabsiga dhigeen 33 ruux oo intooda badan ah dad Somali ah, kadib markii ciidamada ay sameeyeen howlgalo ammaanka Nairobi la xiriira.

Read More »

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo dalka Sweden gaaray + Sawirro

0 Visits: 719 | Wednesday November 18, 2015 - 11:08:40
Dalka Sweden waxaa gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda dalkaasi, iyagoona ka wadahadlay arrimo la xariira ujeedada socdaalkooda.

Read More »

Safaaraddii Somaliya ee Magaalada Washington oo dib loo furay, 24 sano ka dib

0 Visits: 867 | Wednesday November 18, 2015 - 10:43:52
Waxaa xalay dib loo furay Safaaraddii Somaliya ku laheyd Magaalada Washington Ee Xarunta Mareykanka, ka gadaal muddo 24 sano ah, oo aanay shaqaynin Safaaradaasi.

Read More »

Rasaas culus oo laga maqlay duleedka waqooyi ee magaalada Paris

0 Visits: 626 | Wednesday November 18, 2015 - 10:28:21
Rasaas culus ayaa laga maqlay duleedka waqooyi ee magaalada Paris, halkaasoo guryo ku yaal ay howl gal ka wadaan ciidamada booliska Faransiiska. Wararka ayaa sheegaya in iska hor imaad u ka socdo xaafada Saint Denis, iyadoo dad fara badan oo ku sugnaa guryaha qaar laga daad-gureeyay.

Read More »

John Kerry oo sheegay in Daacish todobaadyada soo socda ay dareemi doonto culeys dheeri ah

0 Visits: 707 | Wednesday November 18, 2015 - 10:24:50
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry oo ku sugan magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegay in Daacish ay maalmaha soo socda ay dareemi doonto culeysyo dheeri ah.

Read More »

Madaxweyne Xasan "Al-Qaacida iyo IS waa xoogag shayaadiin oo isku mid ah"

0 Visits: 611 | Wednesday November 18, 2015 - 10:21:44
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Al-Qaacida iyo kooxda dowladda islaamiga IS ay yihiin xoogag shayaadiin ah, isagoo ku baaqay in laga hortago, kadib weerarkii Paris.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 18-KA NOVEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1021 | Wednesday November 18, 2015 - 09:47:10
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA DUBAI... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa gaaray Magaalada Dubai Ee Wadanka Imaaraadka Carabta.

Read More »

Kenya oo sheegtay inaysan Somalia kala bixi doonin ciidamadeeda ayna ka Tirsan yihiin AMISOM

0 Visits: 695 | Tuesday November 17, 2015 - 16:22:47
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda aysan sinnaba uga bixi doonin Somalia, xilli baarlamaanka Somalia uu soo saaray Qaraar ka dhan ah joogitaanka ciidamada Kenya ee gudaha Somalia.

Read More »

Xukuumadda Kenya oo Joojisay Howl-galladii ay kawaday Soohdinta ay la Wadaagto Soomaaliya

0 Visits: 701 | Tuesday November 17, 2015 - 16:18:46
Guddoomiyaha Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, Yuusuf Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in xilligan ay joogsadeen hawlgalihii ay ka wadday dawladda Kenya soohdinta u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Diyaaradii Ruushka ee ku burburtay dalka Masar oo la Xaqiijiyay in lagu soo Riday Qarax Bam

0 Visits: 709 | Tuesday November 17, 2015 - 16:13:31
Madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir Putin ayaa wacad ku maray inay xoojin doonaan weerarrada cirka ah ee ka dhanka ah xoogagga Islaamiyiinta ah ee Daacish, ka dib markii madaxtooyada Ruushka ee the Kremlin looga dhawaaqay in weerar argagaxiso lagu soo riday diyaaraddii Ruushku lahaa ee bishii hore…

Read More »

Madaxweynaha: ''Weriye Cawke waxaa uu ahaa nin wax weyn soo qabtey, taariikhda dalkana baal dahab ah ka galey''

0 Visits: 616 | Tuesday November 17, 2015 - 15:51:29
Muqdisho, 17 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa hawlwadeennada kaalinta weyn ka soo qaatey saxaafadda Soomaaliya.

Read More »