Wararka

Koox Hubeysan Oo Dil Ka Fulisay Isgoys Ku Yaalla Magaalada Muqdisho

0 Visits: 177 | Wednesday March 24, 2021 - 07:56:48
..

Read More »

Soomaali dhimasho & dhaawac ku noqotay shil ka dhacay Koonfur Afrika

0 Visits: 179 | Wednesday March 24, 2021 - 07:44:15
..

Read More »

Waare: Farmaajo wuxuu nolol u ogol yahay hal cid kaliya

0 Visits: 529 | Wednesday March 24, 2021 - 07:25:38
..

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo qirtay arrin uu muddo qarinayay

0 Visits: 157 | Wednesday March 24, 2021 - 07:22:14
..

Read More »

Xog: Ugu yaraan 10 qof oo dil wadareed loogu geestay gobalka Gedo

0 Visits: 183 | Wednesday March 24, 2021 - 07:07:56
..

Read More »

IGAD oo war kasoo saartay is-mari waaga u dhaxeeya madaxda Soomaalida

0 Visits: 177 | Wednesday March 24, 2021 - 06:36:43
...

Read More »

Xildhibaano kulan ugaga socda Hotel Decale ee magaalada Muqdisho

0 Visits: 170 | Tuesday March 23, 2021 - 23:33:25
..

Read More »

Guddoomiye iyo ilaaladiisii oo lagu dilay Muqdisho

0 Visits: 192 | Tuesday March 23, 2021 - 20:55:42
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar kooxo hubeysan ay maanta ka geysteen deegaanka Ceelsha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Debley hubeysan ayaa weerar dhabo-gal ah la beegsatay giddoomiye Waaxeed ka tirsan maamulka deegaanka Ceelaha Biyaha iyo ilaalo hubeysan oo uu watay. Wararka ayaa…

Read More »

Biden 'oo ka niyad jabay' tallaabo uu qaaday Erdogan

0 Visits: 199 | Tuesday March 23, 2021 - 20:41:43
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu yeeray ka-bixitaanka Turkey ee heshiis caalami ah oo looga gol leeyahay in looga hortago rabshadaha ka dhanka ah haweenka "mid si aad ah looga niyad jabo." Bayaan kasoo baxay Aqalka Cad ayuu Biden ku sheegay in ka bixitaanka Turkey ee Axdiga Istanbul…

Read More »

Dowladda Masar oo baaq u dirtay dhinacyada isku haya doorashada Soomaaliya

0 Visits: 197 | Tuesday March 23, 2021 - 20:17:00
Xilli shalay si rasmi ah u qabsoomin Shirkii Wadajirka ee Dowladda Federalka iyo Dowlad-gobaleedyada ayaa waxaa socda dadaalo ay Beesha Caalamka ku doonayaan inay hal madal isugu keenaan Madaxda qeybta ka ahaa Heshiiskii Nidaamka Doorashada dalka ee ay horey u saxiixeen bishii September 17-dii ee sanadkii…

Read More »

Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

0 Visits: 186 | Tuesday March 23, 2021 - 20:15:34
Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro askari ka tirsan booliiska ka dib markii is rasaaseyn socotay saacad oo ka dhacay suuq ku yaala gobolka Colorado ee dalka Mareykanka. toogashada ka dhacay magaalada Boulder ayaa waxaa ugu dambeyn soo afjaray booliiska oo xirey qof dhaawac ah oo looga shakisan…

Read More »

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0 Visits: 194 | Tuesday March 23, 2021 - 20:13:42
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa dhiggiisa dalka Masar mudane Saamix Shukri kala hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashiga labada dhinac ka dhaxeeya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha…

Read More »

Xog: Qoor Qoor iyo Saciid Deni oo xalay kulmay iyo qorshe laga dhex-wado

0 Visits: 179 | Tuesday March 23, 2021 - 20:09:45
h faahino dheeraad ah ayaa ayaa waxaa laga helayaa kulan dhex-maray madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland oo lagu dhameynayey mad-madow siyaasadeed oo soo kala dhex-galay labada dhinac. Kulankan oo saacado badan ayaa qaatay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey xildhibaano & Senataro kasoo kala…

Read More »

Safaaradda Mareykanka oo farriin culus u dirtay madax goboleedyada iyo Farmaajo

0 Visits: 195 | Tuesday March 23, 2021 - 20:08:07
Safaaradda Mareykanka ayaa farriin culus oo ku aadan is-mari waaga siyaasadda Soomaaliya u dirtay madaxweynaha waqtigu uu ka dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada.

Read More »