Dhagxaan lagu jaray Waddooyin hor leh oo ku yaalla Muqdisho iyo ciidamo gaar ah oo la geeyay

0
Wednesday March 24, 2021 - 08:17:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagxaan lagu jaray Waddooyin hor leh oo ku yaalla Muqdisho iyo ciidamo gaar ah oo la geeyay

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

              Wararka ka imaanaya degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Dhagxaan lagu daabulay saacadihii la soo dhaafay,islamarkaana la xiray waddooyin hor leh oo ku yaalla degmada.

                Dadka ku nool Huriwaa ayaa sheegay in Dhagxaan Shub ah lagu jaray Isgooyska EX-koon-tarool Balcad iyo waddooyinka Jidcadayaasha ah eek u teedsan,islamarkaana gaadiidku ay saakay xaafada marayaan.

             Sidoo kalana wararka ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda fedraalka Soomaaliya la geeyay halkaasi,kuwaas oo amaro siinaya dadaka shacabka ah.

              Ilaa iyo hadda lama oga ujeeda loo xiray Wadada EX-koon-tarool Balcad ee magaalada Muqdisho hase’ahaate waxaa warar soo baxaya ay sheegayaan in la billaabi doono dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.

Dhagxaan lagu jaray Waddooyin hor leh oo ku yaalla Muqdisho iyo ciidamo gaar ah oo la geeyay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip