Guddoomiye iyo ilaaladiisii oo lagu dilay Muqdisho

0
Tuesday March 23, 2021 - 20:55:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye iyo ilaaladiisii oo lagu dilay Muqdisho

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar kooxo hubeysan ay maanta ka geysteen deegaanka Ceelsha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Debley hubeysan ayaa weerar dhabo-gal ah la beegsatay giddoomiye Waaxeed ka tirsan maamulka deegaanka Ceelaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar kooxo hubeysan ay maanta ka geysteen deegaanka Ceelsha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Debley hubeysan ayaa weerar dhabo-gal ah la beegsatay giddoomiye Waaxeed ka tirsan maamulka deegaanka Ceelaha Biyaha iyo ilaalo hubeysan oo uu watay. Wararka ayaa sheegaya in goobta lagu dilay mas'uulkaas iyo ilaaladii waardiyeeyneysay,sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan. Guddoomiye Waaxeedka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee UK, Xuseen Cali iyo Laba ka mid ah Askatii ilaalineysay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip