Xildhibaano kulan ugaga socda Hotel Decale ee magaalada Muqdisho

0
Tuesday March 23, 2021 - 23:33:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano kulan ugaga socda Hotel Decale ee magaalada Muqdisho

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

      Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa hadda shir uga socdaa hoteelka Decale oo ku yaala gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

       Xildhibaanada ayaa kulankooda ugaga arinsanaya in haddii wada-hadalka u dhexeeya dowlada federalka iyo dowlad goboleedyada uu guul dareesto ay tahay in Baarlamaanka Soomaaliya lagu celiyo doodda Doorashada.

     Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ay doonayaan in baarlamaanka uu muddo kordhin u      sameeyo madaxweynaha isla markaana doorashooyinka ay noqdaan kuwo qof iyo cod ah maadaama laga heshiin waayay doorashada dadban.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip