Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
Tuesday March 23, 2021 - 20:13:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

    Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa dhiggiisa dalka Masar mudane Saamix Shukri kala hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashiga la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa dhiggiisa dalka Masar mudane Saamix Shukri kala hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashiga labada dhinac ka dhaxeeya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar Axmed Xaafid ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka sidoo kale looga hadlay horumarada kala duwan ee ka socda geeska Afrika iyo sidii la isaga kaashan lahaa xasiloonida iyo nabad gelyada qaaradda Afrika. Wafdiga la socda wasiirka arrimaha dibadda xukuumaada federaalka Soomaaliya waxaa ka mid ah wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya mudane Xasan Macallin Khaliif.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip