Fahad Yaasiin oo maanta ku wajahan mid ka mid ah gobolada dalka iyo ujeedka oo la ogaaday

0
Wednesday March 24, 2021 - 08:00:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fahad Yaasiin oo maanta ku wajahan mid ka mid ah gobolada dalka iyo ujeedka oo la ogaaday

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

      Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya maanta oo Arbaca ah in wefdi culus oo ka socda dowladda fedraalka Soomaaliya ay ku wajahanyiohiin deegfaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

      Wefdigaan ayaa sikugu jira Xildhibaan,Wasiiro iyo Taliyaha hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA Fahad Yaasiin,warar kala duwan ayaana ka soo baxaya safarkooda.

      Agaasimaga NISA Fahad Yasiin ayaa la rumeysanyahay in uu gobolka Gedo u tegayo dhameystirka wada-hadalka u socda dowladda fedraalka iyo Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan.

       Ilo-xog ogaal ah ayaa sheegay in wefdigaan marka hore in ay ka degi doonaan garoonka diyaaradaha degmadaDoolow,kadibna ay u sii gudbi doonaan degmada Beled-xaawo.

      Diyaarad sidday gaadiid dagaal iyo iyo baabu u badan kuwa aan Xabddu Karin ayaa ka degay degmada Doolow,waxaana loo diyaariyay wefdigaan oo safay lug ah ku gaari doono Beled-xaawo.

      Ammaanka xuduudka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa la sheegay in la geeyay ciidamadii ugu badanaa,islamarkaana la xaqiijiyay amniga xuduuda,kadib markii maalmihii la soo dhaafay cidamo iyo gaadiid dagaal lagu daad gureeyay.

Taliyaha NISA, Fahad Yaasiin oo diyaariyay Liiska Xildhibaanada Hirshabeelle Akhriso


xigasho:ceeldheer.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip