Wararka

Xiisad ka taagan degmada Buulo-Burde & faah faahin laga helayo

0 Visits: 212 | Monday June 21, 2021 - 19:44:56
Xiisadaan oo ah mid dagaal ayaa waxaa ay u dhaxeeysaa Ciidamada Ammaanka ee degmada buulo-Burde & maleeshiyaa degaanka ah, kuwaas oo ka carooday rag laga xiray. Todobaadyo ka hor ayaa waxaa Saldhiga Booliska degmada Buulo-Burde gaaray maleeshiyaad egaanka ah, kuwaas oo la sheegay in qaar kamid ah la…

Read More »

Soomaali lagu xiray dalka Koonfur Afrika

0 Visits: 179 | Monday June 21, 2021 - 19:36:28
Ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Afrika ayaa xir xiray dhalinyaro Muwaadiniin Soomaali ah oo ku nool magaalada Cape Town, kuwaas oo la sheegay inay jebiyeen amar kasoo baxay dowladda. Muwaadiniintaan Soomaliyeed oo gaaraya laba ayaa waxaa sababta loo xiray ay tahay inay jebiyeen Saacadaha Bandowga…

Read More »

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Itoobiya

0 Visits: 171 | Monday June 21, 2021 - 19:31:04
Madaxda Itoobiya ayaa ku eedeeyey dagaal yahanada la mamnuucay ee OLA weerarka lagu diley sagaal qof daafaha magaalada caasimadda ee Addis Ababa. Dadka la diley ayaa waxaa kamid ahaa shaqaalaha dhismaha buundada degmada Metta Wolkitte, oo 100km u jirta caasimadda, sida uu u sheegay BBC-da madaxa degmada…

Read More »

Xubno ka tirsan guddiyada doorashada oo lagu eedeeyey inay dambiileyaal yihiin

0 Visits: 176 | Monday June 21, 2021 - 19:21:02
Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) ayaa sheegaya inay dad dembiileyaal ahi ku jiraan Guddiyada Doorashooyinka Qaranka, gaar ahaan Xubnaha Jubbaland ku metelaya Guddiyada Doorashooyinka. Afhayeenka oo ka soo muuqday Warbaahinta ayaa sheegay inay dadka uga…

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa Gorgor oo xalay lagu dilay Muqdisho

0 Visits: 180 | Monday June 21, 2021 - 19:18:02
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay toogasho xalay magaalada Muqdisho loogu geystay sarkaal ka tirsanaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay tababartay dowladda Turkiga. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray,Maxamed Cali Yarami ayaa waxaa lagu dilay gudaha degmada…

Read More »

Al-Shabaab oo la wareegay degaan ay baneeyeen Ciidamada AMISOM

0 Visits: 176 | Monday June 21, 2021 - 19:13:54
Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay Maanta la wareegeen degaanka Marin Gubaay oo qiyaastii 40KM ujira magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo gacanta ku haayay degaankaas ayaa la sheegay inay isaga baxeen, waxaana Warar ay Al-Shabaab ku daabaceen baraha…

Read More »

Murashaxiin Soomaali ah oo ka tartamaya magaalooyinka waa weyn ee Itoobiya

0 Visits: 203 | Monday June 21, 2021 - 19:10:51
Saxarla Cabdullaahi, waxay ka sharaxan tahay magaalada Addis Ababa, waxeyna u tartameysaa baarlamaanka federaalka Itoobiya, waana gabadha keli ah ee Soomaali ah ee Addis ababa ugga tartameysa baarlamaanka federaalka. Fa'isa Maxamed Cumar, iyaduna waxay ka sharaxan tahay Addis Ababa, waxay u tartameysaa…

Read More »

Dowladda Soomaaliya & Hir-Shabeelle oo ka wada hadlay waxka qabashada fatahaadaha

0 Visits: 230 | Monday June 21, 2021 - 19:08:16
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulka Hir-Shabeelle. Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen wax ka qabashada dhibaatooyinka fatahaadaha,…

Read More »

Shir laga yeeshay Amniga doorashada Soomaaliya

0 Visits: 167 | Monday June 21, 2021 - 18:57:33
Kulan looga hadlayay xoojinta amniga magaalada Dhuusaramreeb gaar ahaan xilliga doorashada oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha talisyada Booliiska iyo Nabadsugida Dhuusamareeb, guddiyada Xaafadaha iyo mas'uuliyiinta maamulka ayaa lagu qabtay magaaladaas. kulankan oo ku soo beegmay xilli ay socdaan…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Amray in la xiro askari dil geystay

0 Visits: 162 | Monday June 21, 2021 - 18:56:22
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Amar ku bixiyay in la soo xiro askarigii 11-kii bishaan xili Habeen ah Afaafka hore ee Saldhiga Booliska Beledweyne ku dilay Cabdinaasir Cabdullaahi Afrax oo kamid ahaa Dhalinyarada Beledweyne. Guddoomiye Jeyte ayaa xilliga uu marka bixinayay…

Read More »

DF oo ka hadashay dib u dhaca SAFARKII wasiirka A/Dibadda Turkey ee Somalia

0 Visits: 162 | Monday June 21, 2021 - 18:53:38
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa faah faahin ka bixiyey dib u dhaca ku yimid safarka wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ee ku aadanaa booqashadiisa Soomaaliya. Wasiirka oo ka qeyb-galayay Barnaamijka One on One ee Teleefishinka TRT ayaa shaaca…

Read More »

Mareykanka oo soo saaray digniin la xiriirta Soomaaliya

0 Visits: 137 | Monday June 21, 2021 - 18:52:42
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin culus oo la xiriirta ammaanka, taas oo ku socoto wadamo dhowr ah oo ay ku jirto Soomaaliya. Sarkaal sare oo ka tirsan milatariga Mareykanka ayaa ka digay halista kooxaha islaamiyiinta ah oo haatan ku sii fidiya qaar ka mid ah wadamada qaaradda Afrika. Taliyaha…

Read More »

Dowladdii dalka Sweden oo maanta la riday – Maxaa xiga?

0 Visits: 159 | Monday June 21, 2021 - 18:50:10
Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra'iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka kalsoonida, taasi oo macnaheedu yahay inuu is-casilo ama ku baaqo doorasho deg deg ah. Mooshinka codka kalsoonida ayaa lagu ansixiyey ayada oo ay taageereen aqlabiyadda…

Read More »

Ethiopians vote in poll overshadowed by Tigray

0 Visits: 709 | Monday June 21, 2021 - 10:40:55
..

Read More »

Toogasho Xalay Ka Dhacday Caasimadda Jarmalka

0 Visits: 187 | Monday June 21, 2021 - 10:07:51
..

Read More »