Murashaxiin Soomaali ah oo ka tartamaya magaalooyinka waa weyn ee Itoobiya

0
Monday June 21, 2021 - 19:10:51 in Wararka by
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashaxiin Soomaali ah oo ka tartamaya magaalooyinka waa weyn ee Itoobiya

    Saxarla Cabdullaahi, waxay ka sharaxan tahay magaalada Addis Ababa, waxeyna u tartameysaa baarlamaanka federaalka Itoobiya, waana gabadha keli ah ee Soomaali ah ee Addis ababa ugga tartameysa baarlamaanka federaalka. Fa'isa Maxamed Cumar, iya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxarla Cabdullaahi, waxay ka sharaxan tahay magaalada Addis Ababa, waxeyna u tartameysaa baarlamaanka federaalka Itoobiya, waana gabadha keli ah ee Soomaali ah ee Addis ababa ugga tartameysa baarlamaanka federaalka. Fa'isa Maxamed Cumar, iyaduna waxay ka sharaxan tahay Addis Ababa, waxay u tartameysaa Golaha Maamulka magaalada Addis Ababa, iyadoo ah gabadhii uggu horeysay oo Soomaali ah oo baarlamaanka magaalada Addis Ababa isu soo sharaxday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip