Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Amray in la xiro askari dil geystay

0
Monday June 21, 2021 - 18:56:22 in Wararka by
  • Visits: 166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Amray in la xiro askari dil geystay

    Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Amar ku bixiyay in la soo xiro askarigii 11-kii bishaan xili Habeen ah Afaafka hore ee Saldhiga Booliska Beledweyne ku dilay Cabdinaasir Cabdullaahi Afrax oo kamid ahaa Dhalinyarada Beledw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Amar ku bixiyay in la soo xiro askarigii 11-kii bishaan xili Habeen ah Afaafka hore ee Saldhiga Booliska Beledweyne ku dilay Cabdinaasir Cabdullaahi Afrax oo kamid ahaa Dhalinyarada Beledweyne. Guddoomiye Jeyte ayaa xilliga uu marka bixinayay waxaa uu kulan la qaatay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle Siraaji Sheekh Isqaax, Gudoomiye kuxigeenka Amaanka Gobolka Hiiraan Axmed Cismaan Cabdala Inji iyo Xubno ka tirsan CID-da ama Danbi Baarista. Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa faray Taliyaha Booliska in uu soo xiro askarigii falkaasi geystay, sidoo kalena hay'daha qaabilsan baarista danbiyada uu ku amray in ay sameeyaan baarintaan dhab ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip