Toogasho Xalay Ka Dhacday Caasimadda Jarmalka

0
Monday June 21, 2021 - 10:07:51 in Wararka by
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho Xalay Ka Dhacday Caasimadda Jarmalka

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ugu yaraan 3qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Boon.

Wargeyska Maalinlaha eeThe Bildwaxa uu qoray inay Toogashadaasi ka dhacday Degmaddalagu magacaabo Degmadda Arooska oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Boon.

    Dhibanayaasha la dhaawacay waxaa loola cararay Isbitaalka oo lagu daaweynayo.

Ninkii weerarkaasi geystay ayaa la sheegay inuu baxsaday, waxayna Ciiddanka bilaabeen Baaritaan, iyagoo go’doomiyey goobta ay Toogashadu ka dhacday.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip