Al-Shabaab oo la wareegay degaan ay baneeyeen Ciidamada AMISOM

0
Monday June 21, 2021 - 19:13:54 in Wararka by
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo la wareegay degaan ay baneeyeen Ciidamada AMISOM

    Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay Maanta la wareegeen degaanka Marin Gubaay oo qiyaastii 40KM ujira magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo gacanta ku haayay degaankaas ayaa la sheegay inay isaga b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay Maanta la wareegeen degaanka Marin Gubaay oo qiyaastii 40KM ujira magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo gacanta ku haayay degaankaas ayaa la sheegay inay isaga baxeen, waxaana Warar ay Al-Shabaab ku daabaceen baraha Internet-ka ay ku sheegteen inay la wareegeen degaankaas. Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in Ciidamada AMISOM ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaeen wadada xiriirisa degmooyinka Buulo Mareer iyo Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Marin Gubaay ayaa sheegaya in xaalada ay tahay mid degan, isla markaana weli ay degaanka ku sugan yihiin Xubno ka tirsan Al-Shabaab.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip