Dowladda Soomaaliya & Hir-Shabeelle oo ka wada hadlay waxka qabashada fatahaadaha

0
Monday June 21, 2021 - 19:08:16 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya & Hir-Shabeelle oo ka wada hadlay waxka qabashada fatahaadaha

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulka Hir-Shabeelle. Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay qaar kamid ah Golaha Wasiirada Maamulka Hir-Shabeelle. Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen wax ka qabashada dhibaatooyinka fatahaadaha, mideynta hannaanka dakhliga gudaha iyo mudnaanta gaar ka ah ee maalgelinta deegaanada Dowlad goboleedyada. Wasiir Beyle ayaa sheegay in wada-hadallada markii ay daacad yihiin ay had iyo jeer horseedi doonaan in guul iyo horumar lagu garo. Kulanka Maanta dhex-maray Wasiirka Maaliyadda Soomaliya & qaar kamid ah golaha Wasiirada Hir-Shabeelle ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli degaanno ka tirsan gobolada Hir-Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay Wabiga Shabeelle.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip