Wararka

Roobabka deyrta oo ka curtay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya

0 Visits: 842 | Tuesday October 13, 2015 - 11:27:42
Roobabka deyrta ayaa ka curtay gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah iyadoo laga cabsi qabo in roobabka sanadkan ay ka dhashaan daadad iyo fatahaado.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 13-KA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1337 | Tuesday October 13, 2015 - 09:57:26
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BEENIYAY IN CALANKA SOOMAALIYEED QAABKIISA WAX LAGA BEDELAYO Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho oo lagu xusayay maalinta calanka ayaa beeniyay in calanka Soomaaliyeed wax laga bedelayo.

Read More »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Diyaarada ku dhacday deegaanka Carbiska ee Gobolka Shabeellaha hoose

0 Visits: 675 | Tuesday October 13, 2015 - 09:36:14
Ciidamada Amisom, ayaa si weyn u adkeeyay ammaanka goobta ay diyaaradan ku soo dhacday oo ah deegaanka Carbiska, gaar ahaan dhulka banaan ee u dhaxeeya Carbiska iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Read More »

Safaarada Soomaaliya ee K/Africa oo soo dhaweyn u sameeyay Xildhibaano ka kala socday DF iyo Jabuuti+Sawiro

0 Visits: 676 | Monday October 12, 2015 - 19:16:54
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koofur Africa ayaa casho sharaf u sameysay mudanayaal ka tirsan baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo

0 Visits: 755 | Monday October 12, 2015 - 19:12:47
Wararka naga soo gaaray gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/qaadir Sheikh Cali Diini uu maanta gaaray degmada Garbahaareey ee xarunta gobolkaasi.

Read More »

Garoonka Muqdisho oo laga furay Xafiis lagu koontaroolo Ajaanibta dalka soo galaysa

0 Visits: 725 | Monday October 12, 2015 - 19:03:22
Taliyaha Hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha laga hirgiliyay xafiis cusub oo la soconaya dhaq dhaqaaqa ajaaniibta imaaneysa Muqdisho.

Read More »

Gabar Soomaali ah oo lagu kufsaday dalka Nauru oo la keenay Australia si ilmaha looga soo rido

0 Visits: 730 | Monday October 12, 2015 - 18:56:33
Axaddii shalayayaa la keenay magaalada Brisbane ee waqooyi-bari ee Australia mid ka mid ah laba gabdhood oo Soomaali ah oo dhawaan lagu kufsaday xero dadka qoxootiga ah la geeyo, taasoo ku taalla dalka Nauru.

Read More »

Hay'ada SWDC oo Maanta daah-furtay barnaamij lagu Caawinayo Haweenka Somalia (SAWIRRO)

0 Visits: 800 | Monday October 12, 2015 - 18:44:54
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu Daah-furay barnaamij is-gaarsiineed lagu caawinayo haweenka loo geysto xad-gudbyada, kaasoo loogu magac-daray CEEBLA, iyadoo munaasabaddii lagu daah-furayay ay ka qayb-galeen mas'uuliyiin ka tirsan hay'adda SWDC, saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya,…

Read More »

MADAXWEYNAHA SOMALIA: Ma jiro Qorshe la doonayo in wax looga bedelo calanka Soomaaliya

0 Visits: 1929 | Monday October 12, 2015 - 18:38:38
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Calanka Soomaaliya ee 12-ka Oktoobar ayaa madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay maalinta calanka Soomaaliya ayaa beeniyay in calanka Somalia la bedelayo.

Read More »

Dadweyne Careysan oo maanta Gubay Guriga Taliyaha Booliiska Gobolka Awdal (SAWIRRO)

0 Visits: 753 | Monday October 12, 2015 - 18:28:24
Shacab careysan ayaa maanta dab qabadsiiyay guriga taliyaha qaybta booliiska gobalka Awdal ee Somaliland, dabkaas dhaliyay khasaare hanti, balse aan geysan wax khasaare nafeed ah.

Read More »

Maxkamad Maanta Amartay in Xabsiga laga sii daayo Wiilasha Madaxweynihii hore ee Masar

0 Visits: 727 | Monday October 12, 2015 - 18:21:28
Qareenka difaacaya wiilasha Mubarak, Farid al-Deeb iyo garsooraha ayaa sheegay inay sii dayntooda ka dambeysay kaddib markii ay shaqooyin badan qabteen tan iyo markii la xiray sannadkii 2011-kii, haatanna ay maxkamaddu sirasmi ah u amartay in la sii daayo.

Read More »

Taliyaha ciidamada Booliska oo tababar u soo xiray 800 oo Askari oo Booliska Puntland ka tirsan

0 Visits: 719 | Monday October 12, 2015 - 10:24:13
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliyed General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa Degmada Carmo ee Gobolka Bari, tababar ugu soo xiray askar ka tirsan Booliska Maamulka Puntland kuwaasi oo qaatay tababar socday 45 cisho.

Read More »

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Ingiriiska oo ku bur burtay dalka Afghanistan & Askar ku geeriyootay

0 Visits: 696 | Monday October 12, 2015 - 10:22:59
Diyaarad nooca Helicopter ah oo ay leedahay Dowlada UK oo kamid ah ciidamada NATO ee Afghanistaan ayaa ku soo dhacday Airporka Militariga ee Magaalada Kabul.

Read More »

Puntland oo ka hor-timid in xayiraad la saaro heshiisyadii Shidaalka Soomaaliya

0 Visits: 655 | Monday October 12, 2015 - 10:20:39
Hey'adda Batroolka iyo Macdanta Puntland ayaa qaadacday soo jeedinta Kooxda Qaramada Midoobey u qaabilsan la socodka cunaqabateynta Hubka saaran Soomaaliya iyo Eritrea ee ahaa in xayiraad la saaro heshiiyada shidaalka, si aanay qal qal u galin xasiloonida dalka.

Read More »

Muungaab "Waddada Wadnnaha waxaa lagu dhisi doonaa canshuurta laga qaado guryahagobolka Banaadir ku yaalla"

0 Visits: 692 | Monday October 12, 2015 - 10:12:43
Guddoomiye Muungaab oo ka hadlayay qorshaha maamulkiisa uga degsan bilicda caasimadda iyo nadaafada ayaa sheegay in canshuurta laga qaado guryaha shacabka Muqdisho lagu dhisi doono wadada Wadnaha.

Read More »

Dowladda Somaliya oo fasaxday Xarunta Telefishinka Universal ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 866 | Monday October 12, 2015 - 10:03:44
Ka dib dadaal badan oo loo galay sidii dib loogu fasixi lahaa Xarunta Universaltv Ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xalay suurta gashay in Dowladda Somaliya ay fasaxdo.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 12KA OKTOOBAR 2015KA

0 Visits: 1308 | Monday October 12, 2015 - 09:54:42
R/WASAARAHA OO DHAGAX DHIGAY DHISM AHA XARUN LAGA HAGI DOONO DIYAARADAHA MARA HAWADA DALKEENNA R/wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa shalay dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diya aradaha maraya hawada Soomaaliya taasoo aan sha qeyneyn muddo labaatan…

Read More »

DAAWO SAWIRO: Markab ay leedahay Spain oo Tahriibayaal uu Bad-baadiyay geeyay Talyaaniga

0 Visits: 852 | Monday October 12, 2015 - 01:42:22
Markab dagaal oo laga leedahay dalka Spain ayaa ka badbaadiyay muhaajiriin fara badan oo doomo la socday Mediterranean-ka, kuwaasoo ka ambabaxay dalka Liibiya kuna socday Talyaaniga, waxaana ku jiray sagaal qof oo Somali ah.

Read More »

Waddamada Itoobiya & Jabuuti oo kala saxiixday hehsiis lagu dhisayo dhuumo Shidaalka Qaada

0 Visits: 746 | Monday October 12, 2015 - 00:20:30
Waddamada Itoobiya iyo Jabuuti oo daris ah ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya dhaqaale gaaraya 1.55 bilyan oo doollar, kaasoo lagu dhisayo dhuumaha shidaalka qaada, kuwaasoo ay dhisayso shirkad lagu magacaabo Black Rhino Group.

Read More »

Wiil u dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda Idi Amin Dada oo ka tirsan Ciidanka Dowladda FS

0 Visits: 735 | Monday October 12, 2015 - 00:14:21
Warbixin ciwaan looga dhigay 'I am my Father's son' oo lagu daabacay wargeyska saddex biloodlaha ah ee AMISOM ayaa lagu xusay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Uganda Idi Amin Dada uu ka tirsan yahay ciidamada qalabka sida ee dowladda Somalia.

Read More »