DAAWO SAWIRO: Markab ay leedahay Spain oo Tahriibayaal uu Bad-baadiyay geeyay Talyaaniga

0
Monday October 12, 2015 - 01:42:22 in Wararka by
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO SAWIRO: Markab ay leedahay Spain oo Tahriibayaal uu Bad-baadiyay geeyay Talyaaniga

    Markab dagaal oo laga leedahay dalka Spain ayaa ka badbaadiyay muhaajiriin fara badan oo doomo la socday Mediterranean-ka, kuwaasoo ka ambabaxay dalka Liibiya kuna socday Talyaaniga, waxaana ku jiray sagaal qof oo Somali ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markab dagaal oo laga leedahay dalka Spain ayaa ka badbaadiyay muhaajiriin fara badan oo doomo la socday Mediterranean-ka, kuwaasoo ka ambabaxay dalka Liibiya kuna socday Talyaaniga, waxaana ku jiray sagaal qof oo Somali ah.

Mujaahiriintan ayaa la geeyay dekedda magaalada Pozzallo ee dalka TalyaanigaArbacadii lasoo dhaafay, iyadoo tani ay qayb ka tahay qorshayaasha Ururka Midowga Yurub uu uga hortagyo tahriibayaasha ku geeriyooda badda Mediterranean-ka oo u dhexeysa waddamada Liibiya iyo Talyaaniga, halkaasoo ay sannad walba ku dhintaan kumanaan tahriibayaal ah.












Xuquuqda Sawirrada: VOA Somali



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip