Roobabka deyrta oo ka curtay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya

0
Tuesday October 13, 2015 - 11:27:42 in Wararka by
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobabka deyrta oo ka curtay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya

    Roobabka deyrta ayaa ka curtay gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah iyadoo laga cabsi qabo in roobabka sanadkan ay ka dhashaan daadad iyo fatahaado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobabka deyrta ayaa ka curtay gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah iyadoo laga cabsi qabo in roobabka sanadkan ay ka dhashaan daadad iyo fatahaado.


bymahad|Tuesday, Oct 13, 2015| 764 views
 
Gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa ka mid ah gobolada uu roobabka ka da’ay iyadoo aysan jirin illaa iyo hadda wax qasaare ah oo ka dhashay roobabka.

Hay’adaha samafalka ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay waxa ay ka digayeen fatahaado inay ka dhalan karaan roobabkan deyrta iyadoo loogu magac daray El nino roobabka.

Xoolo dhaqatada iyo beeralayda ayaa aad ugu farxay roobabka u bilowday maadaama ay bilihii la soo dhaafay ay ku dhex jireen jiilaal.

Degmada Mahaday iyo degmada Balcad ayaa ka mid ah degmooyinka uu roobkan ka da’ay waxaana ka jira gobolka Sh/dhexe daruuro iyadoo la rajaynayo in roobabku da’aan.

Xaalka wabiga Shabelle oo laga cabsi qabay in uu daadad ka dhasho ayaanay jirin biyo ka badan kuwii hore oo uu wabiga wado.

roobab (2)

roobab (3)

roobab (6)

roobab (7)

roobab (8)

roobab (9)

roobab (10)

XIGASHO:-JOWHAR.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip