Wararka

Willian oo ka caawiyay Chelsea inay guul muhiim ah New Castle ka helaan

0 Visits: 681 | Sunday January 13, 2019 - 12:00:07
Chelsea ayaa 2-1 guusha kaga qaadatay New Castle kulan ka tirsanaa EPL oo uu go'aamiyay Willian. Blues oo hogaanka u qabatay ciyaarta ayaa gool ka heshay xidigeeda Pedro daqiiqaddii 9-aad kadib caawin uu ka helay David Luiz.

Read More »

Akhriso:-Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Todobaad Gudihiis Soo Saaray Wareegtadii Labaad

0 Visits: 324 | Sunday January 13, 2019 - 11:56:04
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Soo saaray Wareegto lagu joojinayo Cashuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii loo samayn jiray hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Read More »

Prof: Yaxye Caamir Oo Tilmaan Aan Wanaagsaneyn Ka Bixiyay Ninka Ajanabiga Ee Loo Magacaabayo Bangiga Dhexe

0 Visits: 355 | Sunday January 13, 2019 - 11:45:04
Prof Yaxye Sheikh Caamir oo ah aqoon yahan ku taqasusay cilmiga dhaqaalaha ayaa si cajiib ah kaga hadlay arin maalmahaan aad loo hadal hayo oo ku aadan guddoomiyaha cusub ee loo qorsheynayo Bangiga Dhexe. Prof Yaxye Sheikh Caamir, ayaa sheegay in Nigel Roberts oo ah shaqsiga loo wado Bangiga Dhexe inuu…

Read More »

Muwaadiniin Lagu Xiray Tanzania Xilli Uu Hawlgal Xooggan Ka Socdo

0 Visits: 262 | Sunday January 13, 2019 - 11:17:57
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Tanzania, Kangi Lugola waxa uu amar ku bixiyey Hawlgal lagu soo qabanayo Muhaajiriinta shisheeyaha ee sida sharci-darrada ah ku soo gala dalkaasi. Wasiirku waxa uu ku amray Saraakiisha Waaxda Socdaalka inay guri-ka-guri uga baaraan Muhaajiriinta ku dhuumaalaysata Goballadda…

Read More »

Al-Shabaab oo burburiyay anteenooyin Isgaarsiineed

0 Visits: 351 | Sunday January 13, 2019 - 10:48:26
Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegaysa dagaalyahano ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab inay bur buriyeen anteenooyin Isgaarsiineed oo ku yaalay degaano ku dhow degmada Gaarisa ee dalka Kenya. anteenooyin ayaa la sheegay Shabaabka inay ku xireen waxyaabaha qarxa, kadibna sidaasi ay ku bur buriyeen, waxaana…

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Baaq U Diray Madaxweyne Saciid Deni

0 Visits: 266 | Sunday January 13, 2019 - 10:43:46
Ismaaciil Hurre Buubaa Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ee dowladii Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay Doorashadii dhawaan uu ku soo baxay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,isagoona baaq u jeediyay.

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay tirakoobka Shaqaalaha D/Hoose

0 Visits: 423 | Sunday January 13, 2019 - 10:35:19
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka shaqaalaha Dawladda Hoose ay tahay sidii la iskugu xiri lahaa nidaamka shaqaale ee Dawladda dhexe iyo kan Maamulka, si meesha looga saaro dadka labadaMaamulka…

Read More »

Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri.Q-7aad.

0 Visits: 783 | Sunday January 13, 2019 - 10:24:08
Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda. (Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay,…

Read More »

Gabadh xabadka ku salaantay wiil oo Jaamacadeedii laga eryay

0 Visits: 262 | Sunday January 13, 2019 - 10:10:59
Jaamacadda ugu faca wayn dalka Masar ee, Al Azhar ayaa laga eryay gabadh ardayad ah sababo la xiriira in laga daawaday muuqaal ayadoo xabadka ku salaamaysa wiil arday ah. Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiyay labadaan arday oo ku sugnaa goob u muuqatay inay tahay maqaayad Kafeega laga…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AXAD 13-KA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 449 | Sunday January 13, 2019 - 09:55:08
HALKEE SOOMAALIYA KAGA JIRTAA QIIM AYNTA BAASABOORADDA DALALKA CAALAMKA EE LA SAMEEYAY? Hay'adda The Henley Passport Index ee qiimeysa Muwaadinimadda iyo Baasa booradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay'adda waxay qiimeynteeda ku sala ysay dal kasta Dukumentiyadiisa…

Read More »

Soomaaliland Oo Aqoonsi Ku Raadinaysa Marti-Gelinta Dalalka Danaynaya Inay Saldhigyo Milliteri Ka Dhistaan

0 Visits: 303 | Sunday January 13, 2019 - 00:16:44
Maamulka Somaliland ayaa la sheegay inay danaynayaan inay Milliteriga dalalka Britain iyo Raashiya ku marti-geliyaan inay saldhigyo baddeed ka samaystaan Somaliland.

Read More »

Doorashada Madaxtinimada Congo oo lagu murmay

0 Visits: 291 | Sunday January 13, 2019 - 00:14:51
Natiijada rasmiga ah ee doorashada baarlamaaniga ah ee Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo oo la shaaciyay ayaa waxaa inta badan kuraasta ku guuleystay xisbiyada xulafada la ah madaxweynaha xukunka ka sii degaya, Joseph Kabila. Codbixinta madaxtinnimada ayaa ahayd mid lagu murmay - musharraxa mucaaradka…

Read More »

Xisbiga UCID oo Guurtidda usoo jeediyey inay muddo kordhintooda ku saleeyaan heshiishkii labada xisbi

0 Visits: 350 | Sunday January 13, 2019 - 00:12:13
Xisbiga UCID ayaa sheegay in xisbigooda iyo kulmiye isku raaceen inay doorashadda golaha Wakiiladu dhacdo dhamaadka sanadkan, halka xisbiga WADANI ku gacan saydhay heshiishkooddaasi. Xisbiga UCID ayaa sheegay inuu dhexdhexaadin ka gallay sidii doorashaddu aanay u dhaafin sanadkan, balse xisbiga WADANI…

Read More »

Halkee Soomaaliya Kaga Jirtaa Qiimaynta Baasabooradda Dalalka Caalamka Ee La Sameeyay?

0 Visits: 772 | Sunday January 13, 2019 - 00:10:23
Hay'addaTheHenley Passport Indexee qiimeysa Muwaadinimadda iyo Baasabooradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay'adda waxay qiimeynteeda ku salaysay dal kasta Dukumentiyadiisa Safarka iyo Xogta Hay'adda Duullimaadyadda Caalamka ee IATA iyo xaqiiqda dhabta…

Read More »

Hantida Qaran sidee loo soo Celin karaa?

0 Visits: 800 | Sunday January 13, 2019 - 00:08:11
Su'aalo badan ayaa Saaxiibadey iga soo weydiiyeen Hantidda Qaran iyo sida loo soo celin karo, waxaa jirta Hanti badan oo hore loo bixiyay ama si sharci daro ah lagu qaatay, Xaafada dhan oo la degan yahay ayaa ka mid ah. Dadka waxaa isaga Darsan Xukuumadda iyo Maxkamadaha, weliba awooda u gaarka…

Read More »

Munaasabad lagu daah-furayey Bank cusub oo lagu magacaabo DARYEEL oo lagu qabtay London

0 Visits: 431 | Sunday January 13, 2019 - 00:06:04
Munaasabada ballaaran oo lagu daahfurayey Bankiga cusub ee Daryeel Bank oo ay leedahay Shirkadaha Xawaalada Iftin Group ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo isla munaasabadan lagu soo bandhigay adeega cusub ee (YEEL app). Xafladan oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka…

Read More »

Young Saudi woman arrives in Toronto following global Twitter campaign to grant her asylum

0 Visits: 566 | Sunday January 13, 2019 - 00:03:46
Foreign Affairs Minister Chrystia Freeland walked out with her arm around the 18-year-old, calling her a "brave new Canadian." "This is Rahaf Alqunun," Freeland said, "And she wants Canadians to see that she's arrived at her new home. But she's had a very long and tiring…

Read More »

Muwaadin Dhalashadiisa Lagu Murunsanaa Oo Lumiyey Rafcaan Uu Ku Sii Joogi Lahaa Norway

0 Visits: 286 | Sunday January 13, 2019 - 00:00:53
Maxkamadda Rafcaanka ee Borgarting ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Oslo waxay daaqadda ka tuurtay Rafcaan uu qaatay Mahad Maxamuud, isla markaana Kansal-gareysay Muwaadinimadiisa Norway (The Norwegian citizenship). Wargeyska Aftenposten ayaa qoray in Mahad Maxamud oo dalka Norway tegay sannadkii…

Read More »

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Muqdisho Ka Sagootiyay Saraakiil Tababar Qaas Ah Loo Qaaday

0 Visits: 294 | Saturday January 12, 2019 - 23:58:57
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa. Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa in Muddo ah tababaro kala duwan ku qaatay Gudaha Magaalada…

Read More »

XASAN ROOBLE: "Waxaan ka baqeynaa in isku dhac yimaado, anagoo markii horeba qaati ka joognay…"

0 Visits: 323 | Saturday January 12, 2019 - 23:57:00
Bishaan gudaheeda waxaa si rasmi ah xeebaha Soomaaliya uga kalluumeysanaya 32-Doon oo ah nooca casriga ah lagana leeyahay dalka Shiinaha kaddib markii dabayaaqadii sanadkii 2018-dii heshiis la gashay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Doonyahaan oo sita qalabka lagu jillaabto Kalluunka oo casri ah ayaa…

Read More »