Akhriso:-Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Todobaad Gudihiis Soo Saaray Wareegtadii Labaad

0
Sunday January 13, 2019 - 11:56:04 in Wararka by
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Todobaad Gudihiis Soo Saaray Wareegtadii Labaad

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Soo saaray Wareegto lagu joojinayo Cashuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii loo samayn jiray hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Soo saaray Wareegto lagu joojinayo Cashuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii loo samayn jiray hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Waxaa Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa la Ogeysiiyay Wasaaradda Maaliyadda,Hay’addaha kuwa Caalamiga ah iyo kuwa gaar loo leeyahay in la joojiyay dhammaan Canshuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Sidoo kale waxaa la Ogeysiiyay dhammaan Madaxda dowlad Goboleedka Puntland in la joojiyay Canshuur dhaafkii iyo Cashuur dhimistii la sameeyn jiray.

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waa markii labaad ee uu soo saaro Wareegto inta uu xilka Madaxtinimo Puntland haayo.

 

Hoos ka Akhriso Wareegta uu soo saaray Madaxweyne Saciid Deni





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip