Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Muqdisho Ka Sagootiyay Saraakiil Tababar Qaas Ah Loo Qaaday

0
Saturday January 12, 2019 - 23:58:57 in Wararka by
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Muqdisho Ka Sagootiyay Saraakiil Tababar Qaas Ah Loo Qaaday

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa. Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa. Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa in Muddo ah tababaro kala duwan ku qaatay Gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

 
S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo warbaahinta kula Hadlay Gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay Saraakiishaan iyo Askartaan ay soo qaadanayaan Tababar qaas ah.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa u mahadceliyay Dowladaha Soomaaliya ka taageera dhanka Tababarada Ciidamada Soomaaliya.

Sponsered

COMMENTS


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip