
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AXAD 13-KA JANNAAYO 2018-KA
Qiimaynta waxaa lagu eegay 199 Baa sabooradda dalalka Calaamka iyo 227 De egaanadda ay Duullimaadyadda gaaraan.
Qiimeynta Hay’adda The Henley Passport Index waxaa salka looga dhigay tiradda da lalka lagu tegi karo Baasabooradda Caala mka, iyadoo aan wax Fiiso ah la codsa nin. Shanta Waddan ee lagu xusay Qii meyntaasi inuusan Basaaboorkooda xoog weyn lahayn waxay kala yihiin:
1. Baasaboorka dalka Eritrea oo Fiiso la’ aan lagu tegi karo 38-Waddan
2. Baasaboorka dalka Yemen oo Fiiso la’a an lagu tegi karo 37-Waddan.
3. Baasaboorka dalka Pakistan oo Fiiso La’aan lagu tegi karo 33-dal.
4.Baasaboorka Somalia iyo kan dalka Sy ria oo Fiiso La’aan lagu tegi karomin 32-dal.
5.Baasaboorka dalalka Afganaistan iyo Ciraaq oo Fiiso la’aan lagu tegi karo min 30-dal.
Qiimeynta Hay’adda Henley Passport wax aa kale lagu soo bandhigay dalalka Qaara dda Afrika ee ay Baasabooradda ugu xoo ggan yihiin, kuwaasi oo kala ah:
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AXAD 13-KA JANNAAYO 2018-KA
HALKEE SOOMAALIYA KAGA JIRTAA QIIM AYNTA BAASABOORADDA DALALKA CAALAMKA EE LA SAMEEYAY? Hay'adda The Henley Passport Index ee qiimeysa Muwaadinimadda iyo Baasa booradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay