Wararka

Sawirro:-Booliska Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Qalab Ciidan

0 Visits: 260 | Tuesday February 19, 2019 - 22:41:40
Ciidamada Booliska AMISOM ayaa Maanta qalab Ciidan waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada Biooliska dowlad Goboleedka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo. Qalabkaan lagu wareejiyay Booliska Jubbaland ayaa waxaa kamid ah Qalabka miino barista, qalabka isgaarsiinta, Computaro iyo agabyo kale oo muhiim u ah Ciidamada…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dowladda Eedeeyey

0 Visits: 211 | Tuesday February 19, 2019 - 22:37:49
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay aad u la dagaalamaan xurridda hadalka oo uu sheegay in dad badan laga hor-istaagay. Isaga oo Wareysi siinayay Warbaahinta Kalfadhi ayuu sheegay in Siyaasiyiinta iyo Warbaahinta…

Read More »

Dab Xoogan Oo Ka Kacay Garoon Diyaaradeed

0 Visits: 218 | Tuesday February 19, 2019 - 22:32:31
Dab xoogan ayaa la sheegay inuu saakayto ka kacay gudaha Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Fimujiino ee caasimadda dalka Talyaaniga ee Rooma, iyadoo la hakiyey dhamaan Duullimaadyadii ka kici lahaa iyo kuwii ku soo wajahnaa Garoonkaasi mashquulka badan.

Read More »

Ciidamada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo la siiyey Gaadiid ay uga hortagaan dadka la baxsada Canshuurta+Sawirro

0 Visits: 299 | Tuesday February 19, 2019 - 22:22:16
Gaadiidkaas oo la sheegay inay ku howlgeli doonaan Ciidamada Minashiibiyada ee Maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan qaadista Canshuurta ayaa Maanta waxaa lagu soo bandhigay Xarunta MaamulkaGobolka ee Muqdisho. Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka ayaa lagu soo bandhigay Gaadiidkaas…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa

0 Visits: 223 | Tuesday February 19, 2019 - 22:14:03
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta berri ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, sida ay xaqiijiyeen warbaahinta Somaliland.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shir ka furay Magalada Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 229 | Tuesday February 19, 2019 - 22:09:52
Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran,waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa furay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya…

Read More »

"PRESS RELEASE" NUSOJ Condemns Brutal Harrasment of Two Somali Journalists by Government Soldiers in Mogadishu

0 Visits: 996 | Tuesday February 19, 2019 - 22:02:26
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the brutal act in which Somali government soldiers publicly handcuffed and beaten up two local journalists in Mogadishu on Monday 18 Feburay ,2018 and barred a dozen of other journalists from independently reporting a news event invited…

Read More »

Labo ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay wadada u dhexeysa Jowhar iyo Balcad

0 Visits: 234 | Tuesday February 19, 2019 - 20:52:26
Darawal iyo kaaliyihiisii ayaa ku geeriyoodeen ka dib markii gaari ay wateen oo uu dul maray miino lagu aasay waddada meel u dhexeysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar. Gaariga miinada dul maray oo noociisu ahaa N3 ayaa ka tegey magaalada Jowhar isagoo ku sii jeeday maga alada Muqdisho, waxana ay miinada…

Read More »

War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Burundi

0 Visits: 262 | Tuesday February 19, 2019 - 20:46:25
1. Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxaxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxa uu booqasho shaqo ku tegay Jamhuuriyadda Burundi muddadii u dhexaysey 18-19 Febraayo, 2019. Ujeedka booqashadani…

Read More »

Joint Communique Following The State Visit By President Mohamed Abdullahi Mohamed To Burundi

0 Visits: 608 | Tuesday February 19, 2019 - 20:40:49
1. At the invitation of His Excellency Pierre Nkurunziza, President of the Republic of Burundi, His Excellency Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo), President of the Federal Republic of Somalia paid a working visit to the Republic of Burundi on the 18-19th of February 2019. The visit is aimed at consolidating…

Read More »

Gobollo Mareeykan ah oo Dacweeynay Madaxweyne Trump

0 Visits: 341 | Tuesday February 19, 2019 - 13:18:10
Xulifo ay sameeysteen 16 Gobol oo mareeykanka ku yaala oo uu hogaaminayo gobolka California ayaa Madaxweyne Donald Trump ka gudbiyay dacwad ka dhan ah go'aankiisa uu xaaladda deg-degga ah kusoo rogay si uu lacag ugu helo darbiga oo doonayo in uu ka dhiso Xuduudda Mexico.

Read More »

Mareykanka oo beeniyay in saddex Askari looga dilay Soomaaliya

0 Visits: 300 | Tuesday February 19, 2019 - 13:14:45
Mareykanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in saddex askari looga dilay duqeyn Al-shabaab ay ku bartilmaameedsadeen horaantii todobaadka saldhigga Balli –Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose. Christopher P. Karns oo ah afhayeenka taliska Mareykanka ee Africom ayaa u sheegay wakaallada wararka u…

Read More »

Somalia Oo Kamid Noqotay Dalalka Colaadaha Ka Socdan Ay Caruurta Badan Ku Geeriyooto

0 Visits: 300 | Tuesday February 19, 2019 - 13:12:18
Warbixin ay Hay'adda Daryeelka Carruurta "Save the Children" ee dalka Britain soo saartay waxay ku sheegtay in ka badan 500,000 oo carruur ah laga yaabee inay ku geeriyoodeen Colaadihi ika dhacay Calaamka 5-tii sanno ee la soo dhaafay. Celceliska Tiradaasi carruurta ku geeriyootay colaadaha…

Read More »

Ganacsatada Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay in ay joojiyeen qaadka ay ka keeni jireen Kenya.

0 Visits: 298 | Tuesday February 19, 2019 - 13:10:04
-Ganacsatada Soomaaliyeed ee qaadka ka keeni dalka Kenya ayaa maanta waxaa ay ku dhawaaqeen in ay joojinayaan keenista qaadka, iyagoona arintan ku sheegay in ay tahay, mid ay ku taageerayaan dowladda Soomaaliya oo xilligan khilaaf kala dhexeeya Kenya.

Read More »

Dhageyso:-Ganacsatada Soomaaliyeed Ee Koonfur Afrika Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ku Heysta Dalkaas

0 Visits: 327 | Tuesday February 19, 2019 - 13:06:42
Ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay walaac xoogan ka muujiyeen dilalka loo geysano dadka Soomaalida ah ee ku ganacsata dalkaasi Sidoo kale waxa ay sheegeen in ganacsatada gudaha wadanka Koonfur Afrika sanadkan gudihiisa dilal loogu geystay dhowr qof oo Soomaaliya,isla…

Read More »

Xildhibaan Jeesow "Kenya ciidankeeda ha nagala saaro, Dal marka uu Cadaw kugu tilmaamo, waxaa ka sugtaa waa in…"

0 Visits: 250 | Tuesday February 19, 2019 - 12:27:49
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xiriirka xumaaday ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaddib markii Sabtidii ay Kenya u yeeratay Safiirkeedii u fadhiyay Muqdisho, kuna amartay Safiirkii Soomaaliya inuu dalkeeda ka baxo.Daahir Jeesow…

Read More »

MPs to quiz Juma on Somalia feud

0 Visits: 585 | Tuesday February 19, 2019 - 12:23:08
MPs will this morning question Foreign Affairs CS Monica Juma on the diplomatic row between Kenya and Somalia. National Assembly's Defence and Foreign Relations Committee chairman Katoo Metito said they want to know the circumstances that led to summoning of Kenya's ambassador to Somalia. "We…

Read More »

Scientists unlock genetic secrets of the great white shark

0 Visits: 610 | Tuesday February 19, 2019 - 12:20:09
The great white shark, one of the most fearsome predators in the world's oceans in both fact and fiction, is a formidable creature — right down to its genes. Scientists said Monday they have decoded the genome of Earth's largest predatory fish, detecting numerous genetic traits that help explain…

Read More »

New Species of Aloe Discovered in Somaliland

0 Visits: 545 | Tuesday February 19, 2019 - 12:15:55
The genus Aloe includes over 600 species, all native to Africa, islands in the western Indian Ocean or the Arabian Peninsula. Its members are succulent plants with densely packed, spirally arranged leaves. Almost all species are considered to have medicinal or cosmetic value, but a few are poisonous.…

Read More »

Nin weerar Baydhabo ka geystay oo gacanta lagu dhigay

0 Visits: 250 | Tuesday February 19, 2019 - 12:13:52
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa xalay ka dhacay weerar bambaano oo lagu qaaday Xarun ay halkaasi ku leedahay Hay'ad ka howlgasha deegaanada maamulka koonfur Galbeed. Xarunta la weeraray ayaa Wariyaheena Magaalada Baydhabo uu soo sheegayaa in xilligaas aysan cidna ku sugneyn,isla…

Read More »