Gobollo Mareeykan ah oo Dacweeynay Madaxweyne Trump

0
Tuesday February 19, 2019 - 13:18:10 in Wararka by
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobollo Mareeykan ah oo Dacweeynay Madaxweyne Trump

    Xulifo ay sameeysteen 16 Gobol oo mareeykanka ku yaala oo uu hogaaminayo gobolka California ayaa Madaxweyne Donald Trump ka gudbiyay dacwad ka dhan ah go'aankiisa uu xaaladda deg-degga ah kusoo rogay si uu lacag ugu helo darbiga oo doonayo in uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulifo ay sameeysteen 16 Gobol oo mareeykanka ku yaala oo uu hogaaminayo gobolka California ayaa Madaxweyne Donald Trump ka gudbiyay dacwad ka dhan ah go'aankiisa uu xaaladda deg-degga ah kusoo rogay si uu lacag ugu helo darbiga oo doonayo in uu ka dhiso Xuduudda Mexico.

Dacwadda ayaa laga diiwaan galiyay maxkamad ku taala Degmadda Woqooyi ee Gobolka California.

Waxay imaaneeysaa kadib markii uu Madaxweyne Donald Trump hareermaray congress-ka islamarkaana uu wadanka geliyay Xalaad deg-deg ah, Go’aankiisu waxaa uu yimid markii uu Congress-ka ka waayay 5.7 billion oo dollar si uu darbiga u dhiso.

Xeer ilaaliyaha guud ee Gobolka California Shaafiya Beseera aya sheegay in ay Trump Maxkamad geeynayaan si ay u hor istagaan isticmaal xumada Awoodiisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip