Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shir ka furay Magalada Muqdisho+Sawirro

0
Tuesday February 19, 2019 - 22:09:52 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shir ka furay Magalada Muqdisho+Sawirro

    Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran,waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya. Kulanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran,waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa furay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,waxaana ka qeyb galaya oo goobjoog ka ah qeybaha kala duwan ee bulshada, wakiilo ka socda maamul goboleedyada iyo maamulka gobalka Banaadir.

Shirka ayaa diirada lagu saarayaa arrimaha dib u heshiisiinta iyo sidii dhab looga dhigi lahaa,waxaana xusid mudan in meelo badan oo dalka ah ay ka dhacayaan dagaal beeleedyo halka kuwo kale xal horay looga gaaray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip