Nin weerar Baydhabo ka geystay oo gacanta lagu dhigay

0
Tuesday February 19, 2019 - 12:13:52 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin weerar Baydhabo ka geystay oo gacanta lagu dhigay

    Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa xalay ka dhacay weerar bambaano oo lagu qaaday Xarun ay halkaasi ku leedahay Hay'ad ka howlgasha deegaanada maamulka koonfur Galbeed. Xarunta la weeraray ayaa Wariyaheena Magaalada Baydhabo u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa xalay ka dhacay weerar bambaano oo lagu qaaday Xarun ay halkaasi ku leedahay Hay'ad ka howlgasha deegaanada maamulka koonfur Galbeed. Xarunta la weeraray ayaa Wariyaheena Magaalada Baydhabo uu soo sheegayaa in xilligaas aysan cidna ku sugneyn,isla markaana jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay weerarkaasi bambaano. Ciidamada Ammaanka Magalada Baydhabo iyo kuwo Madani ah ayaa gaaray Xarunta bambaanooyinka lagu weeraray,waxaana suurtagashay inay gacanta ku dhigeen ninkii weeraraasi bambaano ka dambeeyay.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Ninka ay Ciidamada Ammaanka qabteen ee weerarka geystay uu watay Mootada nooca loo yaqaano Bajaajta oo uu doonayay in uu ku baxsado,hayeeshee Ciidamada Ammaanka Baydhabo ay gacanta ku dhigeen.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip