Wararka

Al-Shabaab Oo Shaqaalo Hay'ad Samafal Ka Afduubtay Duleedka Magaalada Garbahaareey Ee G/Gedo

0 Visits: 289 | Wednesday February 27, 2019 - 21:30:35
Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay shaqaalo ku Afduubteen.

Read More »

Fallanqeynta Kulanka El Clasico

0 Visits: 736 | Wednesday February 27, 2019 - 21:26:50
Kulanka Copa del Rey ee Isbaanishka laga ciyaaro ayaa caawa dhacaya, iyadoo Real Madrid ay ku martigelineyso kooxda Barcelona Santiago Bernabeu lugta labaad ee semi-finalka. Tani waxay noqon doontaa markii ugu horeysay ee laba kulan oo El Classicos la qorsheeyo inay dhacaan todobaad gudihiis, iyadoo…

Read More »

Xildhibaan C/Rashiid Xidig Oo Talaabo La Yaab Leh Kaga Jawaabay Amarkii Laga Soo Saaray Soo Dhoweyntiisa Kismaayo

0 Visits: 287 | Wednesday February 27, 2019 - 21:22:23
Xildhibaan C/rashiid Xidig oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo loo diiday shacabkii ku soo dhoweyn lahaa Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa dhex lugeynaya magaalada. C/rashiid Xidig ayaa shacabka ka balan qaaday mar haddii…

Read More »

SAWIRRO: Bakistan Oo Soo Bandhigtay Duuliye Diyaaradeed Oo Ay Soo Riday & Xiisad Ka Dhex Qaraxday Hiniya & Bakistan

0 Visits: 243 | Wednesday February 27, 2019 - 21:00:20
Afhayeenka Milliteriga da Pakistan, Jeneral Asif Qafuur ayaa sheegay inay saakayto soo rideen 2 Diyaaradaha Dagaalka ee Hindiya, kuwaasi oo ku soo xad-gudbay Xuduudka Pakistan.

Read More »

Wasiir Beyle "Dadaal keenii wuu mira dhalayaa"

0 Visits: 223 | Wednesday February 27, 2019 - 20:22:25
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Dadaalka dawladda ee horumarinta dhaqaallaha dalka uu miro dhalay, guulna laga gaaray dib u habeynta siyaasdeed ee hanaanka maamulka maaliyadeed. "Dadaal keenii wuu mira dhalayaa, guushuna…

Read More »

Madaxweynaha iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0 Visits: 222 | Wednesday February 27, 2019 - 20:18:04
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr…

Read More »

Dhageyso:-Aqalka Sare oo ka hadlay kufsigii iyo dilkii Caasho Ilyaas

0 Visits: 267 | Wednesday February 27, 2019 - 20:14:42
Haweenka ku jira Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Cambaareeyey falkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee lagu Dilay Allaha u Naxariistee Caaisha Ilyaas Aaadan oo 12 sano jir Aheyd. Sanoter Zamzam Ibraahim Cali oo ka mid ah guddiga xuquuqul Insaanka Haweenka iyo Carruurta ayaa sheegtay inay aad uga xun…

Read More »

SAWIRO: Duqa Muqdisho oo daah furay Masharuuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah

0 Visits: 278 | Wednesday February 27, 2019 - 20:08:02
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay mashruuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah, kuwaas oo isaga kala yimid magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo. Mashruucan oo ay maalgelisay UNDP waxaa loogu talo galay in ay ka…

Read More »

DEG DEG:-Laba Diyaaradaha Dagaalka Ee Hindiya Oo La Soo Riday Iyo Duuliye Gacanta Lagu Dhigay

0 Visits: 290 | Wednesday February 27, 2019 - 11:57:57
Ciiddanka Cirka dalka Pakistan (PAF) waxay sheegeen inay burburiyeen 2 Diyaaradaha Dagaalka Hindiya oo ku soo xad-gudbay Hawada Pakistan, isla markaana ay Hal Duuliye gacanta ku dhigeen. Afhayeenka Milliteriga Pakistan, Sarreeye Gaas Asif Qafuur ayaa sheegay inay Ciiddanka Cirka Pakistan saakayto ka…

Read More »

Mareykanka Oo Sheegay Inay Bilaabeen Inay Kumanaan Askar Kala Baxaan Qaaradda Afrika

0 Visits: 279 | Wednesday February 27, 2019 - 11:51:25
Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay bilaabeen inay Ciiddankooda kala baxaam Qaaradda Afrika, iyadoo muhiimad la siinayo qorshaha Maamulka Madaxweyne Donald Trump. Taliyaha AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay saddexda…

Read More »

Amisom oo shaacisay tirada Ciidamada Militariga Somaliya

0 Visits: 265 | Wednesday February 27, 2019 - 11:37:38
Hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom ayaa sheegay in Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay kor u dhaafeen 20,000 oo Askari islamarkaana suuragal tahay in ay la wareegaan amniga dalkooda.

Read More »

Trump travel ban leads to 80% decline in U.S. visa approvals from some affected countries

0 Visits: 702 | Wednesday February 27, 2019 - 11:32:06
The U.S. State Department refused more than 37,000 visa applications in 2018 due to the Trump administration's travel ban, up from less than 1,000 the previous year when the ban had not fully taken effect, according to agency data released on Tuesday. The United States denies nearly four million…

Read More »

Buhari oo mar kale ku guulaystay madaxweynenimada Nigeria

0 Visits: 313 | Wednesday February 27, 2019 - 11:26:17
Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa mar kale loo doortay madaxweynenimada Nigeria, sida ay muujinayso natijada kama dambaysta ah ee doorashadii Sabtidii dhacday. Hoggaamiyahan 76 jirka ah ayaa ka guulaystay madaxweyne ku xigeenkiisii hore Atiku Abubakar, isaga oo kaga badiyay wax ka yar afar…

Read More »

Faah faahin: Dilal ka dhacay Boosaaso iyo Gaalkacyo

0 Visits: 307 | Wednesday February 27, 2019 - 10:48:36
Kooxo hubeysan ayaa siyaabo kala duwan waxaa ay saacadihii la soo dhaafay dilal qorsheysan uga kala geysteen Magaalooyinka Boosaaso iyo gaalkacyo ee Dowlad goboleedka Puntland. Dilka kobaad ayaa waxa uu ka dhacay bartamaha Magalada boosaaso gaar ahaan goob Gawaarida laga raaco oo lagu Magacaabo Gaaca,waxaana…

Read More »

Akhriso:-Xilliga Baarlamaanka la horgeyn doono Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

0 Visits: 302 | Wednesday February 27, 2019 - 10:45:58
Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen uu Golihiisa Wasiirada Cusub horgeeyo Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas. Kal-fadhiga 7aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed ayaa furmay isniintii la soo dhaafay,waxaana…

Read More »

Balakot: Pakistan oo wacad ku martay inay ka jawaabi doonto "duqeymaha cirka" ee Hindiya

0 Visits: 338 | Wednesday February 27, 2019 - 10:41:00
Dowaladda Pakistan ayaa sheegtay inay ka jawaabi doonto "waqtiga iyo goobta ay iyadu doorato" kaddib markii Hindiya ay duqeymo dhanka cirka ah ku qaadday maleeshiyaad ku sugan gudaha waddanka Pakistan. Hindiya ayaa sheegtay in ay dishay tira badan oo maleeshiyaad ah hasayeeshee Pakistan ayaa…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 27-KA FEBAARYO 2019-KA

0 Visits: 514 | Wednesday February 27, 2019 - 10:19:15
MADAXWEYNE BUHAARI OO MAR KALE KU GUULEYSTAY DOORASHADDA NIGERIA. Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa mar kale loo doortay madaxweynenimada Nigeria, sida ay muujinayso natijada kama dambaysta ah ee doorashadii Sabtidii dhacday. Hoggaamiyahan 76 jirka ah ayaa ka guulaystay madaxweyne ku xigeenkiisii…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta la kulmaya Amiirka dalka Qatar

0 Visits: 262 | Wednesday February 27, 2019 - 08:56:17
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar ayaa Maanta la filayaa in uu kulan gaar ah la yeesho Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

Read More »

SOMALIA TRADE MARK - CAUTIONARY NOTICE _______________________

0 Visits: 958 | Wednesday February 27, 2019 - 08:50:41
NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trade mark is the trade mark of:

Read More »

CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK (in the territory of SOMALIA,)

0 Visits: 1031 | Wednesday February 27, 2019 - 08:43:42
NOTICE IS HEREBY GIVEN that ETI GIDA SANAYI VE TICARET ANONIM SIRKETI, a Turkish company with head office at ORGANIZE SANAYI BOLGESI 11. CADDE ESKISEHIR TURKEY

Read More »