Dhageyso:-Aqalka Sare oo ka hadlay kufsigii iyo dilkii Caasho Ilyaas

0
Wednesday February 27, 2019 - 20:14:42 in Wararka by
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Aqalka Sare oo ka hadlay kufsigii iyo dilkii Caasho Ilyaas

    Haweenka ku jira Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Cambaareeyey falkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee lagu Dilay Allaha u Naxariistee Caaisha Ilyaas Aaadan oo 12 sano jir Aheyd. Sanoter Zamzam Ibraahim Cali oo ka mid ah guddiga xuquuqul Insaanka Ha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenka ku jira Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Cambaareeyey falkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee lagu Dilay Allaha u Naxariistee Caaisha Ilyaas Aaadan oo 12 sano jir Aheyd. Sanoter Zamzam Ibraahim Cali oo ka mid ah guddiga xuquuqul Insaanka Haweenka iyo Carruurta ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay falkaasi loo geystay Gabadhaasi yar,isla markaana ay tahay wax ka baxsan xaquuqda Aadanaha.

Sanoter Zamzam Ibraahim Cali oo ay wehlineysay Sanoterad kale oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxaa ay kubaaqeen in lasoo qabto Cidii falkaas ka dambeysay,isla markaana Cadaaladda la horkeeno.

Si kastaba Puntland ayaa shalay oo Talaada aheyd waxa ay shaacisay in dad u qabatay falka kufsiga iyo dilka ahaa ee lagula kacay Caasho Ilyaas,isla markaana ay baaritaano ku hayaan.

Dhageyso Codadka Sanaterada ka tirsan Aqalka Sare.

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip