Mareykanka Oo Sheegay Inay Bilaabeen Inay Kumanaan Askar Kala Baxaan Qaaradda Afrika

0
Wednesday February 27, 2019 - 11:51:25 in Wararka by
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Sheegay Inay Bilaabeen Inay Kumanaan Askar Kala Baxaan Qaaradda Afrika

    Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay bilaabeen inay Ciiddankooda kala baxaam Qaaradda Afrika, iyadoo muhiimad la siinayo qorshaha Maamulka Madaxweyne Donald Trump. Taliyaha AFRICOM, Jeneral Thomas Wal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay bilaabeen inay Ciiddankooda kala baxaam Qaaradda Afrika, iyadoo muhiimad la siinayo qorshaha Maamulka Madaxweyne Donald Trump. Taliyaha AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay saddexda sanno ee soo socota la bixi doonaan ugu yaraan 10% ka mid ah lixda kun ee Askarta Mraaykanak ka joogta dalalka ka hooseeya dhulka Saxaraha ee Qaaradda Afrika.


Jeneral Thomas Waldhauser ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan dhinaca Amniga oo lagu qabtay magaalladda Munikh ee dalka Jarmalka, wuxuuna xusay in Ciiddanka Maraykanka loo daad-gureyn doono Hawlgalladda muhiimka ee Maraykanka.


Go’aanka lagu dhimayo tirada Ciiddankaasi ayaa la sheegay inay ka dambayso Dareenka Maraykanka ugu diyaar garoobayaan isku-dhac laga yaabo inay kala kulmaan Raashiya ama Shiinaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip