Wararka

Saraakiil iyo madax ku eedeysan afgambii Itoobiya oo Maxkamad la soo taagay

0 Visits: 283 | Wednesday June 26, 2019 - 19:10:15
Maxkamad ku taalla caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa waxaa ka soo muuqday dhowr qof oo loo haysto falal argagixisanimo iyo eedeedo kale oo la xiriira iskudaygii xilka looga tuurayay dawlad goboleedka Amxaarada ee Itoobiya. Tan iyo markii ay rabshaduhu dhaceen Sabtidii waa dadkii u horreeyay ee maxkamad…

Read More »

RW Khayre: Soomaaliya makala maaranto waana ka garaabeynaa tabashada ay qabaan deegaannada goballada waqooyi

0 Visits: 268 | Wednesday June 26, 2019 - 19:05:40
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo bulshada magaalada Dhuusamareeb kala qayb galay munaasabadda xuska sannad guurada 59-aad ee xorriyadda goballada Waqooyi ee dalka, ayaa hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed. Ra'iisul Wasaaraha oo sheegay in 26-ka June…

Read More »

Lix ruux oo loo heysto afgambi oo Maxkamad lasoo taagay

0 Visits: 210 | Wednesday June 26, 2019 - 18:31:47
Lix ruux ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa iyagoo loo haysto falal argagixisanimo oo la xiriira iskudaygii xilka looga tuurayay dawlad goboleedka Amxaarada Waa dadkii u horreeyay ee maxkamad ka soo muuqda tan iyo markii ay rabshaduhu dhaceen Sabtidii, arrintaas…

Read More »

SAWIRO: Madaxweyne Xaaf oo Kheyre kusoo dhaweeyay Godinlabe

0 Visits: 264 | Wednesday June 26, 2019 - 18:28:29
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa degaanka Godinlabe kusoo dhaweeyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta kasoo Ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb. Ra'iisul Wasaaraha ayaa kusii jeeda Magaalad Cadaado ee xarunta baarlamanka Galmudug.

Read More »

Wafdi ka socda Puntland oo kusii jeedda Jabuuti

0 Visits: 244 | Wednesday June 26, 2019 - 18:25:40
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafti uu hoggaaminayo oo isugu jira Wasiiro, Xildhibano iyo masuuliyiin kale ayaa u ambabaxay Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo ay kaga qayb gelayaan maalinta Xornimada Wadankaasi uu ka qaatay gumaystihii Faransiiska ee 27, Juun,…

Read More »

Mareykanka oo ku dhawaaqay dhex dhexaadinta Somalia iyo Kenya

0 Visits: 251 | Wednesday June 26, 2019 - 18:22:11
Dowladda Mareykanka ayaa sirasmi ah waxaa ay ugu dhawaaqday inay dhex dhexaadineyso dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo xilligaan uu ka dhaxeeyo khilaaf ka dhashay sheegashada Kenya ee qeyb ka mid ah dhul Badeedka dalka Soomaaliya. Safiirka Mareykanka ee Dalka Kenya Amb, Kyle McCarter ayaa xaqiijiyay in…

Read More »

Manchester United oo heshiis kula jirta Ciyaaryahan Ivan Rakitic

0 Visits: 235 | Wednesday June 26, 2019 - 18:16:13
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay soo bandhigtay qandaraas qaali ah oo ay kula soo wareegeyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Ivan Rakitic, iyagoo wadahadalo heer sarre ah kula jira kooxda ka dhisan Catalon.

Read More »

SAWIRO:-Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taalada Dhagaxtuur

0 Visits: 372 | Wednesday June 26, 2019 - 12:39:12
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Ubax dhiga Taalada Dhagaxtuur oo ku taalla Wadada Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay isugu yimaadeen boqolaal ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed oo u dabaal dagayay maamuuska maalinta Qiimaha leh ee 26-ka June. Fagaaraha…

Read More »

SAWIRO:-Wafdi ka socda Dowladda oo ka qeyb galay Shir Caalami ah

0 Visits: 302 | Wednesday June 26, 2019 - 12:33:01
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa halkaasi kaga qaybgalay kalfadhiga 41-aad ee Ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo Beeraha ee FAO. Ajandaha ugu weyn ee kulanka uu ka qeyb galay Wasiirka Beeraha Soomaaliya Mudane…

Read More »

Soomaaliland oo ka hortimid Shuruud uu hordhigay Sacuudiga

0 Visits: 226 | Wednesday June 26, 2019 - 12:29:28
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay Go'aankii Sacuudiga uu ka qaatay Xoolaha looga dhoofiyo Soomaaliland,kaas oo ahaa inay fasax kasoo qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa uu sheegay Muuse Biixi in aan la aqbali karin shuruudaha ay dawladda…

Read More »

Qaban qaabo ka socota Cadaado & RW Kheyre oo ku wajahan

0 Visits: 251 | Wednesday June 26, 2019 - 12:25:16
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in gelinka dambe ee Maanta oo Arbaco ah ay safar dhinaca dhulka ah ku tagaan Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga oo haatan ku sugan Magalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka mid ah…

Read More »

Robert Mueller oo Maanta su'aalo la weeydiinayo

0 Visits: 291 | Wednesday June 26, 2019 - 12:20:52
Robert Mueller, dambi baarihii gaarka ahaa ee eegayey faragalintii Ruushka ee doorashadii Maraykanka ee 2016 ayaa ogolaaday inuu si furan uga hor markhaati furo labada guddi hoosaad ee Cadaaladda iyo ka Sirdoonka ee Congresska Maraykanka. Mueller ayaa labaddan guddi hoosaad hor tagi doona bisha soo…

Read More »

Wafdi horudhac ah oo gaaray Cadaado & Kheyre oo ku wajahan

0 Visits: 251 | Wednesday June 26, 2019 - 12:17:02
Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa goordhow gaaray wafi horudhac u ah Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo la filayo in uu Galabta safar dhinaca dhulka ah ku tago Magalada Cadaado. Wafdiga oo isugu jira,Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka,Wasiiro iyo mas'uuliyiin kale…

Read More »

Neymar oo Heshiis Cusub u saxiixaya Kooxda Barcelona

0 Visits: 315 | Wednesday June 26, 2019 - 12:05:37
Ciyaaryahan Neymar ayaa heshiis shan sano ah u saxiixaya Barcelona, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya dalka Spain. Xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil ayaa doonaya inuu ka tago Paris Saint-Germany xagaagan, waxaana lagu soo waramayaa inuu u sheegay madaxweynaha kooxda Faransiiska Nasser Al-Khelaifi…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay Xuska Sannad-guurada 59aad ee 26-ka June

0 Visits: 249 | Wednesday June 26, 2019 - 11:51:40
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 26-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 319 | Wednesday June 26, 2019 - 10:16:51
MUWAADINIINTA MAREYKANKA OO MARKALE LOOGA DIGAY INAY U SOCDAALAAN SOMALIA IYO DALAL KALE Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykan ka waxay soo saartay Digniin cusub iyo khataraha ay Muwaa diniintooda kala kul mi karaan haddii ay u safraan dal kasta oo ku yaalla Qaaradda Afrika.Warbixinta wax aa si gaar ah loogu…

Read More »

Naagtee jeclaan lahayd ?!!!

0 Visits: 912 | Wednesday June 26, 2019 - 06:57:32
Nin Doob ah ayaa la weydiiyay Naagteed Jeclaan leheeyd in aad Guursato? Waxa uu yiri: Naag dheer ma rabo, Qoortaa iga daalee sidaan kor ugu fiirinayo. Mid Gaaban ma rabo, Caruuraan u maleynaa. Mid Qurxan ma rabo

Read More »

ICJ oo ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya

0 Visits: 283 | Wednesday June 26, 2019 - 06:33:24
Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada Adduunka ee ICJ ayaa ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, taas oo bilaaban doonta 9 September ee sanadkaan 2019 kuna beegan maalin Isniin ah, waxayna ku egtahay 13 September 2019 oo ah maalin Jimco ah.

Read More »

Madaxweyne Dani oo qaabilay Wafdi ka socda Norway

0 Visits: 270 | Tuesday June 25, 2019 - 22:42:54
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Noorwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la socda oo Puntland soo gaaray. Madaxweynaha Puntland iyo weftiga Safiiradda ayaa qaatay kulan balaadhan oo looga hadlayo sidii loo…

Read More »

Dowladda Sacuudiga oo Xayiraadda ka qaaday Xoolaha Soomaaliya

0 Visits: 255 | Tuesday June 25, 2019 - 21:50:34
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya dadaal dheer ka dib ay ku guuleysatay in la qaado xayiraadii saarneyd xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeeyo dalka Sucuudiga, qoraalka ka soo baxay wasaaradda ayaana u qornaa…

Read More »