Soomaaliland oo ka hortimid Shuruud uu hordhigay Sacuudiga

0
Wednesday June 26, 2019 - 12:29:28 in Wararka by
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliland oo ka hortimid Shuruud uu hordhigay Sacuudiga

    Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay Go'aankii Sacuudiga uu ka qaatay Xoolaha looga dhoofiyo Soomaaliland,kaas oo ahaa inay fasax kasoo qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa uu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay Go'aankii Sacuudiga uu ka qaatay Xoolaha looga dhoofiyo Soomaaliland,kaas oo ahaa inay fasax kasoo qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa uu sheegay Muuse Biixi in aan la aqbali karin shuruudaha ay dawladda Sucuudigu ku xiray dhoofka xoolaha Somaliland, isaga oo sheegay in ganacsatada reer Somaliland ee xoolaha dhoofiyaa go'aan ku gaareen inay u hoggaansamin shuruudaha uu sucuudigu dhoofinta xoolaha Somaliland ku hoos geeyey Soomaaliya

Sidoo kale  dhammaan dadka ka ganacsada dhoofka xoolaha Somaliland uu u soo jeediyey inay taageeraan go’aanka ay ganacsatadaasi ku taageereen qarannimada Somaliland waa sida uu hadalka u dhigay.

Soomaaliland ayaa aaminsan inay ka go’day  Soomaaliya inteeda kale,hayeeshee go’aanada qaarkood ay gaarayaan ayaa Dowladaha qaar waxaa ay shuruud uga dhigaan inay fasax ka soo qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip