Neymar oo Heshiis Cusub u saxiixaya Kooxda Barcelona

0
Wednesday June 26, 2019 - 12:05:37 in Wararka by
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neymar oo Heshiis Cusub u saxiixaya Kooxda Barcelona

    Ciyaaryahan Neymar ayaa heshiis shan sano ah u saxiixaya Barcelona, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya dalka Spain. Xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil ayaa doonaya inuu ka tago Paris Saint-Germany xagaagan, waxaana lagu soo waramayaa inuu u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahan Neymar ayaa heshiis shan sano ah u saxiixaya Barcelona, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya dalka Spain. Xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil ayaa doonaya inuu ka tago Paris Saint-Germany xagaagan, waxaana lagu soo waramayaa inuu u sheegay madaxweynaha kooxda Faransiiska Nasser Al-Khelaifi inuu doonayo inuu ku laabto Barcelona.

Sida laga soo xigtay majalada Sport, Neymar ayaa si maldahan u aqbalay dalabka Barcelona madaama uu ka warqabo lacagta ugu badan inay u baahan tahay kooxdiisa.

Warbixinta ayaa sheeganeysa in 27 jirkaan uu ogolaaday heshiis uu ku dhimayo mushaharkiisa faraha badan ee PSG si uu dhaqso ugu wareego Barcelona.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip