Manchester United oo heshiis kula jirta Ciyaaryahan Ivan Rakitic

0
Wednesday June 26, 2019 - 18:16:13 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo heshiis kula jirta Ciyaaryahan Ivan Rakitic

    Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay soo bandhigtay qandaraas qaali ah oo ay kula soo wareegeyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Ivan Rakitic, iyagoo wadahadalo heer sarre ah kula jira kooxda ka dhisan Catalon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay soo bandhigtay qandaraas qaali ah oo ay kula soo wareegeyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Ivan Rakitic, iyagoo wadahadalo heer sarre ah kula jira kooxda ka dhisan Catalon.

Sida laga soo xigtay Don Balon, Red Devils ayaa diyaar u ah inay bixiso £ 58million, waxayna u soo bandhigtaa xiddiga heerka caalami ee dalka Croatia seddex sanno oo heshiis ah oo uu ku qaadanayo 13 milyan ginni sannadkii.

Taas macnaheedu waa £ 39milyan oo mushaar ah inuu heli doono Rakitic ah inta uu joogo Man Utd.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip