ICJ oo ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya

0
Wednesday June 26, 2019 - 06:33:24 in Wararka by
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ICJ oo ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya

    Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada Adduunka ee ICJ ayaa ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, taas oo bilaaban doonta 9 September ee sanadkaan 2019 kuna beegan maalin Isniin ah, waxayna ku egtahay 13

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada Adduunka ee ICJ ayaa ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, taas oo bilaaban doonta 9 September ee sanadkaan 2019 kuna beegan maalin Isniin ah, waxayna ku egtahay 13 September 2019 oo ah maalin Jimco ah.

Dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa horay Dacwad u geeyay Maxkamadda si ay ugu kala baxaan Muranka hadda ee ka dhextaagan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip