HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 26-KA JUUN 2019-KA

0
Wednesday June 26, 2019 - 10:16:51 in Wararka by
  • Visits: 321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 26-KA JUUN 2019-KA

    MUWAADINIINTA MAREYKANKA OO MARKALE LOOGA DIGAY INAY U SOCDAALAAN SOMALIA IYO DALAL KALE Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykan ka waxay soo saartay Digniin cusub iyo khataraha ay Muwaa diniintooda kala kul mi karaan haddii ay u safraan dal kasta oo ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUWAADINIINTA MAREYKANKA OO MARKALE LOOGA DIGAY INAY U SOCDAALAAN SOMALIA IYO DALAL KALE Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykan ka waxay soo saartay Digniin cusub iyo khataraha ay Muwaa diniintooda kala kul mi karaan haddii ay u safraan dal kasta oo ku yaalla Qaaradda Afrika.Warbixinta wax aa si gaar ah loogu muuji yey 14 Wad dan oo ku ya alla Caalam ka oo ay ka socda an col aado, waxana si gaar ah loo tilmaa may 6 dal oo ku yaalla Qaaradda Afrika, kuwaasi oo Heerka Socdaalka la gaarsii yey Dig niinta Heerka 4aad ee lagu qiim eeyey dalalka aan loo safri Karin.

 

 


https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/06/h.png

Qiimeynta Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ee dalalka Afrika ee lagu ast eeyey Khatarta Heerka 4aad ee aan loo socdaali Karin waxay kala yihiin: Somalia, Sudan, South Sudan, Mali, Libya iyo dalka Afrikada Dhexe.

Digniinta waxaa lagu xusay inay Muw aadiniinta haysta dhalashadda Maraykan ka marnaba socdaal ku tegin Somalia (Do Not Travel), waxayna ka digtay inay la kul mi karaan Dembiyo, Afduub, Burcadbad dee iyo weeraro ka dhici kara deegaanad da ay dadka Dalxiisayaasha booqdaan, iyadoo weerarada baahsan ee ka dhaca Somaliya la sheegay inay boqolaal qof ku geeriyoodeen iyo inay Macluul iyo baraka cadadka deegaanka, kuwaasi oo noqday dad u nugul saboolnimo xagjir ah iyo col aado.

Si kastaba ha ahaatee, ma aha markii ugu horreysay ee ay Waaxda Arrimaha Di bedda Maraykanka uga digto dadkeeda inay u soo socdaalaan Somalia, kuna tilm aamaan Dal Khatar ah oo Heerka 4aad ku jira. xigashoradiodalsan.com

ERGAYGA CUSUB EE QARAMADA MIDOOBAY OO MUQDISHO YIMID

Waxaa shalay magaalada Muqdisho yi mid James Swan oo ah ergayga cusub ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa xafi iska howlgalka kaalmeynta Qaramada Mid oobay ee Soomaaliya.

Diblomaasigan oo ah rugcaddaa ku xe el dheer arrimaha Afrika gaar ahaan dalal ka ka hooseya saxaraha ayaa xilkan loo magacaabay 30kii May 2019.

Howshii ugu horeysay ee uu Soomaali ya ka qabtay waxay ahayd 25 sano kahor markas oo uu ahaa sarkaal qaabilsan arri maha siyaasadda oo ka tirsanaa xafiiska ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya sanadihii 1994kii ilaa 1996kii. Waqtiyadii u dambeeyay, Sw an ayaa ahaa Kuxigeenka kaaliyaha xog hayaha arrimaha dibadda ee xafiiska was aaradda arrimaha dibadda Mareykanka u qaabil san arrimaha Afrika.

Wuxuu sidoo kale soo noqday wakiilka gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya 2011kii ilaa 2013kii.

Wuxuu soo dhameystay xirfadiisii sha qo ee uu ka hayay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka oo uu ka ahaa Danji raha Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriy adda Dimoqoraadiga Koongo, isagoo xilk aas hayay laga billaabo 2013kii ilaa 2016 kii.Danjirahan ayaa badalaya danjire Ha ysom oo billowgii sanadka dowladda Soomaaliya dalka ka eriday.

AHLUSUNNA OO SHURUUDO HOR DHIGTAY RA’IISUL WASAARE KHEYRE

Wararka naga soo gaaraya M/Dhuusa mareeb ee Caasimadda maamul ka Gal mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Urur ka Ahlusunna Waljamaaca ee ku sugan Magaaada ay Shuruudo hor dhige en Ra’I isul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ahl usunna ku wargaliyay in ay soo ware ejiy aan Ciidanka si xuquuq ay u siiso dow ladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaa na ay ka mid noqdaan taliska qeybta 21aad, waxaa uu sidoo kale soo jeediyay in Gal mudug si siman loo qeybsan doono, islam arkaana aysan jiri doonin waxyaabo dhee raad ah oo la siinaayo Ahlusunna lala doo naayo maamul dhameystiran in loo dhiso Galmudug.

Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Ma xamuud ayaa intaasi ka dib la sheegay in uu R/Wasaaraha hor dhigay in Xildhi baa no dheeraad ah laga siiyo maamulka Ga lmudug, kuwaasoo ka madax banaan 89 Muane. ee laga soo xulo beelaha Gal mud ug, in Ciidanka Ahlusunna si gaar ah loo aqoonsado, in xilal ay soo Magacowda an Sidda Madaxa Xukuumadda, Wasiiro iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, isla ma rkaana dhammaan doorashooyinka Ga lmudug lagu qabto Dhuusamareeb.

Wasiir ka tirsan Galmudug islamarkaa na ka mid ahaa Wasiiradii ka yimid dhan ka Ahlusunna oo ka gaabsaday in magaci isa Warbaahinta loo adeegsado ayaa Risa ala u xaqiijiyay Warkaan, waxaana uu she egay in Dhuusamareeb uu kasoo bi dhaa may Khilaaf cusub oo ku aaddan hab ka awood qeybsiga maamulka Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa la shee gay inuu yeeray Xildhibaano ku sugnaa M/Cadaadosi ay qeyb uga noqdaan xalin ta tabashooyinka maamulkii Ahlusu nna ee ku biiray Galmudug.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Ahlusunna ay jiraan heshiis hoose oo dow ladda dhexe ay la gaartay maalmo ka hor, kuwaasoo aan qaarkood la fulin.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhawaan sheegay in dhammaan uu buray heshiiskii Ahlusunna iyo Galmudug, islamarkaana doorashadda maamulkaasi lagu qaban doono Magaalada Cadaado.

XUKUUMADDA SOMALIA OO BEENISAY WARQAD LAGU FAAFIYAY BARAHA BULSHADA

Been-abuur Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa bee nisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir kuxigeenka Batr oolka.

"Wasaaradda warfaafinta waxa ay bee nineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaa day wasiir ku xigeenka Wasaaradda Bat roolka Mudane Hilaal”

Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo ka le sheegtay inay dabagal ku heysa dad ka wararka beenta ah ku faafiya baraha Bul shada ama warbaahinta kale.

Hoos ka Akhriso Warqada been abuurka ah oo Wasaaradda Warfaafinta sheegtay in Baraha Bulshada lagu faafiyay.

 

 

WAFDI GAARAY MAGALADA CADAADO OO MADAXWEYNE XAAF LA KULMAY

Wafdi uu hogagaminayo Wasiiru Dowl aha Howlaha Guud iyo dib u dhiska XS Ax med Qoor, Xildhi baano iyo mas’uuliyiin kale ayaa Maanta waxaa ay gaareen M/ Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Xildhibaano horay Cadaado ugu sugnaa oo ay ka mid yihiin,Xildhibaan Cabdir axm aan Odawaa iyo Xildhibaan Saabir Shuur iye,waxaana wafdiga la geeyay Xar unta Madaxtooyadda Galmudug ee Magalada Cadaado.

Wasiir Qoor qoor iyo Xildhibaanada la socda ayaa waxaa ay kulan gaar ah la qa ateen Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay tegay Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa ay kala hadleen sidii loo dhameyn lahaa xiis ada ka jirta deegaanada Galmudug iyo si dii ay u dhici laheyd doorasho ay u dhan yihiin dadka Reer Galmudug.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAAL

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/06/2-60.jpg Madaxweynaha JFS Md.Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqo ons iga ka gudd oomay Danji re yaa sha cusub ee dalal ka Aust ria iyo Cana da ee Soomaaliya.

Danjiraha JF. Aust ria Md Christian Fel lner oo Madaxweynaha la wadaagay farri in iyo sal aan uu uga siday dhiggiisa dal kaas Mr. Alexander Van der Bellen ayaa tilmaamay dadaalka uu ku bixin doono sare u qaa didda xiriirka labada dal, isaga oo dowla dda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mah adceliyey soo dhaweynta diirran.

Sidoo kale, Danjiraha cusub ee dalka Canada Marwo Lisa Stadelbauer oo warq adaheeda aqoonsiga u gudbisay Madaxw eynaha ayaa sheegtay sida ay ugu farax san tahay in ay ka mid noqoto bahda diblu maasiyiinta ka hawlgala dalkeenna.

Dhankiisa, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa danjireyaasha uu warqadaha aqoonsiga ka guddoomay uga warbixiyey sida DFS ay uga go’an ta hay xoojinta xiriirka ku dhisan iskaashiga iyo waxwa daqabsiga ee kala dhexeeya dalalka caalamka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Danjire yaasha cusub ugu hambalyeeyay xilalka loo magacaabay, waxa uuna u sheegay in ay soo dhaweyn wanaagsan kala kulmaya an shacabka Soomaaliyeed, Dowladda Fe deraalkuna ay ku garab istaagayso guda shada waajibaadka diblumaasiyadeed ee loo soo igmaday.

RA’IISUL WASAARE KHEYR” WAXAAN DHIS EYNAA GALMUDUG MIDEYSAN”

Galmudug Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md.Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula had lay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheeg ay in uu Shalay magaalada u yimid in reer Galmudug uu kala shaqeeyo dhismaha Dowlad gobaleed loo dhanyahay, sal ad ag oo ka shaqeeya danaha reer Galmud ug iyo guud ummadda Soomaaliyeed.

Md. Xasan Cali Khayre oo Madaxynaha iyo madaxa fulinta dowlad gobaleedaka Galmudug uga mahad celiyay aqbalaado oda qabsoomida doorshooyinka Galmud ug, ayaa siyaas iyiinta kasoo jeeda deeg aannada Galmudug ugu baaqay in ay u midoobaan ka shaqaynta horumarinta Galmudug.

R/Wasaare Xasan Cali Khayre waxa uu sidoo kale ganacsatada ugu baaqay in ay maal gashadaan Galmudug si ay uga qayb qaataan horumarka la tiigsanayo.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay soc daal shaqo kusoo gaaray magaalada Dhu usamareeb ee xarunta dowlad gobaleed ka Galmdug.

MAREYKANKA OO TAAGEERO U BALLAN QAAD AY MAAMULKA K/GALBEED

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyn haa Dowlad Goboleedka K/galbeed C/Cas iis Xasan Maxamed laftagareen oo uu qeyb ka yahay Gudoomiyaha Baarlaman ka koonfur Galbeed C/qaadir Shariif She ekhuna Maye ,ayaa Maanta Dib ugu laab tey M/Baydhabo,waxana Garoonka Diyar adaha M/Baydhabo Ku soo dhaweyay , kusimaha Madaxweynaha kgs ahna Gudo omiye kuxigeenka 1aad Ee Baarlamanka kg ,Wasiiro ,Xildhibaano,Odayaasha Dhaq anka ,Saraakiisha Ciidamada Qeybahoo da kala Duwan iyo Ururada Bulshada Ba ydhabo,

Madaxweyne Lafta –gareen aya faaf ahin Ka bixiyay Safarkii Shaqo ugu Maq ana M/Muqdisho Ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ,isagoona Sheegey in uu Kull an La soo qaatey Madaxda Sar sare Ee Dowladda Soomaaliya iyo safiirka dalka Qadar u Fadhiya Soomaaliya, isla markaa na dhamaantood ay ka wada hadleen sidii loo furi lahaa waddoyinka Deeganada K/Galbeed Soomaliya ,iyo sidii mashaari ciyo Horumarineed looga Fulin laha koon fur Galbeed .

Dhanka kale Madaxweyne C/Casiis ay aa Sheegey in uu safar gaaban ku tagey Degmada Walaweyn Ee Gobolka Sh/ hoo se Isagoona sheegey in Bulshada Deg ma daasi ay ka cabaneyaan Isbaarooyin, wax barasho La’aan iyo Xaruun Caafima ad Waxana uu sheegey in sida ugu Dhaqsiy aha Badan Dowladda uga Jawaabi doonto Baahiyahaasi ka jira Degmadaasi.

Madaxweynaha ayaa sheegey in uu ku llan la qaatey Saraakiisha Sar Sare Ee Ma reykanka ee ku sugan xerada bali doogle, isagoona kala Hadley sidi gacan looga Si in Laha Dowladda kg Furida waddoyin ka ,loona xoojin laha Howlgalada ka dhan ka AlShabaab loogama xureen laha Deegan ada kgs,Waxaa ay noo Ballan qaadeen in ay noo dhisi Doonan Ciidamada DANAB oo ay leedahay Dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed Soomaaliya, Oo dhawaan tababarkooda Bilaaban Doono ayuu ku sii darey Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

SHIRKII NAYROBI OO FURMAY & DOWLADDA SOMALIA OO AAN KA QEYB GALEYN

nairobi Magalada Nayrobi ee Caasimadda dal ka Kenya ayaa waxaa Shalay oo Talaad aheyd ah ka furmay shir looga hadlayao Arrima ha wadahadallada Somaliland iyo Somal iya.

Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay xar unta xallinta khilaafa ad ka ee Centre for Human itarian Dialog ue (HD) ayaa waxaa ka qeyb galaya Wakii lo ka socda Soom aaliland,hayeeshee waxaa kulankaas ka qe yb galeyn Wakiilo ka socda Dowladda Soomaaliya.

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaali ya Dr Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa Qoraal uu soo dhigay Bartiisa twitterka ku sheegay in gebi ahaanba uusan jirin shir DF.Soomaaliya ay Xu bno ka tirsan Soo maaliland kula yeelane yso Magalada Nayrobi.

Shirka waxaa ku sugan Wasiirka Arr imaha Dibadda Soomaaliland Yaasiin Max am uud Faratoon, Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada Maxamed Cabdi Rodol & Wakiilka Soomaaliland ee dalka Kenya Baashe Cawil Cumar iyo Wakiilo ka so cda Beesha Caalamka.

XIISADA U DHAXEYSA DALALKA MAREYKAN KA IYO IIRAAN OO XOOGEYSATAY

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii dorraad ku soo rogay Iraan wuxuu ugu yeeray cunaqabateynno cusub oo dhinaca dhaqaalaha ah, isagoo si gaar ah ula beegsaday hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Ali Kham enei. Trump ayaa saxiixay wareegto mada xweyne oo uu ku sheegay inuu ku hor istaagayo Tehran iyo Khamenei galaangal kasta oo ay u yeelan karaan suuqyada maaliyadda ee caalamka.

Xoghayaha Maaliyadda iyo Lacagta ee Mareykanka Steven Manuchin ayaa she egay in talaabadan inay fariisin doonto bal aayiin dollar oo hantida Iran ah.

Madaxweyne Trump ayaa talaabadan ku tilmaamay mid "adag oo u dhiganta jaw aabta Mareykanka” ee dayuuraddii Drone ee Iran ay Mareykanka ka soo riday todo baadkii tagay.

Dronetaas oo nooca wax ishaafalate eya ah ayuu Mareykanku sheegay inay du uleysay hawada caalamiga ah markii ay Iran soo rideysay meel ku dhow gacanka Hurmuz ee Khaliijka Carabta. Laakiin Iran ayaa ku doodeysa inay ku soo xadgudub tay hawadeeda.

DOWLADDA SACUUDIGA OO XAYIRAADDA KA QAADAY XOOLAHA SOOMAALIYA

sacuudi War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xuk uumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya dadaal dheer ka dib ay ku guuleysatay in la qaado xayir aadii saarneyd xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeeyo dalka Sucuudiga, qoraalka ka soo baxay wasaaradda ayaana u qo rnaa sidaan.

War Saxaafadeed

Xoolaha Soomaliya waa lafdhabarka dhaqaalaha dalka waxaana noloshoodu ku tiirsantahay in ka badan 70% shacab ka Soomaaliyeed, sidoo kale waxa ay qayb ka qaatan kororka wax soos saar ka dhaqaalaha gudaha dalka (GDP) 65% isla markaana waxaa ka soo hoyata dhoofka xoolaha in ka baddan 80% lacagta adag ee soo gasha dalka.

Xoolaha Soomaaliyeed waxeey saldhig u yiiin xoolo dhaqatadeena reer guuraaga ah kuna nool miyiga iyagoo ka helo caano iyo hilib ee xa gga nafaqada caruurta iyo haweenka iyo lacago kaash oo ay ku daboo shaan nolol maalmoodka iyo in ay ku soo iibsadaan raashinka daru uriga ah.

Wasaardda X. Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Feder aal Soomaaliya iyadoo gudaneeysa waajibaadkeeda shaqo eeku aadan barnamijkaXukuumadda oo uu Rai’iisul Wasraaha ka yahay Md. Xasan Cai Khayre, gaar ahaan Tubaha Qaranka iyadoo ay Wasaa raddu qay ka tahay tubta dhaqaalaha ee Xukuumadda waxeey u howl gashay fulinta halbeegyada saldhiga u ah tubta dhaqaalha e ku aadan horumarinta Xoolaha Soomaaliyeed iyo ka qaadida xayiraada saar neyd dhoofka xoolaha ee loo dhoofiyo Dalka Boqortooyada Sacuudiga ee aan walaalaha nahay, isla markaana loo helo suuqyo cusub oo loo iib geeyo xoolaheena nool iyo waxa ka soo baxa.

WasaarddaX. Xoolaha, Dhirta iyo Daqqa, waxeey ku guuleeys atay in markii ugu horaysay diyaariso muddo dheer kadib Straateejiyad guud oo muddo toban sano ah(2020 – 2030), taasoo ay gacan naga siiyeen Hay’adaha Bangiga Aduunka iyo FAO oo lagu horamarinaayo xoolaha Soomaliyeed ee dhinacyada: (Caafimaadka,

Daaqa, Biyaha, Waraabka, Horumarinta Dhoofka Xoolaha iyo hagaaj inta iyo kobcinta Caanaha, Hilibka, maqaarka xoolaha, Digaaga, Cala fka, Shinada iyo wixii la xiriira), taasoo lagu soo gabagabeeyey dalka gudihiisa 1719kii bisha Juun 2019

,waxana daah furay Raii’sul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomalia , goob joogna ay ka ahaayeen Madaxa Xaafiiska Bangiga Aduunka ee Soomaaliya, Madax Xaafiiska FAO ee Soomaaliya, EU, UNka iyo xubka socday Deeq bixiyayaasha Calamka.

Wasaardda X. Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, iyadoo gudaneeysa waaj ibaadkeeda shaqo waxeey u howl gashay in xayiraada laga qaado xoo laha Soomaliya ee aan u dhoofino Dalka Boqortooyada Sacuudiga , iyadoo kashaneeysa Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaar aha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Ali Kayre.

Xiriiro baddan oo aan la sameeynay wasaradda dhigeena ah ee dalka Sacuudiga kadib wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare kuXigeenka Xukuumada oo uu ka mid ahaa Wasiirka Wasaardda X. Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa uu safar ku tagay Dalka Sacuudiga iyadoo si qoto dheer looga wada hadlay in xoolaha Soomaaliyeed laga qaado xayir aadaha soo noq noqtay waxaana la isku afgartay in si wada jir ah aan uga wada shaqeeyno si aaney xayiraadahaasi ay dib u soo laaban in.Iyadoo Wasaraddu daba joogto arrintaas waxeey safar ku tagtay Dal ka France, Paris, bishii May ee sanadkan si ay uga qayb gasho Shirwe eynaha 87aad ee Hay’adda Caafimaadka Xoolaha ee OIE taasoo ha ysa, bixisana shuruudaha dhoofaka xoolaha nool iyo wax aka soo baxa xoolaha gaar ahaan shuruudaha caafimaadka xoolaha (Animal and Ani mal Products), waxaana halkaas kula kulanay Madaxa Hay’adda Caaf imaadka Xoolaha ee Aduunka (OIE) Mrs. Monica Eliot oo aan isku afgar anay in Hay’adda OIE iyo Wasaardda X. Xoolaha, Dhirta iyo Daqa ka wada shaqeeyaan sidii loo hirgelin lahaa halbeegyda caala miga ah ( International Standards) oo lagama maarmaan u ah dhoofka xoolaha iyo wax aka soo baxa; iyo hagajinta iyo kor u qaadida heerka maxjarada xoolaha laga dhoofinayo, Shaybarada iyo Guud ahaan Caafimaadka Xoolaha si looga hortago cudurada loogana daaweeyo.

Hadaba, waxaana halkaan ugu soo jeedinayaa shacabka Soomaal iyeed, xoolo dhaqatada , ganacsatada iyo ciddi ku howlana arrimaha dhoofka xoolaha Soomaliya, in ay Wasaardda X. Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ay ku guulaysatay in xayiradii dhoofka xoolaha soomaaliya ee dalka Sacuudi Arabiya laga qaaday Moosinka Xajkan sanadkan 2019ka iyado Wasaarddeena iyo Wassaradda Beeraha ee dalka Sacuudiga a noo socoto sidii guud ahaan looga qaadi lahaay xayrada dhoofka xoo laha Soomaaliya iyado howshasi ay meel gebo bebo ah ay mareeyso dhowaana aan idinla wadaagi doono wixii ka soo baxa.

Anigoo ku hadlaya magaca Wasaaradda X. Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa iyo magaca Dawladda Federaalka Soomaliya, waxaan halkaan mahad ballaaran uga jeedinayaa Dawladda Boqortooyada Sacuudiga ee aan Walaalaha nahay oo uu Hogaamiyo u addeegaha labada Xar am ee xurmada mudan Boqor Salmaan Bin Abdulaziz, gaar ahaan wax aan u mahad celinayaa Wasaardda Bay’idda, Biyaha iyo Beeraha ee Dawladda Sacuudiga oo runtii ay wada shaqeeyn fiican naga dhaxe eyso waxaana soo dhoweeyneeynaa qaraarkii ay kaga qaadeen xayi rada dhoofka xoolaha ee sandkan Moosinka Hajka 2019ka kaasoo si rasmi ah noogu soo gudbiyeen.

Anigoo la qaybsanaya farxaddan shacab ka Soomaaliyeed iyo inta daneeysa xoolaha Soomaaliyeed waxaan idinka codsaneeyna in aad nagala shaqeeysaan horumarinta caafimaadka iyo fulinta halbeegyada caalamiga ah (International Standards) ee la xiriira dhoofka Xoolaha Soomaaliya iyadoo danta gaar aan ka hormarineeyno danta guud ee Umadda Soomaaliyeed oo ay noloshoodu ku tiirsantahay xoolaha Dhammaad

XAALADII DEGDEGA AHEYD EE LAGU SOO ROGAY DEGMOOYIN KA TIRSAN G/SANAAG OO LA LAALAY

 

Muusi-1Madaxweynaha Somaliland, Mu dane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sum madeedu tahay SL/XM/G/WAG/ WG/ CQS/081/4 /224/ 234/037332/062019, uu ku laalay xaal adii degdega ahayd ee hore loo gu soo rogay Degmooyinka Garadag, Ceel Afweyn iyo Ceeriga abo.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:

Wareegto Madaxweyne

Ujeedo: Laalis Xaalad Degdeg ah

Ku: Shirguddoonka Golaha Guurtida Hargeysa

Ku: Shirguddoonka Golaha Wakiillada Hargeysa

Ku: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hargeysa

Ku: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Hargeysa

Ku: Taliyayaasha Ciidammada Qaranka Hargeysa

Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 92aad;

Markaan Arkay: In lagu guulaystay dejinta iyo gacan ku qabashada xaaladdii nabadgelyo darro ee ka dhacday Degmadda Ceel Afweyn;

Markaan Arkay: In Ciidammada Qaranku ay gacanta ku soo dhigeen ciddii gaysatay iyo dhammaan dadkii ku lugta lahaa falalkii foosha xumaa ee lagu dilay saraakiishii Ciidammada Qaranka iyo dilalkii kale ee ka dhacay degmadaasi;

Markaan Latashaday Taliyayaasha Ciidammada iyo Hay’adaha Ammaanka ee ay khusayso;

Waxaan Go’aamiyey;

1) In aan laalay Xaaladdii Degdegga ahayd ee lagu soo rogay Degmo oyinka Garadag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo ee muddadeedu saddex da bilood ahayd.

2) In dhammaan dadkii gaystay faldambiyeedyadaasi foosha xun iyo

cid kasta oo gacan ku siisay oo u xidhan arrimahaasi sida ugu dha khsaha badan loo horgeeyo sharciga

DHAKHTAR SOOMAALI OO LAGU JIRDILAY KUWAYT

Wargeyska Maalinlaha ee AlRa’i ee ka soo baxa caasimadda dalka Kuwait ee Kuwait City ayaa qoray inuu Muwaadin u dhashay dal kaasi jirdil u geys tay Dhakhtar Soo mali ah iyo mid u dhashay dalka Ma sar.

Labada Dhakhtar ayaa la sheegay in lagu dhex garaacay Rug Caafimaad oo ay ka hawlgalaan oo ku taalla farasmagaallaha caa simadda dalkaasi ee Kuwait City.

Labada Dhakhtar waxay Galdacwadeed ka buuxiyeen Saldhigga Boliska, iyagoo dac weeyey Muwaadinka u dhashay dalka Kuwayt ee iyaga jirdilay.

Wargeyska AlRa’I waxa uu qoray inuu muran dhex maray Muwaadinka Kuwayt iyo Dhakhtarka Masaarida, kadibna uu Dhakhta rka Soomaaliga soo kala dhex galay, si uu u dejiyo Xiisadda, balse Ninkii Kuwaytiga oo xanaaqay waxa uu feer la dhacay Labada Dha khtar.

Wargeyska qoray dhacdadan ma uusan caddaynin inta uu la eg yahay dhaawaca soo gaaray Labada Dhakhtar iyo haddii la xiray Eedeysanihii falkaasi geystay.

WAFDI KA SOCDA DOWLADDA FEDERAALKA OO GAARAY BALADWEYNE

Wafdi ka socda dowladda federaalka oo gaaray BaladweyneWaxaa shalay safar ku tagay magaalada Bal edweyne ee xarunta gob olka Hiiraan wafdi ball aa ran oo ka socda dowl ad da federaalka Somaaliya. Wafdigan ayuu hor kac ayay wasiirka waxba ras hada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo ay wehliyaan xildhibaanno ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka.

Socdaalka wafdigan ayaa salka ku haya xal u raadinta khilaafka u dhexeeya hoggaamiya ma amulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyihii gobolka Hiiraan ee dhawaan xilka laga qaaday Yuusuf Axmed Hagar Dab ageed.

Dadaalladan nabadeynta ah oo ay ka qeyb qaadanayaan odayaasha dhaqanka maam ulka HirShabeelle ayaa lagu wadaa in xal buu xa looga gaaro shaqaaqooyinkii dhawaan ka dhacay magaalada Baladweyne.

Khilaafka Hiiraan ayaa ka dhashay xil ka qaadistii hoggaamiye Waare uu ku sameeyay guddoomiye Dabageed taasoo markii dambe isu badashay gacan ka hadal dhiig ku daatay oo labada dhinac ku dhex maray Baladweyne.

WASIIRU DOWLAHA A/DIBADDA DFS OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIR CUSUB

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iska ashiga Caalamiga Mudane

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/06/3-58-750x430.jpgCabdulqaadir Axmedkheyr Cabdi ayaa shalay xafiiskiisa Wasaarad da kaga guddoomay nuqul kamid ah warqa daha aqoonsiga dan jira nimo ee Mudane Dr. Christian Fellner Safiirka idman ee Jamhuuriyada Federal ka Austria u qaabilsan Jamhuuriyadda Feder aalka Sooma aliya.

 

 

 

MADAXWEYNE DANI OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA NORWAY

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Noorwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la socda oo Puntland soo gaaray.

Madaxweynaha Puntland iyo weftiga Safiira dda ayaa qaatay kulan balaadhan oo looga hadlayo sidii loo sii horumarin lahaa mashaar iicda Dowladda Noorwey ay ka fuliso gudaha Puntland, kulanka Kadib Madaxweynaha iyo Safiiradda ayaa si wadajira u faahfaahiyey dulucda kulankooda.

"Waxaan Dowladda Noorwey uga mahad celinaynaa mashaariicda faraha badan ee ay ka fuliso guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan kuwa horumarineed ee Puntland ka socda qeybahooda kala duwan, mashaariic faraha badan oo dhinaca waxbarashada iyo caafima adka ah oo hana qaaday, waxaan sidoo kale rajynayaa in mustaqbalka iyo mashaariicda soo socotana gacan weyn ka gaystaan kuwa guud ee ay kala qeyb qaataan hay’addaha UNka, EUda iyo hay’addaha kale, sidoo kale waxaan rajaynayaa in ay mashaariic badan dowladda iyo kobcinteeda maamulka iyo hor marinta guud qeyb ka qaadan doonaan” Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland ayaa dowladda Noorwey uga mahadnaqay wadashaqaynta wanaagsan ay leeyihiin Soo maaliya iyo mashaariicda horumarineed ee ay ka fuliyaan dalka, waxaana uu sheegay inuu rajaynayo in wadashaqayntaasi intaa kasii wanaagsanaanto.

"Waxaan rajaynayaa in xiriirka Norway la le edahay Soomaaliya uu noqon doono mid wan aagsan oo sii waara, waan uga mahad celina ynaa garab istaaggoodii muddada dheer, guud ahaan Soomaaliya ay garab taagnaayeen, wa xaana rajaynaynaa in wadashaqaynteenu no qon doonto mid wanaagsan oo labada dhinac ba isfahan iyo horumarka guud ka dhasho”. Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

MAREYKANKA OO DUQEYN KU DILAY XUBIN KA TIRSAN ALSHABAAB

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/02/Duqeyn-1.jpg Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFR ICOM ayaa shee gay in duqeyn ay ka fuliy een Soom aaliya ay ku dil een xubin ka tirs anaa AlShabaab. Qoraal ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqe yntan oo lala kaashaday dowladda fede raalka ah ee Soomaa liya, laga fuliyey magaalada Jilib ee gobol ka Jubbada Dhexe, 24kii June.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in weerr adan lagu yareenayo dhaqdhaaqyada AlShab aab ee gobolka kuwaas ku sugan.

Ciidamada Xoogga dalka oo kaash anaya Mareynkanka ayaa howlgalka ka dhan ah Alshabaab ka wada dalka,waxaana jira de egaano badan oo laga saaray AlShaba ab,kuwaasi oo shacabkii horay uga barakacay hadda dib ugu soo labaanaya

ICJ OO KU DHAWAAQDAY XILLIGA LA DHAGEYSA NAYO DACWADDA BADDA SOOMAALIYA IYO KENYA

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/images.jpeg Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada Adduunka ee ICJ ayaa ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda ee u dha xeysa Soomaaliya iyo Kenya, taas oo bilaaban doonta 9 September ee sanadkaan 2019 kuna beegan maalin Isniin ah, waxayna ku egtahay 13 September 2019 oo ah maalin Jimco ah.

Dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa horay Dacwad u geeyay Maxkamadda si ay ugu kala baxaan Muranka hadda ee ka dhextaagan

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/FB_IMG_1561492355188.jpg

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 














MADAXWAYNE FARMAAJO OO MAR KALE BAAQ U DIRAY SOOMALILAND

MADAXWAYNE FARMAAJO

Waxaa xalay meel badan oo gobolada Soomaaliya ka mid ah looga dabaaldagay munaasabadda sanadguuradii 59aad ee xorriyadddii gob olada waqooyi.

FARMAAJO OO KA QEYB GALAY XUSKA 26-KA JUUN 2019 XUSKA 26-KA JUUN Munaasabad wayn oo Muqdisho ka dhacday ayaa waxaa ka qaybgalay madax uu horkacayay madaxwaynaha dowladda fedaraalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo.

Madaxwaynha oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa munaasab adda ka jeediyo ayaa shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda

Madaxwayne Farmaajo ayaa waxay khudbadiisa u badnayd muhimad da ay leedahay midnimada iyo halgankii loo soo galay xorriyada Soo maaliya.

Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay in dhibaato badan loo soo maray xorriyadda Soomaaliya islamarkana ay suugaanta Soomalida ka muuqato hammuunkii loo qabay xorriyadda markii ugu horreysay ee calanka Soomaaliya laga taago Hargeysa.

Madaxwaynaha ayaa hoosta ka xariiqay muhimada ay gobolada Waqooyi ama Somaliland ay u leeyihiin guud midnimada Soomaaliya.

Madaxwaynaha dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii u dhaxeeyay dowladda Fedaraalka iyo Soomaaliland.

"Waxaan mar kale ku baaqayaa ama ugu baaqayaa in wadahadaladii Soomaliya iyo Somaliland aan dardargalino,waxaan ku soconaa muddo 30 sano ah oo umadda Soomaaliyeed uu waqti badan ka lumay gaar ahaan dhalinyarada",ayuu yiri madaxwayne farmaajo.

Shan arrimood oo madaxweyne Farmaajo horyaalla

SAWIRRO: Xafladda caleemo saarka madaxweyne Farmaajo

Farmaajo: Dagaalka AlShabaab aan u midowno

Madaxdii ka qeybgashay munaasabadda

Madaxwaynaha ayaa farta ku fiiqay sida ay lagamamaarmaanka u tahay in la isu xog waramo si loo daaweeyo ayuu yiri nabaradii duruufihii adkaa ee la soo maray.

Madaxwaynaha dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa ugu baaqay in shacabka gobolada Waqooyi ama Soomaaliland sidii ay hormuudka uga ahaayeen midnimadii labada dhinac ay imikana hormuud u noqdaan midnimada dalka Soomaliya.

"Haddii dadka Waqooyi hormuud u ahaayeen dareenka gobonnimodoonka iyo wadaniyadda,waxaan ugu baaqayaa inay hadda hormuud ka noqdaan midnimada iyo wadajirka soomaaliya",ayuu intaa ku daray madaxwaynaha

26KA JUUN " KAANA SIIB KANNA SAAR

26ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana u daabacan niyadda shacabkaku abuurtay dareen farxadeed oo xusid mudan, taasi oo qiimahaasi ku mutaysatay in ay tahay sida markii ugu horreysay laga dul qotomoyo calan Soomaaliyeed oo xor ah.

Halgamayaashii u soo kifaaxay hanashada xoriyadda, gaar ahaan gobalada waqooyi halkan laguma soo koobi karo, waxay isugu jireen qaar halgan qaraar la galay Saancadaalihii gumaysiga oo muddo badan socday, waxaana ka mid ah Sayid Max’ed Cabdulle xasan, Shiikh Bashiir, Xaaji Faarax oomaar iyo Xisbiyadii S.N.L IYO USP, dhanka kale waxaa kaalin tiir dhexaad ah ka qaatay halgankaas Abwaanada kala ah Maxamed Ismaaciil Maxamuud (Barkhadcas) iyo Abwaan imacadde.

Cabdillaahi Suldaan Maxamed oo ku caanbaxay (Timacadde),wuxuu ku dhashay duleedka magaalada Gabilleey ee gobollada waqooyi ee Soomaaliya, sanadkii 1920kii,C/laahi Suldaan hooyadii waxaa la oran jiray Xabiiba Seed Guuleed wuxuuna ahaa Madi ka dhashay qoys beeralay ah.

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/06/Timacadde1.jpgAbwaan Tmacadde dhalinyaranimadiisii wuxuu ku noolaa dalka Itoobiya gaar ahaan magaalooyinka Harar iyo Diridhabe, kadibna wuxuu u sii gudbay magaalada Jabuuti halkaasi oo uu in muddo ah degenaa

1938 ilaa 1949 Marxuum Timacadde wuxuu isaga dhex socdaali jiray magaalooyinka Diridhabe iyo Jabuuti halkaasi oo ay dad ay qaraabo ahaayeen degenaayeen

C/llaahi Suldaan markii uu ku soo guryo noqday dalka bartamihii kontameeyadii,wuxuu ka qaybgalay halgankii gobanimadoonka ee ka hanaqaaday gudaha, wuxuuna markiiba ku biiray ururkii SNL oo ay xaruntiisu ahayd magaalada Hargeysa, isagoo kulamada xisbiga ka jeedin jiray gabayadiisii taariikhda galay.

Halgamaa Timacadde wuxuu ku geeriyooday deegaanka Kala baydh Bishii February 6/2/1973dii, waxaana lagu aasay degmada Gebilay oo ka mid ah gobollada waqooyi ee dalka.

26kii Juun 1960kii waa habeenkii guusha iyo markii ugu horaysay ee calan xor ah laga taago ciidda Soomaaliya, Munaasabaddii dabbaaldegga gobanimada ee ka dhacday beerta Xoriyadda magaalada Hargaysa wuxuu halkaasi ka mariyay gabay ku qormay quluubta umadda Soomaaliyeed ee ahaaKAANA SIIB KANNASAAR ka mariyay Abwaan C/llaahi Suldaan Timacadde,

Kaana siib, kanna saar

Ka, sideetan Sabaane Calankaannu sugaynay’
Sahankiisa ahaynow Sermawaydo hilaacdayo
Sagal maanta daroorayoo Siigadii nagamaydhayoo 

 Saqdhaxaanu ahaynekii soo saaray cadceedoow
Samada kii u ekaaye
Xidigtana lasiiyayow
Saaxirkii Kala guurayeSareeyow ma nusqaamoo
aan siduu yahay eego’e Kaana siib Kanna Saar

Saqdii dhexe habeennimadii 26ka juun, guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed waxay daremayeen neecaawda xornimada ee ka curatay dhulkii Soomaaliyeed ee isticmaarku kala qaybiyay waxaana bulshada Soomaaliyeed ee ku nool goballada waqooyi muujiyeen dareen wadaniyadeed oo heerkiisu sareeyo, dabbaaldegga iyo damaashaadka ka dhacay beerta Xoriyadda hargeysana wuxuu ahaa mid aan shucuurtiisa lagu qiyaasi Karin qormo kooban.

Waxaa marag ma doonta ah in Murtidii iyo hal abuurkii abwaanada Soomaaliyeed ku maamuuseen gobollada waqooyi, iyo midawgii labada gobol ay inteeda badan ka soo maaxatay maskaxdii hal abuuradii Soomaaliyeed ee intooda badan ka soo jeeday gobolada waqooyi.

Halyeeyadii Abwaanada ahaa ee maskaxdooda u shiilay in ay shacbiga Soomaaliyeed dareensiiyaan qiimaha xoriyadda waxaa ka mid ah Allaha u naxariistee Abwaanada kala C/llaahi Qarshe, Xuseen ow faarax dibbad, C/llahi Suldaan TimaCadde Cali Sugulle, iyo Abwaan Axmed Suleymaan Bidde, Fanaaniintii Codka macaaneed ee ku luuqaysay heesihii dabbaaldeegga ee qiirada lahaa waxaa ka mid ahaa Max’ed Sulaymaan, Max’ed Axmed Kuluc iyo kuwa kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin.

Allaha u naxariistee Abwaan C/llahi Suldaan TimaCadde oo lagu timaami karo inuu ka mid ahaa Hal dooradii quluubta Soomaaliyeed kaga tagay suugaanta wadaniga ah ee aan duugoobayn.

Sanad guurada 59aad 26ka juun ee ku beegan curashada Calanka Soomaaliyeed waxay shacbiga soomaaliyeed ka baran karaan cashar ku saabsan sidii lagu keenay Calanka iyo siday lagama maarmaanka u tahay in loo adkeeyo midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, loona xaliyo wixii tabasho ah ee jira.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip