Wararka

James Swan oo si kulul u cambaareeyay weerarkii ka dhacay Muqdisho.

0 Visits: 334 | Thursday July 25, 2019 - 10:43:30
Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa si weyn u cambaaeeyay ciddii ka dambeysay qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir. War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska UNSOM ee Muqdisha ayaa lagu sheegay in ay Qaramada midoobay aad ugu xun tahay wixii halkaasi…

Read More »

Xukuumadda oo magacowday Guddi Ka shaqeyn doona gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay.

0 Visits: 334 | Thursday July 25, 2019 - 10:41:33
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii ka dhacay xarunta…

Read More »

Guddoomiye Mursal oo ku baaqay in la baaro sida uu u dhacay qaraxii Shalay.

0 Visits: 313 | Thursday July 25, 2019 - 10:38:13
Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa waxaa uu ka tacsiyadeeyay Qaraxii shalay ka dhacday hoolka shirarka ee maamulka gobalka Banaadir, isagoona dadkii ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay uu u rajeeyay caafimaad…

Read More »

Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaalo Hor Leh.

0 Visits: 312 | Thursday July 25, 2019 - 10:36:36
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay labo gantaal oo kuwa ridada gaaban ah sida ay sheegtay Kuuriyada Koonfureed. Gantaalada ayaa latijaabiyay galinkii hore ee Khamiista iyagoona ku socday masaafo dhan 430km (270 miles) waxayna qarxeen ka hor inta aysan gaarin badda Japan, oo sidoo kale loo yaqaano badda…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 25-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 422 | Thursday July 25, 2019 - 10:29:54
GUDDOOMIYE TUULAX OO KA HADLAY QAR AXII KA DHACAY XARUNTA G/BANAADIR BAAQNA DIRAY Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee m aamulka gobolka Benadir Md. Tuulax oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulax waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka…

Read More »

Ciidamada Turkiga oo qabqabtay Kumanaan Muhaajiriin oo ay Soomaali ku jirto.

0 Visits: 297 | Wednesday July 24, 2019 - 22:40:37
Ugu yaraan 2,212 Muhaajiriin sharci-darro ku joogtay dalka Turkiga ayaa lagu soo qabtay Hawlgalo ay Ciiddanka Ammaanka dalkaasi ka fuliyeen Goballada dalkaasi oo dhan. Hawlgalaasi oo socday muddo Isbuuc ah ayaa la sheegay in tirada ugu badan lagu qabtay Goballadda Van iyo Erzurum ee Bariga Turkiga iyo…

Read More »

Dowladda Qatar oo saxiixday Heshiis Shidaal looga baarayo xuduud-baddeedka Somalia iyo Kenya isku haystaan.

0 Visits: 296 | Wednesday July 24, 2019 - 22:38:47
Shirkadda Shidaalka ee dalka Qatar ee Qatar Petroleum (QP) ayaa la sheegay inay qalinka ku duugtay Heshiis shidaal looga baarayo 3 Xirmo shidaal oo ku yaalla meel ka baxsan Xeebaha Kenya, kuna dhow xuduud-baddeedka Somalia ee ay Kenya sheeganayso. Shirkadda Shidaalka Qatar ee QP waxay Heshiis saami-wadaag…

Read More »

Xisbiga Sheekh Shariif Oo Cambaareeyay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 287 | Wednesday July 24, 2019 - 22:35:41
Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiyaha ka yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu War kasoo saaray Qaraxii gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Xarunta maamulka Gobolka Banaadir. Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa uu si adeg u Cambaareeyay qaraxaas ka dhacay hoolka…

Read More »

Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Gobolka Banaadir

0 Visits: 245 | Wednesday July 24, 2019 - 22:34:31
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu ka hadlay qaraxii gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Xasan Sheekh ayaa waxaa tacsi u diray dhammaan dadkii Soomaaliyeed ee Maanta ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxaas ka dhacay Xarunta…

Read More »

Dowladda Somalia Oo Shaacisay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Xarunta G/Banaadir

0 Visits: 285 | Wednesday July 24, 2019 - 22:19:59
Waxaa hada Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maalliyadda ee…

Read More »

Guddoomiyeyaal Degmo Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxii Ka Dhacay Xarunta G/Banaadir

0 Visits: 261 | Wednesday July 24, 2019 - 18:53:13
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa Xoogan oo galabta ka dhacay Xarunta maamulka Gobolka Banaadir,kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxaas ayaa waxaa uu ahaa mid Ismiidaamin ah oo la sheegay inay fulisay qof Dumar ah,isla markaana waxaa uu ka dhex dhacay Xarunta maamulka…

Read More »

Guddoomiye Tuulax Oo Ka Hadlay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta G/Banaadir Baaqna Diray

0 Visits: 293 | Wednesday July 24, 2019 - 18:50:11
Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray…

Read More »

Faahfaahin: Qarax ka dhex dhacay xarunta G/Banaadir iyo G/Yariisow oo ku dhaawacmay

0 Visits: 227 | Wednesday July 24, 2019 - 17:22:51
Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay gudaha xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasarae isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu dhacay xilli uu shir u socday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid Guddoomiyeyaasha degmooyinka, kaasi oo…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Talyaaniga Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah

0 Visits: 254 | Wednesday July 24, 2019 - 10:50:29
Taliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas'uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga.

Read More »

Puntland Oo Soo Bandhigeysa Baaritaanka Dilkii Loo Geystay Paul Anthony Farmosa

0 Visits: 250 | Wednesday July 24, 2019 - 10:44:31
Madaxtooyadda Maamulka Puntland waxay War-saxaafadeed ka soo saareen qoraalkii lagu soo daabacay WargeyskaThe New York Timesbishan July 22-keedii, kaasi oo lagu soo bandhigay Cod laga duubay Danjiraha Qatar u jooga Somalia, AmbassadorXasan Bin Xamsa Haashimiyo Ganacsade lagu magacaaboKhaliifa Kaayed…

Read More »

Dowladda Oo Balan Qaad U Sameeysay 10-Ka Arday Ee Kaalmaha Hore Ka Gashay Imtixaanka

0 Visits: 336 | Wednesday July 24, 2019 - 10:41:02
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin tirada gudubtay imtixaanka, tirada dhacday iyo 10-ka qof…

Read More »

KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1375 | Wednesday July 24, 2019 - 10:11:53
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA HADLAY GUUSHA BORIS JOHNSON Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/hi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Bor is Johnson oo ku guuleystay jagada Ra'iisul wasaaraha dalka Ingiriiska. Johnson oo mar soo noqday duqa caasimadda London ayaa xilkan kaga gu uleystay wasiirka arrimaha dibadda…

Read More »

Turkiga oo wacad ku maray inuu ka aarguto Mareykanka

0 Visits: 237 | Wednesday July 24, 2019 - 07:47:39
Wasiirka arrimaha dibedda Turkey, Mevlut Cavusoglu ayaa wacad ku maray in dalkiisa uu ka aargudan doono Mareykanka haddii uu Ankara cunaqabateyn u saaro soo iibsashadeeda habka difaaca gantaalaha Ruushka ee S-400.

Read More »

Waqtiga La Qabanayo Shirka Dib U Heshiisiinta Galmudug Oo La Shaaciyay

0 Visits: 259 | Tuesday July 23, 2019 - 19:00:10
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara looga gaari lahaa khilaafaadka bulsho ee ka dhex jira beelaha Galmudug, wuxuu si weyn ugu faraxsan yahay in si habsami leh ugu qabsoomay kulamadoodii hordhaca ahaa ee dar-dar gelinta qorshaha geedi-socodka…

Read More »

Guddigii Waddada Dhismaha Boosaaso Oo Xabsiga Laga Sii Daayay

0 Visits: 259 | Tuesday July 23, 2019 - 18:56:55
Maamulka Puntland ayaa xabsiga ka sii daayay xubnaha ka tirsan Guddiga Wadada dhismaha Magaalada Boosaaso,kadib markii la soo taagay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Bari. Xubnaha la xiray ayaa waxaa ku jiray Guddoomiyaha Guddiga Wadada dhismaha Boosaaso,kaasi oo habeeno ka hor lagu xiray Boosaaso,waxaana…

Read More »