Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Talyaaniga Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah

0
Wednesday July 24, 2019 - 10:50:29 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Talyaaniga Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah

    Taliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas'uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas'uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga.
 

General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Madaxda Ciidamada Dalka Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo sidii sare loogu qaadi lahaa tabarada ey Talyaaniga siiyaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan gaaray Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga,isagoo halkaas ka wada kulamo kala duwan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip