Xukuumadda oo magacowday Guddi Ka shaqeyn doona gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay.

0
Thursday July 25, 2019 - 10:41:33 in Wararka by
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda oo magacowday Guddi Ka shaqeyn doona gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay.

    Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip