Wararka

SAWIRO:-Kulan looga hadlayay Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay

0 Visits: 217 | Monday November 18, 2019 - 14:50:54
SAWIRO:-Kulan looga hadlayay Arrimaha Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay

Read More »

Ciidamo La Wareegay Xarunta Xisbiga Waddani Ee Hargeysa

0 Visits: 263 | Monday November 18, 2019 - 11:00:26
Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulka Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Xarunta Xisbiga Waddani ee halkaas ku taalla ay la wareegeen Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland. Ciidamada ayaa lagu soo waramayaa inay isku gadaameen Xarunta Xisbiga Waddani uu ku lahaa Hargeysa,…

Read More »

Dagaal Ka Socda Degmo Ka Tirsan Gobolka Baay

0 Visits: 231 | Monday November 18, 2019 - 10:57:59
Wararka naga soo gaaraya Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal uu ka socdo dagmadaas, kaasi oo u dhexeeya Ciidanka Milateriga dowladda Soomaaliya iyo Ciidamo taabacsan Guddoomiyihii degmadaas ee xilka qaadista lagu sameeyay. Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay inuu ka dambeeyay kadib…

Read More »

Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidanka Dowladda

0 Visits: 251 | Monday November 18, 2019 - 10:54:03
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta 43aad ee ka howlgala Jubbooyinka ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab. Sarkaalka isku dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ayaa Magaciisa ku sheegay Rayaani Shiikh Nuur, isla markaana waxaa uu Al-shabaab u qaabilsanaa dhanka…

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Rasaas Laga Maqlay Hargeysa Iyo Khasaaro Ka Dhashay

0 Visits: 240 | Monday November 18, 2019 - 10:50:58
Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland ay rasaas ku fureen Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo qaar kamid ah Madaxda Xisbigaas. Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in rasaas…

Read More »

Dil Ka Dhacay Xaafad Ka Tirsan Kismaayo Iyo Faah Faahin Kasoo Baxeysa

0 Visits: 218 | Monday November 18, 2019 - 10:42:36
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysan oo xalay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku dilay Nin la sheegay inuu shacab ahaa. Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay xaafadda Via-Afmadow ee Kismaayo, isla markaana waxaa Ninkaas u geystay rag dhalinyaro ah oo watay Bastoolado,…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-NOV 2019

0 Visits: 597 | Monday November 18, 2019 - 10:33:46
Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Waddo Muhiim Ah Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay xariga ka jaray dhismaha waddada isku xirta Isgoosyada Sii naay iyo Baar-ayaan ee degmooyinka War ta-Nabada iyo Yaaqshiid. Munaasabadda xarig jarta…

Read More »

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyada Sanadka 2020-Ka

0 Visits: 248 | Sunday November 17, 2019 - 22:52:44
Kal-fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey oddoroska miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka. Miisaaniiniyad-sannadeedka 2020-ka oo ay golaha horkeentay wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somalilnad…

Read More »

Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Waddo Muhiim Ah

0 Visits: 266 | Sunday November 17, 2019 - 22:50:59
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha wadada isku xirta Isgoosyada Siinaay iyo Baar-ayaan ee degmooyinka Warta-Nabada iyo Yaaqshiid. Munaasabadda xarig jarta Wadada ayaa waxaa goobjoog ka Guddoomiye…

Read More »

Mareykanka Iyo K/Kuuriya Oo Dib U Dhigay Dhoolatus Ciidan

0 Visits: 227 | Sunday November 17, 2019 - 22:48:40
Mareykanka iyo Kuuriyada Koofureed ayaa dib u dhigay dhoolatus ciidan oo ay dhaleeceeyeen Kuuriyada Waqooyi,kuwaas oo ku tilmaamay tallaabo la doonayo in lagu xoojiyo dadaalka nabadeed ee socda. Dhawaaqaan ayaa yimid manta oo Axad ah , ka dib markii xukuumadda Pyongyang ay dhowaan ku hanjabtay inay…

Read More »

Barack Obama Oo Digniin U Diray Musharaxiinta Isbedel Doonka

0 Visits: 207 | Sunday November 17, 2019 - 22:47:23
Madaxweynihii hore dalka Maerykanka Barack Obama ayaa digniin u diray musharaxiinta madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga, waxa uuna uga digay siyaasadaha aan xaqiiqda ku saleysnayn. Mr Obama ayaa sheegay in Dimuqraadiyiinta ay khatar ugu jiraan inay lumiyaan codbixiyaasha. Madaxweynihii hore oo ka hadlayay…

Read More »

Mas'uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Caawa Lagu Xiray Hargeysa

0 Visits: 257 | Sunday November 17, 2019 - 22:45:23
Waraka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaas lagu xiray Afhayeenka iyo Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani ee Somaliland. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsi ku yaalla Hargeysa ku xiray Khadar Xuseen Cabdi oo ahaa Xoghayihii iyo Barkhad Jaamac Batuun oo isna…

Read More »

Golaha Wasiirada Somaliland oo kulan xasaasi ah yeeshay

0 Visits: 240 | Sunday November 17, 2019 - 17:33:21
Kal-fadhigii golaha wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey oddoroska miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka. Miisaaniiniyad-sannadeedka 2020-ka oo ay golaha horkeentay wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland,ayaa…

Read More »

SAWIRO:-Wasiirka Gaashaandhigga & Xubno kale oo gaaray Awdheegle

0 Visits: 272 | Sunday November 17, 2019 - 17:29:00
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed( Amar-dambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo La Kulmay Guddiga Gurmadka Sool

0 Visits: 286 | Sunday November 17, 2019 - 10:49:43
Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahadi Maxamed Guuleed ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Guddi dhallinyaro iyo culimo ah oo ka soo kicitamay Gobolka Sool, kuwaas oo si isxilqaan ah isugu soo duba-riday howlihii gurmad ee bulshada Gobolkaasi ay kaga qeyb qaadanayeen…

Read More »

Axmed Madoobe oo uga digay Agaasimayaasha Wasaaradaha inay ku milmaan arrimaha siyaasadda

0 Visits: 306 | Sunday November 17, 2019 - 10:46:37
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudoonka guddiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland.

Read More »

Dhageyso:-C/raxmaan C/shakuur oo sheegay inay walwal qabaan

0 Visits: 299 | Sunday November 17, 2019 - 10:42:39
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga wadajir ayaa sheegay in xilligaan ay walwal & cabsi ka qabaan inay dalka Soomaaliya ka dhacdo doorasho loo dhan yahay. Waxaa uu sheegay in walwalkaas uu ku yimid in waqti yar ay dowladda Soomaaliya madaxdeeda uu u haray hadana aysan…

Read More »

C/qaasim Salaad "Madaxweyne hore inuu sidaa u hadlo ma haboona, haddii dowladda qalad gasho…"

0 Visits: 308 | Sunday November 17, 2019 - 10:40:55
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay hadalkii maalmo ka hor ka soo yeeray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, isagoo xusay in laga haboonaa in ka soo yeero hanjabaad ka dhan ah dowladda Federaalka.

Read More »

Dhageyso:-Duqa Muqdisho oo sheegay inay ka hortagayaan weerarada Shabaab

0 Visits: 284 | Sunday November 17, 2019 - 10:37:21
Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in xilligaan Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro abaabulan oo ay ka geystaan Magaalada muqdisho taasina ay tahay nasiib-darro. Waxaa uu sheegay in shabaab ku dhiiradaan xilligaan inay degmooyinka Gobolka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADI SHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 17-KA NOVEMBAR 2019-KA

0 Visits: 507 | Sunday November 17, 2019 - 10:10:34
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY XUBNO KA TIRSAN ISXILQAAMEYAASHA HOWLAHA GURMADKA FATAHAADAHA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno ma talayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fata haadaha ee qaar ka…

Read More »