Mas'uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Caawa Lagu Xiray Hargeysa

0
Sunday November 17, 2019 - 22:45:23 in Wararka by
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Caawa Lagu Xiray Hargeysa

    Waraka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaas lagu xiray Afhayeenka iyo Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani ee Somaliland. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsi ku yaalla Hargeysa ku xiray Khadar Xuseen Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaas lagu xiray Afhayeenka iyo Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani ee Somaliland. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsi ku yaalla Hargeysa ku xiray Khadar Xuseen Cabdi oo ahaa Xoghayihii iyo Barkhad Jaamac Batuun oo isna ah Afhayeenka Xisbiga Waddani Sidoo kale Guddoomiyaha Xisbiga waddani Cabdiraxaan Cirro ayaa Maanta taageerayaasha xisbigiisa ugu baaqay in berri ay isugu soo baxaan banaanbax ballaaran.Afhayeenka Xisbiga ayaa warbaahinta la hadlay kahor inta aan xabsiga loo taxaabin, isagoona sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ay Ciidamo geysay Xarunta Xisbiga Waddani ee Hargeysa. Si kastaba Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in Hargeysan uusan ka dhici doonin banaanbaxa uu ku baaqay Guddoomiye C/raxmaan Cirro, isla markaana ay ka hortegi doonaan tallaabadaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip