HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-NOV 2019

0
Monday November 18, 2019 - 10:33:46 in Wararka by
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-NOV 2019

    Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Waddo Muhiim Ah Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay xariga ka jaray dhismaha waddada isku xirta Isgoosyada Sii naay iyo Baar-ayaan ee degmo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Waddo Muhiim Ah Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay xariga ka jaray dhismaha waddada isku xirta Isgoosyada Sii naay iyo Baar-ayaan ee degmooyinka War ta-Nabada iyo Yaaqshiid. Munaasabadda xarig jarta Waddada ayaa waxaa goobjoog ka Guddoomiye ku-xigeen ka Maamulka iyo Maaliyada G/Banaadir Ibra ahim Cumar Mahad-Alle (Ibraahim Dheere), Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada Sey nab Xabsey, xubno oo ka tirsan Maamulka Gobolka iyo dadweyne fara badan. "Waxaan Shalay xariga kajaray dhismaha waddada is ku xirta Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmoo yinka Warta Nabada iyo Yaaqshiid"ayuu yiri Cumar Finish.


   Ugu dambeyntii Duqa Muq disho Md. Cum ar Filnsh ayaa kula dardaar may bul shada Caasimadda kunool iney xooji yaan ilaalinta nadaafada iyo bilicda waddoo yinka. Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Habeen Hore Lagu Xiray Hargeysa

     Waraka aan ka heleyno M/Hargeysa ayaa waxaa ay sheegay aan in Habeen Hore hal k aas lagu xiray Afhayeenka iyo Xoghay ihii Guud ee Xisbiga Waddani ee Somali land.

   Ciidanka Booliska Somali land ayaa xa bsi ku yaalla Hargey sa ku xiray Khadar Xuseen Cabdi oo ahaa Xoghayihii iyo Barkhad Jaa mac Batu un oo isna ah Afhaye enka Xisbiga Waddani

    Afhayeenka Xisbiga ayaa warbaahinta la hadlay ka hor inta aan xabsiga loo taxaabin, isagoona sheegay in Xukuumadda Madax weyne Muuse Biixi ay Ciidamo geysay Xar unta Xisbiga Waddani ee Hargeysa.

    Sidoo kale Guddoomiyaha Xisbiga wadd ani Cabdiraxaan Cirro ayaa Shalay taagee rayaasha xisbigiisa ugu baaqay in berri ay is ugu soo baxaan banaanbax ballaaran.

    Si kastaba Taliyaha Ciidanka Booliska So maliland ayaa sheegay in Hargeysan uusan ka dhici doonin banaanbaxa uu ku baaqay Guddoomiye C/raxmaan Cirro, isla markaa na ay ka hortegi doonaan tallaabadaas.

Barack Obama Oo Digniin U Diray Musha raxiinta Isbedel Doonka

Madaxweynihii hore dal ka Maerykanka Bra ck Obama ayaa digniin u diray musharax iinta madaxweynaha ee xisbiga Dimuq raa di ga, waxa uuna uga digay siy aasadaha aan xaqiiq da ku sale ysnayn.

Mr Obama ayaa she egay in Dimuqraadiyi inta ay khatar ugu jir aan inay lu miyaan codbixiyaasha. Madax weynihii hore oo ka hadlayay munaasabad dhaqaale lagu uruurinayay ayaa waxa uu sheegay in codbi xiyaal badan aysan doonayn in habka siyaas adeed la baabi’iyo

     Ilaa 18 musharax oo ka socota xisbiga Di muq raadiga ayaa u tartamaya inuu mid wal ba noqodo musharxii xisbiga ku mat ali lahaa doorashada 20 20-ka ee Mareykanka.

    Musharaxiinta ugu cad-cad waxaa ka mid ah madaxweyne ku xigeenkii hore ee Joe Bi den, Elizabeth Warren, Bernie Sanders, iyo Pete Buttigieg.

    Mr.Obama ayaanan intii uu ka hadlayay munaasabadda carrabaabin musharax Kha as ah sidoo kalana ma uusan dhaleeceyn si yaasi gooni ah, taasi bedelkeedana waxa uu isticmaalay erayo uu ku boorinayo dimuqra adiyiinta oo dhan oo ay ka mid ahaayeen: ”fi iro gaar ah u yeelo cod bixiyayaasha” adigoo diiradda saaraya arrimaha la xiriira daryeel ka caafimaadka iyo soogalootiga.

Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Ciidanka Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Sheegtay

     Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhabba-gal ah oo Gelinkii dambe ee Shalay ka dhacay duleedka M/Muqdisho, ka asi oo lagu qaaday Kolonyo ay la socdeen Ciidanka dowladda Soomaaliya.

    Rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa weerarka ku qaaday Kolonyada ay la socdeen Ciidanka xilli ay socdaal ku maray een inta u dhxeeysa deegaannada Calama da iyo Xaawa Cabdi ee duleedka Muqdisho.

    Dadka deegaanka ayaa sheegay in weer ar kadib halkas uu ka dhacay dagaal kooban oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda iyo ragii weerarka soo qaaday ee ka tirsanaa Al-shab aab, isla markaana waxaa lagu soo waram ayaa inuu ka dhashay Khasaaro kaladuwan.

    War qoraal ah oo lagu daabacaday bar aha Intern et-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheeteen Mas’uuliyada weerarkii Shalay lagu qaaday Ciidanka dowladda, iy agoona sheegtay in halkaas ay ku dileen 4 Askari oo ka tirsanaa Ciidanka, halka tirro kalena dh aawac uu ka soo gaaray.

   Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidanka dowladda oo ay uga hadlayaan weerarkii dhabba-gal ka ahaa ee lagu qaaday Kolonyo ay la socd een Ciidanka dowladda.

Ciidamo Ka Tirsan Kumaandooska Dow lad da Oo Laga Sagootiyay Muqdisho

    Waxaa Shalay Boqolaal Askari oo ka tir san Ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka ay ka dhoofeen Garoonka diyaaradaha Aad an Cadde, iyagoona kusii jeeda dalka Turkiga.

Wasiirka Wasaaradda Gaa shaandhigga Xu kuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Max amed Amar-dambe iy Saraakiil ka le ayaa Garoonka ka sagootiyay Ciidank an oo dalka turkiga u aaday tababar Ciidan.

     Sidoo kale Ciidanka Shalay u ambaba xay dalka Turkiga ayaa sigaar ah uga tirsan Ururka Afaraad ee Gorgor ee Ciidamada Kumaandooska dowladda.

    Si kastaba maalmo ka hor ayay aheyd markii 500 Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ay soo gaareen M/Muqdisho, kadib markii tababar loogu soo xiray dalka Turkiga.

Mareykanka Iyo K/Kuuriya Oo Dib U Dhigay Dhoolatus Ciidan

   Mareykanka iyo Kuuriyada Koofureed ay aa dib u dhigay dhoolatus ciidan oo ay dha leeceeyeen Kuuriyada Waqooyi,kuwaas oo ku tilmaamay tallaa bo la doonayo in la gu xoojiyo dadaalka nabadeed ee socda.

Dhawaaqaan ayaa yi mid manta oo Axad ah, ka dib markii xuk uumadda Pyongya ng ay dhowaan ku hanjabtay inay aarg oosaney so haddii dhoolatuska ciidan ee la qorsheey ay dabayaaqada bishan ay ku dhaqaaqaan Mareykanka iyo K/Kuuriya.

    Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Es per oo ka qeybgalay shir magaalada Bang kok  ee dalka Thailand’s  uga socday Wasii rada Gaashaandhigga dalalka Aasiya,ayaa sheegay in tallaabada dib u dhigista uusan u arki wax tanaasul ah,bale uu u arko dadaal lagu xoojinaayo nabadda.

   Seoul iyo Washington ayaa dib u dhalee ceeyay howsha dhawaanta, waxayna beddel een magaca, laakiin Kuuriyada Waqooyi ay aa si adag u diiddan, iyagoo ugu yeeray ca ddeyn muujineysa inaysan dan ka jirin hag aajinta xiriirka.    Xukuumadda Pyongyang waxay si joogto ah uga soo horjeeddaa dhoolatuska militar iga Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ,iyadoo u aragta colaad yo uulaan ka dhan ah.Kuuriyada Woqooyi ayaa dooneysaa in la qaado cunaqabateynta saran, laakiin Mare kanka ayaa ku adkeystay marka hore  in Mr.Kim uu joojiyo barnaamijkiisa hubka nukliyeerka.

Dr.C/qaasim Salaad "Madaxweyne hore inuu sidaa u hadlo ma haboona, haddii dowladda qalad gasho…”

       Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qa asm Salaad Xasan ay aaka hadlay hadalkii maal mo ka hor ka soo yee ray Madaxweyni hii hore Sh.Shariif Sh. Axm ed, isagoo xusay in la ga haboonaa in ka soo yeero hanjabaad ka dhan ah dow ladda Federaalka.

     Dr.c/qaasim Salaad Xasan ayaa warey si uu siiyay Radio Kulmiye ayaa sheegay in uu rajeynayo in gacmaha la si qabsado oo aan la iska hor imaan, isagoo ku baaqay in dadlka wax loo taro, balse aan laga shaqeyn in dalka la burburiyo.

   "Madaxweyne hore oo xilka ka degay inuu sidaa u hadlo ma haboona oo u dhaarto dow la dda waxaas ku sameynayaa yiraahdo, had dii dowladda qalad gasho Baarlamaan ayaa jo oga, iyaga laga rabaa inay la xisaabtama an” ayuu yiri C/qaasir Salaad Xasan.

   C/qaasim ayaa sheegay in loo baahan yah ay in cid kasta oo la doorto lala shaqeeyo waq tiga ay joogeyso, gacan la siiyo, isla mar kaa na wixii qalad ay gashana loo sheego, hala la taliyo ayuu yiri C/qaasim.

   Hadalkii dhowaan ka soo yeeray Madax we ynihii hore Sh.Shariif ee uu uga dhaartay DFS, ka dib markii lagu xanibay garoonka di yaarad aha Muqdisho ayaa siyaabo kala du wan ay dadka uga hadleen, iyadoo war ka soo baxay DFS loogu baa qay Shariifka inuu sharciga ilaaliyo.

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiy ey Miisaaniyada Sanadka 2020-Ka

Kal-fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Shalay oo uu shir-guddoominayey Ma daxwey naha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey oddoroska miisaaniy ad-sannadeedka 2020-ka.

    Miisaaniiniyad-sannadeedka 2020-ka oo ay      golaha horkeentay wasaaradda horu marinta Maaliyadda Somalilnad ayaa cadad keedu dhan yahay 2,751,304,880,098 (Laba Tiriliyan, Toddoba boqol kow iyo konton Bil yan, Saddex Boqol iyo Afar milyan, Siddeed boqol iyo sid deetan kun iyo siddeed iyo saga ashan shilin), waxana ay 18% (Boqolkiiba si ddeed iyo tob an) ka badan tahay miisaani yad-sannadeed kii 2019ka.

     Oddoroska Miisaaniyadda cusub, ayaa dii radda saari doonta nabadgelyada, Ictiraaf-ra adinta, horumarinta caafimaadka, Biyaha, wax barashada, doorashooyinka, daryeelka deega anka iyo duur-joogta, wax soo saarka Beeraha iyo Kalluunka, Macdanta iyo Tamar ta iyo kaa bayaasha dhaqaalaha.

    Meelaha la oddorasayo inay miisaaniyad da cusub ka iman doonto, ayaa waxa kamid ah ca shuuraadka kala duwan ee ay muwaad iniinta reer Somaliland bixiyaan.

     Madaxweynaha Somaliland, Mudane Mu use Biixi Cabdi iyo dood iyo falanqayn dheer ka diba waxa uu cod geliyey Ansixinta oddor oska miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka, wa xana cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamm aa nba xubnihii golaha wasiirrada ee kalf adhiga ku sugnaa, iyada oo aanay jirin cid ka aamus tay iyo cid diidday midna.

     Miisaaniyaddan ay Shalay oddoroskee da ansixiyeen golaha wasiirradu, ayaa ah tii 29-aad ee uu yeesho Somaliland, taas oo sa nna dba sannadka ka dambeeya sii kor dhaysay, waxana ay u gudbaysaa golaha wakiillada So maliland oo ka gudan doona waajibaadkooda Dastuuriga ah.

Wasiirka Gaashaandhigga & Xubno kale oo gaaray Awdheegle

      Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxa med( Amar-dambe) iyo wafdi uu hoggaamin ayo ayaa Shalay waxaa ay gaareen degma da Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyada oo halkaasi lagu soo dhawe eyey.

    Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka heer fe der aal, taliye xigeenka ciidanka xooga dalka iyo wasiirka wasaarada gaadhaandhiga xuk uu mada Soomaaliya iyo Guddoomiyaha      Gobo lka Shabeellaha hoose.

     "Waxaan Shalay safar shaqo ku tagnay Degmada Awdheegle oo ka soo ka baneysa dib-u-dhicii Shabaab ay u gesteen,dadka de egaanka iyo ciidamada xooga dalka ayaa si wadajir ah ugu shaqeya Amaanka,Dhamaan waxaan ka hirgelin doonaa mashaariic hor marineed ayuu yiri” Guddoomiye Najax. Muh iimada booqashada ay wafdigaasi ku tageen Awdheegle ayaa ah in dib u dhis lagu same eyo xarumo caafimaad, xeryo ciidan oo wa aweyn, xarumo waxbrasho iyo saldhiga tali ska Booliska Soomaaliyeed.

   Degmada Awdheegle ee Gobolka Shab eellaha Hoose ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinkii ugu dambeeyey ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay kala wareegeen Al-Shabaab.

Axmed Madoobe oo uga digay Agaasima yaasha Wasaaradaha inay ku milmaan arrimaha siyaasadda

    Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jub baland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gud oonka guddiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland.

    Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hub inta iyo dhageysiga waxqabadka wasaarada ha iyo gudiyada madaxa banaan ee Jubbala nd ayaa ka qabsoomey hoolka shirarka ee madaxtoo yada Jubbaland ee magaalada kismaayo.

    Agaasimayaasha ayaa mid mid uga warb ixiyey waxqabadka wasaaradaha ay maam uulaan, sida ay u fulaan mashaariicda kusoo dhaca wasaaradaha iyo caqabadaha ay waj ahaan xilliyada ay ku gudo jiraan daadejinta adeegyada bulshada.

     Madaxweynaha Jubbaland ayaa kadib dhageysiga warbixinta agaasimaayaasha uga mahadceliyey kuna dhiiri galiyey shaqa da balaaran ee ay u hayaan bulshada reer Jubbaland iyo guud ahaan shacabka Soom aaliyeed isla markaana ballan qaaday in caq abad kasta oo soo wajahda daadejinta ade egyada dowladu shacabka gaarsiiso loo xal lin doono sida ugu dhakhsaha badan.

     Madaxweynaha ayaa si adag uga digey in agaasimayaashu ku dhex milmaan siyaas ad da maadaama aysan shaqadoodu ahayn siy aasad ee ay tahay inay adeegyada dowl ada gaarsiiyaan shacabka.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo La Kulmay Guddiga Gurmadka Sool

     Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuum ad da Federaalka Soomaaliya Mudane Maha di Maxamed Guuleed ayaa kulan soo dha weyn ah la qaatay Guddi dhallinyaro iyo cul imo ah oo ka soo kicitamay Gobolka Sool, kuwaas oo si isxilqaan ah isugu soo duba-ri day howlihii gurmad ee bulshada Gobolkaasi ay kaga qeyb qaadanayeen gurmadka wala alaha Baladwe yne.

    R/w Kuxigeenka ayaa ku bogaadiyey bu lshada Gobolka Sool dareenka wadaniyeed ee ay u muujiyeen walaalahooda ay saame eyeen fatahaaduhu, isagoona si gaar ah ugu mahad celiyey culimada iyo dhallinyarada isu xilqaa may arrinkan.

    Xildhibaan Sharmaarke Garaad Saleeba an Buraale oo kulankan kalmad ka jeediyey ayaa tilmaamay muhiimadda gaarka ah ee ay lee dahay in dadka Gobollada Waqooyi ay la qeyb sadaan walaalahooda kale ee dalka duruufaha soo food saara, taas oo xooji nay sa isdhexgal ka bulsho iyo midnimada.

    Sidoo kale, Xubnaha Guddigan ayaa ku lan la yeeshay Guddiga Qaran ee Fatahaa daha, waxa ayna uga warbixiyeen gurmadka ay wad aan iyo dareenka dadka Gobollada Sool iyo Sa naag ee ku aaddan dhibaatada soo gaartay walaalahooda Gobollada Hiira an, Bakool iyo Gedo.

      Dhanka kale, Guddiga Gurmadka Sool waxa ay kulan la qaateen Xildhibaannada De egaanka, masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowl adda Federaalka ah iyo aqoonyahanka ka soo jeeda Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn ee ku nool Muqidsho.

Duqa Muqdisho oo sheegay inay ka horta gayaan weerarada Shabaab

    Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxa mu ud Maxamed (Finish) ayaa sheegay in xilligaan Al-Shabaab qorsheeynayaan weer aro ab aabulan oo ay ka geystaan Magaala da mu qdisho taasina ay tahay nasiib-darro.

    Waxaa uu sheegay in shabaab ku dhi irad aan xilligaan inay degmooyinka Gobolka Bana adir qeybo kamid ah inay weeraro ka fuliyaan aysan aheyn mid suurtagal noqon karta,isla markaana Ciidamada Ammaanka Dowladda Soomaaliya ay u diyaarsan yihiin inay ka hortagaan.

     "Waxaa nasiib-darro ah waqtigaan lagu ji ro in shabaab abuulan ay ku dhiiradaan inay weeraro ka fuliyaan muqdishoi,mana ahan mid u suuragaleyso mana ismahdin doon aan waana hami waalan waana kala eryi do onaa ayuu yiri”Cumar Finish.

    Sidoo kale waxaa uu sheegay in Maamul ka Gobolka Banaadir iyo hay’adaha Amniga ay ka hortegi doonaan fal kasta oo ay isku dayaan Al-Shabaab,isla markaana la xoojin doono amniga koontoroolada laga soo galo Muqdisho.

XUSKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PAPER OO 18 /11/2019 LOO DABBAAL DAGAYO MAANTA Ka yimid Bogga4aad



Munaasabad si aad ah u heer sareysa oo ahyed mid lagu maamuus ayey xuska sanadguurada wargeyska Mogadishu times ayaa waxa ay xalay ka dhacday xarunta wargeyska ee M/Muqdisho Munasaada ayaa waxaa ka soo qeygaleen qeybaha kala duwan ee bulshada soomaal iyeed sida aqoonyahanno, siyaasiyiin,Haween,Dhallinyaro iyo qey baha iyo gaar ahaan saxaafiyiinta soomaaliyeed iyadoo ugu horeyn halkaa Aayadaha Khur’an Karim ah lagu furay xafladaasiuuna akhri yay Sh.C/laahi Sayid Axmedisago ugu horeyn salaamay ka qeyb gal aya asha ayaa halkaa ka akhriyey Aayado Khur’aanka Karim ah oolagu furi taanka xafladda Wargeyskan waxa uu ka hadlay sida wanaagga muu qdo laga dheehan karo inaan raacno waayoo ummadda waxaa loo hor seedaa wixii ay ku horumari lahaayeen taasoo alle nagu waaj iyey ina an meelah wanaaga leh ee lagu dhowro waajibaadka allena far ay ee ah in dadka lagu wacyi geliyo wanaaga iyo weyneynta diinta isla amka, waxana dhihi lahaa waxa ay ka mid tahay xafaladaani mid kul misay dhammaan dadka muhiimka u ah bulshada waayoo intaan oo qof meel haddey isugu timaado waxaa ay tahay mid leh muuqaal wan aagsan, waxaana dhihi lahaa alle raali waa ka noqnayaa haddii wanaag iyo wax isu sheeg dadka kor looga qadayo xagga aqoonta iyo is famah ka ah, waxaan wargeysyada dalka ka soo baxay ay ahaayeen kuwa soo baxay xilli loo baahnaa oo ay dowla dii jirtay ay Burbur tay.Maanta waxaan joognaa xuska wargeyska Mogadishu Times Waxaana dadaal ka u galay dhallinyarada iyo wax garadka horteyda jooga iyadoo ay ho rmuud ay tahay Maam Biibto waxaan leenahay waa guuleystateen had di muddo dheer aad wadden wacyigelinta bulshada.

Waxana cad ummadda in dhibaatada looga digo wanaagan la faro waa waajib qofkasta oo islaam ah saaran idina waxaa tihiin kuwa dad aalkaas qaatay idinkoo waliba la kaashaanaya culimada iyo aqoonyah annada Wanaag aad sameeyseenna ama dadaalkiina ayaa keenay oo meel ma gaari laheyn hadaadan ku ku adkeysan lahyen wada jirka idinka muuqdai ,iskaashaiga,daacandimada dhexdiina ha qofka howla haan haya waxaa cad in muddada dheer oo uu wagyeskaan jiray rubuc qanigana ku dhaw inay ku ti mid is xilqaan, is diris iyo watashi dhexd iina ah waana idiin habalyeynaya.

Dhinaca kale Dr.Cismaan Axmed Jimcaaleoo Guddoomiyaha war geyskan ayaa ka hadlay waxaan uu sheegay in wali wax badan ay dhi man yihiin oo uu san dhamman halganka waayoo ayuu yiri wali dalka dagaalbuu ku jirnaa wax aan wargeyska iyo dhammaan bahada saxaa fadda looga baahan yahay in dagaalka nabad lagu bedelo dadkan co laadda xummaanteeda la dareensiiyo waayoo xilli adag ayey dadka soo mareen waxii dhagahooda ka guuxayana waa in wax wanaasgan oo ay jecleystaan looga baddelo oo hadda nabad baa soo bidhaameysa oo waxaa muuqda ifafaalo wanaagsan kadib markii co laaddii la qabtimey hadan la ogaaday dhibkeeda inaan lagu sii jiri karina ay muuqato waa yoo qofkastaa dhib ay horey u soo gashay in ay gadaal ugu noqto ma rabo waxaana lagu darensiin karaa alladaha warbaahinta oo dalka ka hana qaaday wali xilligii hor wargeysyada loogala tacaali jiray in dhibaa tada looga hor tago inta maanta soo gaartay ay yihiin kuwa fara ku tirs ah walow ay haatan nabadda jirtaa ay ku dhismeen idaacado iyo tv-ya da waliban aaladah electaroncada ay caalmka halgoob isu keenay wa xaan dhihi lahaa waxaa intaas oo aqoon korortay ah 1aad u ahaa war geysada oo ah kaalinta ugu horeyso ee warbaahin waayoo waa dhaxal ka jiilashada cusub waxaan laga dheehan karaa isagoon koronto kaaga baahneyn keydki hore in aad kala soo baxdo isgoo warqad ah oo dhowrsan marka waxaan leeyahay hambalyo hambalyonabad,alle ha inagu wada ga arsiiyo sanadkaan kiisa kale .

Dhinaca kale Tifaaf tir ihii Wargeyska ee ugu horeyey Madaxmuud Axmed Xasan Xuurshe ay aa hadallo gaaban oo ka soo jeediyey xafa ladaasi isagoo wax ka bid ha amiyey xilligii wargeyskaan la bilaabay dhibaatooyin badan laga soo mutay laa kiin waxuu sheegay in taa lagu ilaabayo dadaalka wali taagan oo ay maamada hormuud u tahay wa xaana waliba xusuustaa iyadoo wargeysyo badan jiraan inuu wargeysk aani maalintuu soo baxay uu ekaa mid sanooyin jiray oo kale waayo waxaa la geliyey xayeysiin dheer dhagaha bulshada wuxuu ku badnaa waxana uu noqday mid bushada kaalin muhiim ah ugu galay walow W/ Muqdisho uusan ka jirin wargeysk maalinleh ah dadka ay u oomanaay een inay helaan Wargeys baahidooda ka ha qab tiri kara weyna heleen wayna heystaan hadda ee waxaa bogaadinayaa dhammaan bahda wargeyskan aan xalliyo adag oo badan iskula soo jirnay inta inga geer iyootayan alle ha inga samir siiyo inta jirran alle caadimaad ha siiyo Ma amo Biibto da daalkeeda wuu muuqdaa waana na ceeb tirtay waxana bahda u rajeynayaa guul intaa ka badan insha allaah.

Dhanka kale waxaa munaasabadda ka hadlay Md.Muuse Maxm ecd Cusmaan {M.Kiimiko} oo isagoo halkaa ka khariyeyhadalo qii mo badan waxaana uu sheegay in dadaal walba oo la galo hadduusan alle la jirin uusan meel mar no qoneyn, wax aana dadaalkaan aan soo galanay maanta uu yahay mid muuqda waxa uu ku yimidna waxaa ka hadlay dadkii iga horeeyey waxaan loo baahan yahay in laga dhabe eyo howlahana hor yaal oo ah in wali wageyska uu yahay mid jira ha se yeeshee xilli adag uu soo wajahay waxaan mahad leh alla SWT "Xilliyadii Colaadda Xafiiskyadiisa 2 ka mid ah ay noqdeen mid madfac ku dhacay iyo mid la bilileystay, waxan u fakaday kaliya hal oo xafiis Wargeyska M.Times ahka dib markii dagaalka weynaaday oo laka qaxay.

Waxaa xusid mudan in maamulka Wargeyska uu dadaal badan u ga lay sidii howlaha wargeyska aysan u gelin hakad haba yaraatee wax aan uu ku dadaalay inuu badiyo xaruumaha wargeyska oo meel kala gaar ah lagu samyey taasoo la ogaa inay qa tar marwalba ku imaan ka rto qalabka wargeyska iyo xitaa shaqaalaha si taa looga taxadarro ayaa maama xabiibo axmed jimcaale oo ah qof dhiifoon oo waliba hal adeyg badan walibana ah qof u duuban in howlaha sii socdaan oo ay san marna u hakan wax yaabo yar yar waxaynasameysay in la bad iyo xaruumaha wargeyska 3 ayeyna ka dhigtay oo meelkastaaba qala beys ay , waayoo goob ka mid ah haddi qarax ka dhaco qeybta kale ayaa shaqeyneysa taasina waxaan u leehaya dalka dhibaato ayaa ka dhacda oo markasta wax uunba dhacay wargeyskan waa mid loo baahan yahay inuu helo meel ammaan ah haddana aan an baaqaneyn marka juhdigii iyo daalkii inaga soo gaaray wargeyska waxaan ku ila abeynaa xuska sanadka lix iyo labaatanaad waxana leehaya bulshada munaasbaddan isu timid habalyo hambalyo wargeskan hala taageero maamada iyo wargeys kaba

Dhinaca Kale Jabriil Maxamuud Nuur ayaa bogaadiyey maa mulka ka dib markii uu dhexda u sii xirtay dadaalka jiritanka wargeyska oo xillg aan soo gaarayisagoo sheegay in uu xusuusto hwoalah adag ee laga soo maray walina laga hayo oo aan is lahaa laguma sii jiri karo in ay maamada wali heyso howsha wargeyska waa mahad ilaaheey wax aana nagu waajib ah aniga iyo intii howlasha soo bilowday in aan gar ab galno maama biibto oo aan aniga naaneys ugu dhigi lahaa..

Eeg Bogga 5-aad


 

XUSKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PAPER OO 18 /11/2019 LOO DABBAAL DAGAYO MAANTA


Ka yimid Bogga 5-aad

hane yda birta ah oo halgankeda muqdo hambalyo ayaan leeyahay sanad guuro wanaagsan iyo guul M.times Daily news paper

Dhinaca kale waxaa erayo kooban halka ka soo jeediyey Md. Yuu suf Cismaanciil Axmed {Carrabeey} oo ahaa Guddoomiyaha Naadiga Wargeyska Mogadishu Times waxaana uu dhammaan ugu mahad celi yey Maamaulka iyo howladeennada wargeyska Mogadishu Times Dai ly News Ppaer doorka nooleynta Isboortiga dalka ay ka qaaten waxaa na uu sidoo kale gud. Carrabeey uu bogaadiyey Guulhihii taxana ah aa ee ay soo hooyeen Ciyaaryahannadii Naadiga WargeskaM.Timesxilligii uu dhisnaa isagoo Ciyaartoydii iyo maamulkaba ka qaateen taa bba gelinta howlaha wargeyskan waxuuna ciyaartoydii guulaha ka soo hoysay tartamadii 1998-dii ilaa 2002-dii xafladda uu ku bogaadiyey gul ahaas isagoo u rajeeyey guulo intaa ka badan waxaana dadaalka war geyska uu u galay soo noleynta tartamada cayaaraha qeybha kala du wan ee dalka isagoo yiri sannad guurada 26aad hambalyo iyo salaam diirran haddii aad tihiin maamulka wargeyska iyo kooxhiisaba naga guddooam hadaanu nahay bahada isboortiga naadiga mogadishu times


Sidoo kale Xafladaas 26 guurada wargeyska Mogadishu Times ay aa waxaa halkaa dadkii ka qeyb galeen ku bogaadiyeen Marwo Xabi ibo Axmed Jimcaale Biibtoo hore u aheyd ciyaaryahanad soomaal iye ed ee qeybaha isboortiga dalka kaalin ka soo qaadatay waxana xusid mudan dadaalka xilliyadii adkaa ee dalka inay kaalin ku laheyd soo nooleynta isboortiga dalka ,

Ayna ku kasbatay shahaadooyin sharaf u gaar ah iyo mid wargeyska howlhiisa laguguddoonsiiyeyba. Ayuu yiri Gud. Isboortiga W.M.times

Dhinaca kale Md. Yuusuf Carrabeey ayaa Yiri waxaan ku dhiiri gel iynayaa inay dadaalkeeda halkaa ka sii waddo, waxaa na bahda saxa afadda soomaaliyeed ay u hambalyeyeynayaa guud ahaan shaqaala ha iyo masuuliyiinta wargeyskan Hambalyo sanakaan kiisa kale ku gaara nabad iyo nolo wanaagsan

Wuxuu sheegay guddoomiyaha naadiga isboortiga wargeyskan Md. Yuusuf Carrabeey in kaalimaha ugu horeeya aan ka galanay tartamada isboorti ee dalka inta uu naadiga dhisnaa waxaan ka sheeghan kartaan sawirada naadiga dhinaca isboortiga uu ku taalabsay e dhinacyada kala duwan ee isboorti

 

Dhinaca kale Milkiilaha Wargeyskan ahna tifaaf-tiraha Wargeyska ani Marwo Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} ayaa ha dalkeeda ka bilw oda mahad celin iyo u habalyeyn ka soo qeyb galayaasha xaflada xus ka 26 guurada wargeyskaan waxayna tiri” Maamulka wargeyska wax aa uu ugu mahad cel inayaa ka soo qeybgalayaasha munaasabadda 26-guurada wargeyskaan isagoo bogaadiyo dadkii qeybta weyn ku la haa inuu xilligaan soo gaaro aad iyo aad ayaan ugu mahacelinayaa howladeennada kaalinta lixaadka kale ka soo qaatay iyo macaamiisha sharafta badan oo ku taxnaa xiili fog ilaa kuwa haatanba wargeyska an bilowgiisa ilaa haatan waxaana ka soo qeyb galayaasha xafladaan 26 guurada ka soo waregtay leeyahay hambalyo Inag ula ciida caafimaa dsan iyo adeegii Aad inooga barateen oo muddo dheer inoo soo bilw aday ilaa haatan alla mahadii aad wali inaga daalacaneysaan qeybaha kala duwan ee wargeyska iyo wabsedkaba.WWW.MOGTIMES.COM.

waxaan leeyahay intii aan isla loo dadaalnay oo hore inta haatan inala heysa dadaalka iyo inta inagu soo biiri doontadaba wali waxaan heynaa dadaalkii shalay kii haatan waxaan hiigsaneynaa midka mustaq ablka oo ah inaan heerka aan taaganahay mid ka sii horeeya aan gaa rno hadaanu nahay maamulka iyo howladeenada wargeyskan insha allaah.

Sidoo kale waxaa Milkiile Xabiibi Axmed Jimcaale {Biibto} Ugu Tacsi yadeysay dadaalka wargeyska inta la soo gashayey ee alle Oofsaday in Alle u Naxariisto Jannada Alle ugu bishaareeyo Inta Xanuunsaneysa na Alle Cafimaad Taam ah ha Siiyo. Waxa ayna kala yihiin haddii aan xuso inta wargeyskaan ka soo shaqeysay ama dadal u gashay.oo xa nuunsan ama geeriyootay waxay kala yihiin sida;- Cali Sh. Cabdi Cali Fareey,Maxamed Xasan Gaarweyn {Jeeri}, C/laahi C/raxmaan C/laahi {Yariisoow-Alif} Cawil Daahir Salaad, Makaraan Xasan Cadoow waxa ana jirran :- dhammaan alle ha u wada naxariisto inta jiirran oo kala ah C/hi Xuseen Baarbbe Sh.Cali Cumar Maxamud, C/dir Maxamed Calas oow {Calas} yagana dhammantood alle ha caafiyo ayaan leenahay Aamiin

Walaalayaal Haddii aan idinkaga waramo xaaladda wargeyska uu ku bilwday ayaa ah sida tan:- Taariikhda wargeyska ayaa ah sida tan: "in wargeys maalinle ah la sameeyo waxaa fekerkiisa lahaa ugu horeyn walaalaykay iyadoo hore qorshe loogu sameeyey in wargeys Maalinle ha la sameeyo waxaana fekerkaa keenay wiil walaalkey ah oo la dhi hi jiray C/dir Axmed Jimcaale {Boison} kaa oo Geeriyood intaan la sam eyn Wargeys Maalinleha ah alle ha u naxariistee .

Dhinaca kale ka dib markii in la sameeyo la damcay aan iska ka ashanay dhallinyaro feker ahaan dooneysay in la yagleelo iyo aniga oo horeyba ugu taamaayey waxaan is wareysi ka dib dadaalkaas aan ku guuleysanay walow inta badan dhibaatada xilligaa adag aan dhabarka u dhigtay aniga oo aheyd hawenyda kaalin muuqata iyo waaya arabni mo buuxda u lahyed wargeys in la yagleelo walow aan kaalinmo badan aan ka soo qatay wargeyso badan oo dalka ka soo bixi jiray ka dib bur burkii iyo walibana ka horba . waana go;aansaday inaan sameeyo warg eys anigoo kaashana dhallinyaradaas xiliga adag ku jirtay oo u baah neyd gacan qabasho xaaga himada ay u hayaan qoraalka iyo in bu lshada dhibaatada heysato looga digo lagana weeceiyo dhibaatada baaxadda leh oo ay ku jiraan. Bogga6-aad


XUSKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PAPER OO 18 /11/2019 LOO DABBAAL DAGAYO MAANTA


Iskaashi dhinaca fekerka iyo awood dhaqaale oo xageyga aheyd ka dib waxaan ku howl geliyey in ay ii keenaan magaca wargeyska iyagoo Magacyo badan ii keennee anniga aan ka doortay mid ka mid ah ka di bna kii ugu mudnaa wada tashi iyo isla fa laqeyn ka dib aan isla qaad anay magaca ah Muqdisho , waxaan aniga oo Biibto ah aan kabay magacaa Times oo aan is lahaa dadka ka haqab tir xiisaha ay u qab een xilligaa oo xaalad xun ay jirta dadka aqbaarta ay u omanayeen ani goo qosheyey inaan saacad kastab war cusub u daaabaco waloow ay noqon weyday sida aan qorshyestay xagga kharajka awgeed iyo xiill iga oo adkaaba.{Saacadda Muqdisho} taasoo haatan ay idaacadah iyo Tv-yada ay sameysteen wararka saacadlaha ah.

Marka lix magac oo halkaa leygugu soo badhigay ayaan ka xushay Mogadishu Times Sideedaba howl haddii la wajahayo waa inuu qorshe jiraa, markii qorsha ugu horeyey feker, magaca , hantigelin ,u sameyn Xarun, raadinta dadkii howasha wadi lahaa oo isku aragti ah kana go ’an tahay howsha qibradna u leh u kuur gelid helid Goobo ammaan , yeelasha u raadin taageerayaal howlahasi kugu dhiiri geliya iyowal ibana suuq-geyn

Alle mahadii inta badan haddaan helnay waxaan heli weyn dhaq aale sidaas daraadeed waxaan anigoo biibto Axmed jimcaale ah aan ku dhiirada inaan qarashka guud bixiyo wargeyskana uu gacan kale iyo is jiid jiidka nabad galo,waxaana qaabilay wixii adeeg guud ah ee u wargeyska u baahnaa ee dhinac ayada kala duwan waloow gacan we yn aan ka helay aqoonyanada iyo howladeenada oo igu kabay xoogo oda iyo aqoontoda anna aan wixii karaankeyga ah aanan ka hagran, sidii ayaan ku bilownay howshaas maanta 26-jirsatay iyadoo ugu hor eyey in 2sano ka badan igau qaatadatay aan aruurintisa iyo in la he lo wargeys tayo leh qalab kiisana u dhan yahay ayaan u soo maray maa nta waxay ku aaddan tahay 26 sano xiligii uu soo bax ayeyna ay tahay mid shan iyo labaatan jir ah waayoo maadaama18-ka Novembar 1996-dii Uu Soo Baxay Cadadkiisa Ugu Horeyey , howshiisa iyo ju hdigiisa 2 Sano ka badan na gu qaadatay in la yagleelo wargeyskan wixii loo bahnaa in la helo xafiisyo dhowr ah oo misna waaweyn oo qe ybo kala duwan ku kala yaala taasina alle ma haddii waan ku guleys anayayey Tiri Marwo Xabiibo Axmed Jimcaale Biibto oo ah Milkiilaha Wargeyskaan.

Wargeyskaan waxaa uu soo baxay xilli adag oo dadka qaarkii laga dhaadhicin karin in nabad la helaayo waayoo qofkatsaa dada maskaxd iisa ay ku qufulneyd qabiil iyo dagaal oo dadka maskaxdooda ka guu xayey awgeed ayaan barnaamijyo ay jecleystaan kuna hilmaamaan ugu diyaarinay wargeyskaan anigoo kaashanaya rag iyo haweenba oo Aqonyanno Soomaaliyeed ah oo kaalin muuqata ka soo qaatay howla ha wargeyskaan. Waxay sii raacisay in muddada dheer ay loo galay in loo helo wixii uu u baahna oo dhan waxaana jiray dalka oo uu ku jiray marxalad adag oo dhibaato badan oo dadka aqoonta leh ay ku jireen xeendaab si nafasdooda ay u badbaadsadaan ayna adkeyd in la helo, taasoo mudda 2da sano ka badan ay inagu qaada tay qalabkii iyo aqoonyahanadii iyo goobo ay ku nabad geli karaan in la isku helo alle mahadii waa inoo rumowday riyadeen nii aheyd in la dhidbo wargeys kaan maanta munasadiisaan Mogadishu Times Daily News Paper ayey tiri marwo biibto oo ah lafdhabrka wargeyskaan bilowgiisa ilaa iyo haatan dhexde u xiratay inuu soo gaaro xillgaan.

Waxayna si weyn u bogaadisay dhalliyardai iyo aqoonyahanadii kaalinta ku lahaa inuu soo baxo wargeyskan, Marwa Biibto ayaa tiri "Wargeyskaan jilashii iska daba taxnaa ee heerarka kala duwan lahaa ee soomaray ayaan kaga mahad celisay xilliyadii kala duwanaa ee dhi bka badnaa oo ay isla soo mareen iyagoo danta qura aan lahaayeen ay aheyd inuu meel wanagsan gaaro wargeyskaan waan mahad alle waan joognaa meel wanagsan oo halgankeena wadareed wuu muuq daa oo waliba ifayaaxillgaan ayey tiri Marwo Biibto Axmed .

Sidoo kale Maamada ayaa intaa raacisay maanta waan idinkaga hambalyeynayaa haddii aad tihiin madaalayaashii soo maray wargeys kaan in howlihiisa qeybaha kala duwan kala lahaa, sida wariiye, diyaari ye,tirfaaftire farsamaqayqaanada,maqaaliistayaasha, hala buurayaasha murtida iyo madadaalada, qeybaha Bogagga Wargeyska ku kala qor naan ee Diinyadda, Isborti, Arrimaha Bulshada iyo Siyaas addaba la haa wax aana kaalin muqata aad ka ciyaateen muhiimadda wargeyska sharfta iyo karaamadaba leh sidoo kale waxaay uu macaa mishiisa ka aamaantay maanta inay tahay mid aan ku wada faani karo bilow ilaa hadda waan ugu mahad celisay kuwa adeegsada wargeyska iyo kuwa akhriskisa ku taxanba…..

La soco Berri insha llaah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip