Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Waddo Muhiim Ah

0
Sunday November 17, 2019 - 22:50:59 in Wararka by
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Waddo Muhiim Ah

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha wadada isku xirta Isgoosyada Siinaay iyo Baar-ayaan ee degmooyinka Warta-Nabada iyo Yaaqshiid. Munaasabadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha wadada isku xirta Isgoosyada Siinaay iyo Baar-ayaan ee degmooyinka Warta-Nabada iyo Yaaqshiid. Munaasabadda xarig jarta Wadada ayaa waxaa goobjoog ka Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad-Alle (Ibraahim Dheere), Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada Seynab Xabsey, xubno oo ka tirsan Maamulka Gobolka iyo dadweyne farabadan. Ugu dambeyntii Duqa Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa kula dardaarmay bulshada Caasimadda kunool iney xoojiyaan ilaalinta nadaafada iyo bilicda waddooyinka."Waxaan maanta xariga kajaray dhismaha wadada isku xirta Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta Nabada iyo Yaaqshiid"ayuu yiri Cumar Finish.

    

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip