Wararka

Wariye Cabdicasiis Gurbiye oo si xun lagula dhaqmay X/dhexe ee Xamar

0 Visits: 267 | Friday April 17, 2020 - 23:32:51
Wararka laga helayo Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegaya in Ciidamada Asluubta ee gacanta ku haya xabsigaasi, ay si xun ula dhaqmeen Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Agaasime Kuxigeenka ahna Tafaftiraha Radio Goobjoog ayaa maalintii Talaadada lagu xiray Saldhiga Booliska ee Degmada Hodan, ka dib markii…

Read More »

Soomaaliya oo codsatay in kaalmada la siiyo loo wareejiyo la tacaalidda xanuunka COVID-19

0 Visits: 208 | Friday April 17, 2020 - 23:28:14
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo xalay ka hadlay wacyi-gelinta COVID-19 iyo sida looga badbaadi karo, ayaa dadka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay qaataan talooyinka caafimaad ee dhaqaatiirta iyo Bahda Caafimaadka dalka. Sidoo kale, Ra'iisul Wasaaaraha…

Read More »

Maamulka Puntland oo mar kale Boosaaso Qaad ku gubay.

0 Visits: 231 | Friday April 17, 2020 - 23:16:38
Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku gubay Qaad la geliyay Magaaladaas oo mamnuuc ka ah. Saraakiisha Booliiska Gobolka Bari iyo Magaalada Boosaaso waxa ay digniin culus u direen shaqsiyaadka Qaadka suda qarsoodiga ah u geeya deegaanada Puntland.…

Read More »

Hir-Shabeelle oo hal sabab garoomadeeda ugu mamnuucday duullimaadyada qaar

0 Visits: 238 | Friday April 17, 2020 - 23:13:10
Warqad kasoo baxday xaafiiska madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maaxmed Cabdi Waare ayaa lagu dalbaday in la joojiyo duullimaadyada tayidka ah ee ka dega magaalooyinka uu ka arimiyo maamulka Hir-Shabeelle. Qoraalka ayaa lagu sheegay in aan in duullimaad gaar ah oo aan fasax heysan uusan kasoo degi…

Read More »

Shiinaha oo dhaqaatiir u soo direy Itoobiya

0 Visits: 196 | Friday April 17, 2020 - 22:54:03
Kooxda dhakhaatiirta caafimaadka dalka Shiinaha ka socota waxay soo gaareen magaalada Addis Ababa. Safaaradda Itoobiya ay ku leedahay dalka Shiinaha ayaa sheegtay dhakhaatiirta iney ka yimaaddeen Sichuan si ay taageera caafimaad ay u siiyaan dalka Itoobiya ee la daalaa dhacaya Coronavirus. Kooxda dhakhaatiirta…

Read More »

Shiinaha oo u jawaabey Madaxweyne Trump

0 Visits: 185 | Friday April 17, 2020 - 22:52:06
China ayaa maanta beenisay eedeymaha dalalka Reer Galbeedka ee ah inay qarisay xaddiga faafitaanka cudurka Coronavirus, waxayna sidoo kale ku gacan seertay tuhunada Mareykanka ee ah inay xiriir hoose la leedahay ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha Zhao…

Read More »

Kiisaska coronavirus ee Jabuuti oo gaaray 732

0 Visits: 180 | Friday April 17, 2020 - 22:50:22
Dalka Jabuuti ayaa maanta xaqiijiyay 141 qof oo kale uu ku dhacay cudurka Corona, sida uu xaqiijiyay xoghayaha wasaaradda caafimaadka Jabuuti, Saalax Banoyta Turaab. Waxa jira walaac Ku adaan cudurkan tiirada guud ee dadka u haayo cudurkan corona ayaa hada ah 732 qof dalka djibouti iyada oo ay kisas…

Read More »

WHO oo soo saartey digniin la xiriirta Coronavirus

0 Visits: 175 | Friday April 17, 2020 - 22:48:04
Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digeysa in Afrika ay noqon karto halka xigta ee xudunta u noqon doonto xanuunka saf-marka ah Covid-19. Qaaradda ayaa waxaa sare u sii kacaysay tirada dadka uu soo ridnayay fayraskan toddobaadkii la soo dhaafay, iyadoo laga xaqiijiyay 17,500 oo kiis iyo…

Read More »

Xal laga gaarey khilaafkii Maamul ee G/Hiiraan

0 Visits: 268 | Thursday April 16, 2020 - 19:13:05
Waxaa Maanta xal laga gaarey khilaaf dhinaca Maamulka Gobolka Hiiraan ah oo saddexdii todobaad ee la soo dhaafay ka taagnaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,kaas oo u dhaxeeyey Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiraan iyo Guddoomiyaha Cusub. Kulan saacado badan qaatay oo Maanta ka dhacey…

Read More »

Africom oo beenisay warar Al-Shabaab ay faafiyeen.

0 Visits: 225 | Thursday April 16, 2020 - 19:09:15
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa ka horyimid been ay warbaahinta Al-Shabaab ka faafiyeen dilka sarkaal 10-kii April lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Mareykanka ma aysan shaacin magaca ninkaas, hase yeeshee dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab…

Read More »

Mareykanka oo Xoojinaya Sharciga Kala Fogaanshaha Bulshada ee ka hortagga faatidda covid-19

0 Visits: 207 | Thursday April 16, 2020 - 19:06:55
Daraasad ay samaysay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykan ayaa tilmaamaysa in Marexykanku uu sii wadayo adeegsiga sharciga mamnuucaya isu dhowaan-shaha bulshada isla markaana uu sii shaqayn doono ilaa inta laga gaarayo sanadka 2022, iyadoo ujeedaduna tahay xakameynta faafitaanka Viruska Corona oo si…

Read More »

Jabuuti oo xaqiijisey kiisas Cusub oo Coronavirus ah

0 Visits: 201 | Thursday April 16, 2020 - 19:01:18
Dowladda Jabuuti waxay maanta xaqiijisay 156 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus, sida uu xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaas. Waxay guud ahaan tirada la xaqiijiyay kiisaska cudurka Covid-19 ee gudaha Jabuuti gaarayaan 517. Dowlada waxay kordhisay muddada uu soconayo banddowga…

Read More »

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo beeniyey Warar laga faafiyey

0 Visits: 211 | Thursday April 16, 2020 - 18:39:21
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada iyo Warbaahinta qaarkood lagu baahiyey in Guddiga doorashooyinka Qaranka ay ku dhawaaqayaan dib u dhac doorasho sababo laxiriira Cudurka Coronavirus,hayeeshee Guddiga ayaa warkaasi beeniyey. Qoraal kooban oo Guddiga kasoo baxey ayaa waxba kama jiraan…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay askar lagu eedeeyey fal kufsi ah.

0 Visits: 192 | Thursday April 16, 2020 - 18:33:02
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay eedeymo la xiriira fal kufsi ah oo askar lagu soo eedeeyey.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay bukaanno Kale u geeriyoodeen Corona virus.

0 Visits: 215 | Thursday April 16, 2020 - 18:17:47
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyoodeen saddex qof oo ka mid ah dadkii uu gudaha dalka ku haleelay cudurka COVID-19. Tirada guud ee dadka Soomaaliya ugu dhintay fayraska corona ayaa noqoneysa 5 ruux.Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar…

Read More »

Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo COVID-19 ugu dhintay Minnesota

0 Visits: 208 | Thursday April 16, 2020 - 18:11:08
Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ayaa shalay lagu aasay gobalka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ay ku noolyihiin kadib markii uu u geeriyooday cudurka COVID-19. Marxuumka ayaa lagu magacaabay Xaaji Saalax Cabdalla Maxamed oo 86 jir ahaa, islamarkaana qabay xanuuno kale, sida uu…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 16-4-2020

0 Visits: 245 | Thursday April 16, 2020 - 10:16:32
Coronavirus: Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay bukaanno Kale u geeriyoodeen Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay geeriyoodeen 3 qof oo ka mid ah dadkii uu gudaha dalka ku hale elay cudurka COVID-19. Tir ada guud ee dadka Soom aaliya ugu dhintay fayraska corona ayaa noqoneysa 5 ruux. Wasiirka…

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo si KMG ah u hakiyay shirarkii isku imaatinka ahaa si looga hortago faafinta cudurka halista ah ee Covid-19.

0 Visits: 226 | Wednesday April 15, 2020 - 20:32:40
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa qaab Online ah u shir gudoomiyay kulan degmooyinka Gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la qabto kaas oo looga hadlo horumarinta Caasimadda.

Read More »

Xasan Shiikh Maxamuud " Xarigga Weriye Gurbiye waxa uu muujinayaa astaan keli-talisnimo"

0 Visits: 195 | Wednesday April 15, 2020 - 20:29:15
Madaxweynahii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay Xarigga Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah agaasime ku-xigeenka Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada Muqdisho, oo shalay lagu xiray saldhigga degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa qoraal…

Read More »

Puntland oo kordhisay Bandowga Saaran Magaalooyinka

0 Visits: 196 | Wednesday April 15, 2020 - 20:26:07
Madaxweynaha Puntland Ahna Guddoomiyaha Guddiga Puntland u qaabilsan diyaar-garowga iyo ka hortagga Covid-19, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Shir-guddoomiyey kulanka Guddiga diyaar-garowga iyo Ka hortagga ee Coronavirus. Madaxweynaha Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Qasriga Madaxtooyada…

Read More »