Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo COVID-19 ugu dhintay Minnesota

0
Thursday April 16, 2020 - 18:11:08 in Wararka by
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo COVID-19 ugu dhintay Minnesota

    Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ayaa shalay lagu aasay gobalka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ay ku noolyihiin kadib markii uu u geeriyooday cudurka COVID-19. Marxuumka ayaa lagu magacaabay Xaaji Saalax Cabdalla Maxamed oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ayaa shalay lagu aasay gobalka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ay ku noolyihiin kadib markii uu u geeriyooday cudurka COVID-19. Marxuumka ayaa lagu magacaabay Xaaji Saalax Cabdalla Maxamed oo 86 jir ahaa, islamarkaana qabay xanuuno kale, sida uu xaqiijiyey wiil uu dhalay. Mareykanka ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka uu sidaweyn u saameeyey Cudurka Coronavirus,waxaana maalin walba ku dhinta kumanaan qof.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip