HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 16-4-2020

0
Thursday April 16, 2020 - 10:16:32 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 16-4-2020

    Coronavirus: Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay bukaanno Kale u geeriyoodeen Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay geeriyoodeen 3 qof oo ka mid ah dadkii uu gudaha dalka ku hale elay cudurka COVID-19. Tir ada guud ee dadka Soom aaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Coronavirus: Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay bukaanno Kale u geeriyoodeen Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay geeriyoodeen 3 qof oo ka mid ah dadkii uu gudaha dalka ku hale elay cudurka COVID-19. Tir ada guud ee dadka Soom aaliya ugu dhintay fayraska corona ayaa noqoneysa 5 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulsh ada XFS, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa warbx inta maalinla ha ah ee arrimaha COVID-19 ku sheegtay in sidoo kale la diiwaan geliyay 20 kiis oo cusub. Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 ee Soomaaliya laga diiwaan geliyay ayaa ga aray 80.Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ugu baa qday dadka Soomaaliyeed inay si saxan u qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah qorshaha xakameynta cudurka. Waxay intaa ku dartay in uu "si xawa are leh dalka uu ugu faafayo, muhiimna ay tahay in laga wada shaqeeyo bed-qabka umadda". Soomaaliya waxay diyaarisay xarumo lagu karantiilo dadka qaba Covid-19 Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay laba-laabantay tirada dadka uu cudurka Covid-19 ku haleelay gudaha dalka oo ay haatan gaartay 60 qof. Tiradaas ayaa aad sare ugu kacday ka dib markii 24-tii saacadood ee la soo dha af ay la xaqiijiyay in 35 qof oo hor leh oo ku no ol gudaha dalka laga helay xanuunka, kuwa as oo ay dowladdu sheegtay inay ku jiraan 3 kiis oo laga helay Jamhuuriyad da goonni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somali land. Waa tiradii ugu badneyd ee maalin keli ah ay shaaciso DFS tan iyo markii la soo tab iyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Coro navirus. R/Wasaaraha DFS, Xasan Cali Khayre oo shirka guddoomiyay kulan ay yee sheen guddiga gaarka ah ee la dagaallanka Coronavirus ayaa sheegay in uu "faray was iirrada Qorsheynta, gargaarka iyo arrimaha gudaha in Hey'adaha dalka ka howl gala ay ku war geliyaan inay u gargaaraan dadka danta yar ee dhibaatadu kasoo gaareyso sa ameynta COVID-19". "Ganacsatada Soomaalida ayuu R/W ka codsaday inay qaybtooda ka qaataan kaal meynta dadka nugul", ayaa lagu yiri warsax aafadeed ka soo baxay xafiiska Khayre.

Xasan Shiikh Maxamuud " Xarigga Weri ye Gurbiye waxa uu muujinayaa astaan keli-talisnimo”

    Madaxweynahii hore ee JFS.Md.Xasan Sh.Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay Xar igga  Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah agaasime ku-xigeenka Warbaahinta Go objoog ee M/Muqdisho, oo Dorraad lagu xiray saldhigga D/Hodan ee G/Banaadir.

Md.Xasan Shiikh  ayaa qoraal kooban oo ku qornaa Afka English-ka uu soo dhigay bogga lagu gudbiyo farriimaha gaagaaban ee Twitter-ka waxa uu ku yiri:-

   ''cabsi gelinta iyo xarigga saxafiyiinta ka dhanka ah si loo aamusiyo, ma aha mid caawineysa hir-gelinta dimuquraadiyadda dalkeenna Soomaaliya, xarigga Weriye Gurbiye waa sameynta  calaa mad muujineysa astaan dhaqan keli-talisn imo”.

    Md.Xasna sh. ayaa farriintiisa waxey ku bi ireysaa baaqyada lagu taageerayo in Weriye Gurbiye lagu siiyo xoriyaddiisa, isagoo maalintii 2ad ku jira gacanta DFS. 

   Horay ayaa waxaa Dorraad baaqyo qoraal ah u diray saxafiyiinta, siyaasiyiin caan ah, aqoonyahanno, xildhibaanno ka tirsan dow ladda, kuwaas oo dhammaan ka codsaday dowladda Soomaaliya in xoriyaddiisa loosoo celiyo suxufigaasi xiran.

Puntland oo kordhisay Bandowga Saaran Magaalooyinka

     Madaxweynaha  Puntland Ahna Guddoo miyaha Guddiga Puntland u qaabilsan diya ar-garowga iyo ka hortagga Covid-19, Md. Siciid C/hi Deni ayaa Shalay Shir-guddoomi yey kulanka Guddiga diyaar-garowga iyo Ka hortagga ee Coronavirus.

  Md. Deni oo ku sugan Qasriga Madaxtooya da ee Garoowe, ayaa Shirkan ku-guddoomi yey hab maqal iyo muuqaal ah iyadoo Guddi hoosaadkasta oo Guddiga ka mid ah muuqa al-wicitaanka kasoo galeen Xarumaha Was aaraddaha Caafimaadka, Qorsheynta, Wa rfaafinta iyo Waxbarashadda.

    Guddiga oo u kala qeybsan Wacygelinta, Amniga, Maaliyadda iyo Maciishada ayaa warbixin ka siiyey Madaxweynaha shaqooy inka qabsoomay iyo sida ay u socoto diyaar-garowga iyo ka hortagga ee caabuqa Covid-19.

    "Waxaan Shalay qaab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay Guddiga diyaar-garow ga iyo ka hortagga Covid-19, Waan bogaadi naya illaa iyo hadda shaqada socota, oo ru ntii aan ku ammaanayo guddi hoosaadka si da joogtada ah ee ay shaqada u wadaan tan iyo markii aanu howshan bilownay.

    Halista Cudurkan waa mid ka muuqata ad duunka iyo sida uu u saameeyay, sidaasi da rteed ka Dowladd ahaan si aan dadkayaga u badbaadino waxaan goor horeba bilownay oo xoogga saarnay wacygelinta iyo ka horta gga cudurkan.

    Dadweynaha Puntland anoo ku amaana ya siday ugu hoggaansameen awaamiirta Dowliga ah, waxaan hadana ugu baaqaya in ay qaataan talooyinka Hay’addaha Caafima adka” ayuu yiri Md. Deni.

     Kulanka ayaa waxaa kasoo baxay in mud do kordhin Bandow la sameeyay, waxaana lagu kordhiyey muddo 14cisho inuu sii socon doono bandowga saaran guud ahaan maga alooyinka Puntland, waxaa sidoo kale la jooji yey Jimcaha iyo Jaamacada in Masaajida lagu tukado si loo illaaliyo badqabka caafi maad. Maamulka G/Banaadir oo si KMG ah u ha kiyay shirarkii isku Imaatinka  

   Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa qaab Online ah u shir gudoomiy ay kulan degmooyinka G/Banaadir oo 7aad kii mar la qabto kaas oo loo ga hadlo horumarinta Casimada.

Duqa Muqdisho iyo mas’uuli yiinta kale ayaa kuwada xiri iray mid ka mid ah aaladaha ay bulshada isticmaalan ee Skype-ga waxaana gabi ah aan si kmg ah loo hakiyay shirarkii isku imaatin ka ahaa si looga hortago faafinta cudurka hal ista ah ee Covid-19.

    Shirkan ayaa intiisa badan looga hadlay xoo jinta ka hortago Coronavirus iyo in lasii labala abo wacyigalinta bulshada. Maamul ka G/Bana adir iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS ayaa M.Muqdisho ka wada ol olo Shacabka lo oga wacyi-gelinayo faafida Cudurka hslista ah ee Coronavirus oo kiisas dhowr ah laga helay dalka Soomaaliya.

Shacabka Kuuriyada Koonfureed oo Shalay u dareeray goobaha cod bixinta

    Shacabka ku nool dalka Kuuriyada Ko onfu reed ayaa Shalay waxa ay u dareereen gooba ha cod bixinta ee dalkaasi, si ay u soo doorta an golaha baarlamaanka ee jamh uuriyada Kuuriyada Koonfureed.

   Gelinkii hore ee Shalayy ayaa waxaa la fur ay ilaa 14.000 oo goobood, oo dadka shaca b ka ah loogu talo galay, inay ka dhiibtaan coda dkooda, xilli uu dalkaasi ka jiro cudurka dilaaga halista ah ee Covid19.

    Dadka codadkooda Shalay dhiibanaya ay aa waxaa lagu wacyi gelinayay inay kala fog aadaan, si aysan isugu gudbin cudurka Cor on virus oo wali ka jira dalkaasi.

     Doorashada Shalay ka dhacaysa Kuur iya da Koonfurteed ayaa waxaa amray madaxwey naha dalkaasi, xilli dunida inteeda kale ay la daalaa dhacayso xakamaynta cudurka Coron avirus.

Bandow xalay ka dhaqan galay Muqdisho

   Waxaa xalay M/Muqdisho ka dhaqan galay Bandow ay dhawaan kusoo rogtay DFS,kaas oo bilaawdey 8:00 Fiidnimo kuna ekaa 5:00 Subaxnimo.

    Wadooyinka Waaweyn ee M/Muqdisho iyo Xaafadaha qaar ayaa waxaa lagu arkayey Cii damo badan oo ka tirsan Booliska Soomaaliya, kuwaas oo kala eryayay Dadka qaarkood oo wadooyinka taagnaa in kastoo badi la xirey Go obaha Ganacsiga. Maamulka G/Banaadir iyo Taliska Ciidanka BS ayaa kormeer ku sameey ay 17ka Degmo ee G/Banaadir kormeerkan oo ahaa mid ay ugu kuur galayeen sida uu u hir galay bandowga lagu soo rogay M/Muqdis ho.

    Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa markale ku celiyey in Bandowga uusan saameyn doonin Wariyeyaasha,Dukaamada lagu iibiyo raashin ka qalalan Isbitaalada iyo dadka xanuunsan, waxaana uu Ciidamada farey inay si wanaag san ula dhaqmaan Shacabka.

    Guddoomiye ku xigeenka Aminiga iyo Siy aasadda Maamulka G/Banaadir Md.Maxamed C/hi (Tuulax) oo Saxaafada la hadlay ayaa ka codsaday Shacabka kunool M/Muqdisho in ay ilaaliyaan nimaadka Dowladnimada,isla mark aana u hoggaan samaan Awaamiirta Ciidama da iyo talooyinka Caafimaad si looga hortago faafida Coronavirus.

    Dowladda Soomaaliya si rasmi ah uma sha acin mudada la joojin doono Bandowga xilliga habeenkii ah ee la saarey M/Muqdisho,iyada oo kiisas Cusub oo COVID-19 ah laga helay M/Muqdisho.


Faarax C/qaadir "Waxaan ka xumahay in la xiro xilligaan Wariye Gurbiye oo qa yb weyn ka ahaa ololaha wacyigelin ta cudurka Koronaha.

    Wasiirkii hore ee Cadaaladda ahna Xi ldhibaan ka tirsan BFS Faarax Sh. C/qaadir ayaa codkiisa ku biiray baaqyada lagu dalb anayo sii deynta Wariye C/casiis Gurbiye oo ahaa Agaasime kuxigeenka Goobjoog, kaa soo Ciidamada Booliska ay ku xireen Sal dhigga Booliska degmada Hodan.

    Faarax C/qaadir ayaa sheegay inuu aad u ga xun yahay xarigga wariye Gurbiye, isa goo xusay inuu qeyb weyn ka ahaa ololaha wacyigelinta cudurka Koronaha.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka Xildhibaan Faarax C/qaadir:-

    Maalmo ka hor ayaan ka qabygalay dood Cilmiyeed ku saabsan Aafada Koronaha iyo saamaynta uu ku leeyahay xaaladdeenna dhaqaale iyo Bulsho. Afkaaro qiimo badan ayeey soo jeediyeen ka qaybgalayaashii.

   Waxaan ka sheegay dooddaas in xilliyada musiibooyinka madaxda looga baahan yah ay inay raadiso cid kasta oo wax ka tari kar ta xalka musiibada.

    Waxaan tusaale u soo qaatay in boqorkii Masar uu dalbaday in Nabi Yusuf ( calayhi salaam) xabsiga laga soo saaro, madaxna uu ka noqdo Qorshaynta saadka iyo maaliy adda si shan iyo toban sano looga badbaa do musiibada soo socoto. Nabi Yusuf waxaa lagu soo xiray guriga boqorkaa oo is tusiyay inay ceeb isaga iyo xaaskiisa soo gaarayso haddaan Yusuf la xirin.

   Waxaan ka xumahay in la xiro xilligaan Wa riye "Gurbiye” oo qayb weyn ka ahaa ololaha wacyigelinta cudurka Koronaha. Waxayna ahayd inaan xabsiyada ka soo saarno hadde ey jirto cid sida "Gurbiye” karti u leh inay ka qayb qaadato hakinta halista cudur kan.

    Wali ma arag eedeynta lagu haysto wari yaha, waxaanse ogahay inay la taliyaal, safi irro iyo saaxiibbada Madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre ay ka mid yihiin kuwo aflaga addo iyo anshax xumo kula kacay madaxw eynayaashii ka horreeyay, ayna muuqato in maqaamkaas abaal marin loogu siiyay afxu madii iyo xushma darradii ay u gaysan jireen madaxdii hore.

    Waxaan rajaynayaa in mowhibada Gur biye "oo aan wali hadlin” siduu ku celcelin jir ayuu xorriyad u helo inuu hadlo xigasho :jowhar.com

Askar lagu dilay Ceelasha Biyaha, hub kii ay wateena laga qaatay

    Wararka inaga soo gaaraya Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Koonfureed M/Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubays an in halkaasi ay ku toogteen Askar ka tirsan Ciidamada dowladda.

   Dilka ayaa wuxuu ka dhacay agagaarka Is bitaalka Zamzam ee Ceelasha biyaha, kadib markii laba nin oo Bistooladley ah ay toog teen laba Askari oo qoryo watay.

     Markii ay dileen labada Askari kadib wa xa ay ka qaateen labadii qori oo ay wateen, kadibna waxa ay ka baxsadeen goobtii dilka uu ka dhacay.

      Ciidan kale oo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray goobta ay wax ka dhaceen, waxaana halkaasi ay ka soo qaadeen maydka labadii Askari ee toogashada lagu dilay.

      Ciidamada dowladda ayaa deegaanka Ceelasha biyaha ka bilaabay hawlgal baarit aan ah oo lagu raadinaayo Kooxdii sida gaa dmada ah u dishay labada Askari, kadibna ka baxsatay goobtaasi.

Madaxweyne Laftagareen oo cafis u fidi yay 11 maxbuus oo ku xiran Baydhabo

    Madaxweynaha Maamul Goboleedka K/Galbeed Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa cafis u fidiyey Maxaabiis ku xiran xabs iga degmada Baydhabo.

   Wareegto ka soo baxday xafiiskiiska Mada xweynaha ayaa waxaa lagu cafiyay 11 maxbuus oo xirnaa Xibsiga dhexe ee degm ada Baydhabo.

     Sababta loo cafiyay maxaabiista ayaa lagu shegay inay tahay ka hortaga xanuunka dilaaga ah ee Coronavirus, kaas oo Soomaaliya ugu dhinteen la ba ruux oo midkood ahaa Xi ldhibaan ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

Xeer-ilaalinta Gobolka Bay ee Koofur Gal beed Soomaaliya ayaa la amray in ay xabs iga ka siidayso Maxaabiistaan oo horay loo gu xukumay dambiyo kale duwan.

Dad ka baxsadey Xarun karantiil

   Dadkaan oo tiro ahaan  lagu sheegay 32 Ruux ayaa waxaa ay ka baxsadeen Xarun la gu karantiilo dadka looga shakiyo Cudurka Coronavirus taas oo ku taalla Gudaha degm ada Ceelwaaq Kenya.

    Dadkaan oo badankood ahaa rakaab ay aa kamid ahaa 66 Ruux oo lagu haayey Xa run Karantiil,in kastoo aan si rasmi loo faah faahin sida ay ku baxsadeen maadaama go obta ay ku sugnaayeen Ciidamo Boolis ah.

      Qaar kamid ah kaal kaaliyeyaasha Caaf imaad ee Xarunta dadka lagu karantiilo ee M/Ceelwaaq Kenya ayaa waxaa ay Warb aahinta u sheegeen inay walwal ka qabaan dadkaasi baxsadey oo ay sheegeen in qaa rkood aan weli la karantiilin.

    Guddoomiyaha G/Mandera, Cali Ibraahim Roobo ayaa 7adkaan sheegay inay ka wal aacsan yihiin basaska dadweynaha iyada oo bandow uu jiro ay weli ka dhex Shaqeynay aan inta u dhaxeysa Magaalooyinka Nairobi iyo Mandheera.

    Kenya ayaa waxaa ay kamid tahay dalal ka Afrika ee laga helay kiisas kamid ah Cu durka Coronavirus,iyada xilliyada habeenkii Magaaloyinka qaar bandow la geliyey.

Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo ka hadlay sida loogaga hortagi karo Coronavirus

    Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hir shabelle Sh.Abuukar Xasan Cali ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la yimaadaan Towbadkeen iyo Alle ka cabsi si loogaga hor tago cudurka ku sii faafaya cudurka Coro navirus.

    Sh.Abuukar Xasan Cali Maqaney oo Shalay soo booqday qaar kamid ah masaaj idyada iyo dugsi quraanada magaalada Jo whar oo ay ka socdaan quraan akhris iyo alle tuug Eebbe loogaga baryayo in Muslimii nta uu ugaga dulqaado halista cudurka Coro naha ayaa hadal gaaban oo uu jeediyay booqashada kadib waxa uu ugaga hadlay sida ugu wanaagsan ee la isaga ilaalin karo cudurkan.

      Maamulka Hirshabelle ayaa bil aabay dadaalo xoog leh oo looga ga hortagayo cudurkan oo dadka dalka Soomaaliya ugu geeriyood ay uu ka mid ahaa xildhibaan ka tir sanaa baarlamaanka Hirshabelle.

Mid ka mid ah Ilaalada guriga lagu haa yo Mukhtaar Roobow oo Habeen hore la dilay

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in mid ka mid ah Ilaalada Guriga lagu haayo Mukh taar Roobow Habeen hore la dilay, iyadoo dilka uu ka dambeeyay askari kale oo ka mid ahaa ilaalada guriga.

     Askariga la dilay oo lagu magacaabayay Aweys C/llaahi Xaashi ayaa ka mid ahaa Cii damada NISA ee waardiyaha ka heysa xab siga guriga la geliyay Mukhtaar Roobow oo horay uga soo goostay Al-Shabaab, haatan u xiran dowladda Soomaaliya.

    Wararka ayaa sheegaya in ka hor dilka uu muran dhex maray askariga la dilay iyo kan wax dilay, waxaana dhacdadan ay sababtay qalqal ku yimid ammaanka guriga Mukhtaar Roobow.

    Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigt ay askariga dilka geystay, kaasoo lagu wado in cadaalad la marsiiyo.

    Ciidanka NISA ayaa gacanta ku haya am niga guriga lagu haayo Mukhtaar Roobow oo sanadkii 2018 dowladda ka soo xirtay Ba ydhabo, kaddib markii uu ka mid noqday Mu sharaxiinta Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xilligaas dowladda Federaalka ka soo hor jeeday musharaxnimadiisa.

Faah faahin:-Dil ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho

      Kooxo ku hubeysan Bastoolada ayaa de egaanka Ceelesha Biyaha ee duleedka M/ Muqdisho waxaa ay ku dileen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Dad goobjoogayaal oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in rag dhalinyaro ay dileen Askarta xili ay halkaas ku sugnaayeen, iyagoo u geeriyooday ras aas looga dhuftay qeybaha sare ee Jirka.

    Wararka ayaa intaas kusii daraya in ragii dilka geystay goobta ay si deg deg ah uga baxsadeen, waxaana halkaas gaaray Ciida mo kale oo ka tirsan dowlada, kuwaasi oo goobta ka qaaday Meyadka Askarta.

     Duleedka M/Muqdisho ayaa waxaa xiliya da qaar ka dhaca dilal qosrhesan oo geyst aan rag dhalinyaro ah oo ku hubeysan Ba stoolado, waxaana inta badan dilalkaas she egta Al-shabaab.

Warbixin soogalootiga ugu badan Iswi dhan ee u dhintay cudurka Covid-19 Waa Soomaali

    Warbixinta Shalay ee corona ayaa lagu soo bandhigay soogalootiga ugu badan ee u dhintay xanuunka coronavirus waxana ugu horeeya Somaliya halka ay ku xigaan Wad amada Ciraaq iyo suuriya.

Guud ahaan 1 033 qof ayaa illaa hadda inta la ogsoon yahay ama soo gaartay diiwaanka hayad da caafimaadka bulsha da u geeriyootey cudurka covid-19. Waana tiro kor u kacday 114 qof wixii Dorraad ka dambeeyey, sida ay hayaddu Shalay ku soo bandhigtay shirkeedii jaraa’id ee maalinlaha ee xaaladda fayruska corona ee dalka.

     Dhanka kale tirada inta qof ee laga heley faruska ee saamiyadii tijaabada ee laga qaa day ayaa kor u gaartay 11 445, halka 530 dadkaa ka mid ahna ey ku jiraan xaaladda gargaarka caafimaad ee joogtada ah, sida ay sheegtay Johanna Sandwall, madaxa la anta u diyaar garowga masiibooyinka ee hay adda hoggaanka bulshada oo shirka jaraa’id ka hadashay.

    -530 bukaan ayaa Shalay gargaar deg deg ah ugu jira covid-19, halka tiro kale oo 300 gaarsiisan daryeel la mid ah ugu jiraan xanuunno kale. Welina waxaa jirta awood dheeri ah oo loo leeyahay in dad intaa ka badan la qaabilo, sida ay sheegtay. Iyadoo hadalkeedii sii wadatan tiri iney ku celinayso mar kale farriin toddobaadkii hore ay jeedi say:

  -In laga baqo maahan in daryeel caafimaad la raadsado. Waxaa la wici karaa 1177, wax aa la booqan karaa gargaarka degdegga ee cusbitalka. Waxaa na soo gaarey dhamma allo in laga cabsi qabo inaaney boosasku ku filleyn, sida ay hadalka u dhigtay.

      Dhanka kale Anders Tegnell oo ka howl gala hayadda caafimaadka bulshada ayaa soo ba ndhigay in badankood dadka u geeri yoodey covid-19 marka loo eego tirada ey bulshada dalka ka yihiin dad ka soo jeeda dalka dibaddiisa uguna horreeya dadka ka soo jeeda Soomaaliya, waxaa soo raaca Cir aaq, Suuriya. Waxaa soo raaca waddamma da Finland iyo dalkii horey loo oran jirey Yug oslaafiya. Labadaasi waddan ayay ugu wac an tahay dad muddo hore soo galey oo badankood ey gaboobeen, sida uu sheegay Anders Tegnell.

     Mar Tegnell wax laga weeydiiyey in ciriir iga deegaanku ugu wacan yahay dhibaatada fayruska ee qowmiyadaha kala duwan ee dalka dibaddiisa ka soo jeeda, soomaalidu na ka mid tahay ayuu ku jawaabay:

-Waa wax dhici kara. Waxaa jira saansaamo sheegeya in ciriiriga deegaanku ka mid ya hay halista uu fayruskani ku faafi karo. Sidoo kale waxaa loo baahan yahay in tirakoobya dan aad loogu dhuur galo intii aan lagu ekaan xaalad keliya. Waxaa jiri kara asb aabo kala duwan oo sabab u noqon kara ee loo baahan yahay in laga fekero. Waxaa si doo kale loo baahan yahay in si ka dardar badan looga howl galo xaafadahaa, sidii ga can looga geeysan lahaa. Iyo in loo baahan yahay in la eego habka ay ku socoto iminka. Khasab maahan in xaaladdu sidii hore weli u liidato, sida uu sheegay Anders Tegnell.

     Iimaan Cilmi oo illaa sagaashameeyadii ku dhaqnayad nawaaxiga xaafadaha Järva ayaa sheegtay sidoo kale in beryahan da mbe aad mooddo welwelkii inuu hoos u dha cay.

     Middaasina oo ey ku macneeysay maad aama uu yaraaday wararkii dhiilada lahaa ee toddobaadyo ka hor la maqli jirey, sida ay hadalka u dhigtay.

     -Dhibaato adag ayaa la soo marey 2dii toddobaad ee la soo dhaafay iminka waxaad mooddaa inay ka sahlanaatay, maadaama la maqlayo in aanay sidoo hore u dhib ba dnayn, sida ay sheegtay Iman Cilmi.

Xigasho: Somaliska Stockholm Fannaankii Cumar Shoolli oo Muqdisho lagu aasay

    Waxaa Habeen hore M/Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariistee fanankii waynaa ee Cu mar Cabdulle (Cumar Shoolli), iyadoo Shalay Barqadii lagu aasay isla Muqdisho.

Cumar Shooli ayaa muddooyiinkii ugu dambee yay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho wa xaa uuna u geeriyooday sida dadka ku dhaw-dhaw ay shegeen cudurka Macaanka ama Sok orta.

    Aaska Marxuumka waxaa ka qayb galay Gu ddoomiye Ku xigeenka Maamulka & Maaliyadd a ee G/Banaadir Ibraahin Dheere oo sheegay Maamulka G/Banaadir inuu bixiyay qarashka Aaska Marxuumka.

Taariikhda madaalihii hobolladii Waaberi Cumar Shoolli

     Waxaa Habeen hore M/Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariistee fanankii waynaa ee Cum ar Cabdulle (Cumar Shoolli). Cumar Shooli ay aa muddooyiinkii ugu dambeeyay ku xanuunsa naa M/Muqdisho waxaa uuna u geeriyooday si da dadka ku dhaw-dhaw ay shegeen cudurka Macaanka ama Sokorta.

   Fanankii waynaa ee Cumar Cabdulle (Cumar Shooli) ayaa sida la sheegay ku dhashay deg mada afgooye ee gobolka Sh/ Hoose, wax aana da'diisa lagu sheegay dhowr iyo sideetan.

    Waxaa uu fanka ku soo biir ay sida uu ku sheegay wareys iyadii uu horey u bixiyay in ka badan 45 sano ka hor.

    Shooli ayaa fanka kaga soo biiray dhanka cii damada oo waxaa uu ka mid ahaa militarigii Soomaaliya sida uu ku sheegay wareysiyadii hore ee uu bixiyay.

    Fannaanka waxaa uu qaaday heeso badan oo ay ka mid ahaayeen heesta la dabaalo Caa shaqa iyo heesta aroosyada ee aadka loo jecelyahay ee Ladnaan ku waara.Maxaa loogu bixiyay ma daalaha Hobolladii waaberi? umar Cabdule (Shooli) ayaa waxaa uu ka mid ahaa kooxdii qaranka ee Waabari.  Cumar ayaa wax aa uu fanaaniinta kale kaga duwanaa in uu ciy aari jiray kaalimo kala duwan sida qaadida hee saha, tumidda muusiga iyo waliba jilliinka.

     Mar la waydiiyay Cumar Shooli sababta lo ogu bixiyay ma daalaha waabari ayuu sheegay in uu ahaa nin howla badan isku qabta taasi oo dad badan ka yaabisay ka dib na magaca loo bixiyay.

     "Waxaan qaban jiray shaqo 3 qof u baahn ayd ayaan kaligey qaban jiray," ayuu yiri cum ar Shooli.

     Cumar Shooli ayaa alle ha u naxariistee sheegay in mararka qaar ay dhici jirtay in hal habeen uu ka qeyb galo dhowr barnaamij taasi oo xitaa dadka shaki galisay in dhowr cumar Shooli ay jiraan.

    "Magaalada Marka ayaa waxaan ka soo dhi gayaa Ruwaayad waan ka soo tagayaa waxa an imaanayaa Jubba Gitaar ayaan ka tumayaa waan heesayaa , subaxiina waxaan fadhiyaa barnaamijikii Kadis, dadku waxay is yiraahde en markaa waa Shooliyaal badan ma aha Sho oligii aan arki jirnay,", ayuu yiri shooli.

    Magaca Madaalaha Waabari ayuu sheegay inuu u bixiyay alle ha u naxariistee Wariye Cab dalle Nuuradiin.

    Halkuu ka yimid magaca Shooli?

    Alle ha u naxariisteen fanaanka Cumar Cab dulle waxaa uu lahaa naanesyo badan.

    Waxaa ka mid ah magaca inta badan dadka Somaalida ay u yaqaanaan ee Shooli oo ah magac yaraantiisii ay asxaabtiisa u bixiyeen.

    Mar wax laga waydiiyay magaca Cumar sho oli ayaa waxaa uu ku jawaabay:"Waxaan ku fiicnaa dabaasha, xeebta Liido waxaan ahaa ninka 1aad haddii aan waayo ama 2aad wax aan ahaa 3aad marka waxaa jira Kalluun af dhuuban oo dabaasha ku fiican marka Shooli meeshaas ayay ka timid," ayuu yiri.

Maamulka Degmada Warsheekh oo jooj iyay gaadiidka uga yimaada Muqdisho

    Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Idaacadda Dalsan ee M/Muqdisho ayaa she egaya in Maamulka D/Warsheekh ee G/ Sh/ Dhexe uu soo saaray Go’aan Cusub oo looga hortegayo faafida Cudurka Coronavirus.

    Maamulka Warsheekh ayaa joojiyay isku so codka gaadiidka rakaabka ah ee ka tega M/Mu qdisho, isla markaana maalin kasta aadi jiray degmadaas iyo deegaano kale oo hoostaga muddo laba todobaad ah.

    Sababta uu Maamulka u joojiyay isku socod ka gaadiidka ayaa waxaa lagu sheegay inay ta hay cabi laga qabo Cudurka halista ee Corona virus oo kiisas dhowr ah laga helay Magaalada Muqdisho ee Caaismadda Soomaaliya.

    D/Warsheekh ee G/Sh/Dhexe ayaa muddoo yinkii dambe aheyd degmo loo dalxiis tego, waxaana Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha hal kaas aad jiray dhalinyaro farabadan oo kusoo damaashada Xeebta Warsheekh oo aad u qur ux badan.

    Sidoo kale warar la helayo ayaa sheegaya in Warsheekh ay maalinta berri ku wajahnaa yeen Mas’uuliyiin kala duwan, hayeeshee wax aa noola xaqiijiyay in Safarkooda uu baaqay, kadib markii la joojiyay gaadiidkii halkaas tegi jiray xigasho:radiodalsan.com.

Coronavirus: Xaflad dhalasho oo isu baddashay masiibo

     Munaasabaday ugu dabaal degayeen dhal asho ayey qa bsad een qo yska balse wa xay isu bede shay murugo iyo musiibo.

Xaflad oo ay lahaayeen qoys ku nool dalka Brazil waxay ho rseeday shakiga ah in qoyska dhexdiisa ay is qaadsiiyeen cudurka Coronavirus kaddib mar kii ay dhinteen saddex carruur ah halka 10 kal ena ay xannuusadeen muddo labo toddobaad ah ka dib markii munaasabadda ay dhammaa tay.

    Mas'uuliyiinta dalkaas waxay xaqiijiyeen in mid ka md ah carruurta uu u dhintay Coron avirus.

 Qorshaha xafladda

    xafladda dhalasha ee ay qabsadeen qoyska waxay 13-kii bishii Maarso ka dhacday deega anka Itaperica da Serra, ee ka tirsan M/ Sao Paulo ee dalka Brazil., Maalinkaas, Brazil wax ay xaqiijisay in 98 qof oo uu ku dhacay fayr aska Covid-19, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka ee Brazil, mana jirin cid u dhim atay cudurka.

  Ku dhawaad 60 ka mid ah kiisaska la xaqii jiyay waxay kasoo jeedaan Magaalada Sao Pa ulo, waana mid ka mid ah magaalooyinka ugu dadka badan dunida. Waxaa ku nool in ka badan 21 Milyan oo qof.

      Saddex 7baad ka dib, 8-dii bishan, guud ahaan dalka Brazil waxaa la xaqiijiyay in ka b adan 16,000 qof oo uu ku dhacay Coronavirus halka 800 oo qof na ay u dhimatay cudurka.

Vera Lucia Pereira oo aheyd gabadhii loo da baaldegayay dhalashadeeda waxay ka war he ysay in cudurka uu soo gaaray Brazil isla mar kaana uu ku faafayay. waxay ka fakareysay inay qaadacdo qorshaha xafladda dhalashee da 59-aad.

   "Welwel ayaan qabnay balse waxaan go'aa nsannay inaan qabsano xafladda, marka kiisas badan oo cudurka kama jirin dalka," ayay u sheegtay BBC-da.

     28 qof oo ka qeybgalay xafladda

    Xafladda dhalashada ee Vera Lucia waxaa lagu qabtay halkii ay kasoo jeeday, waxaana kasoo qeybgalay 28 qof oo ka mid ahaa qoys keeda. Dadka lagu martiqaaday xafladda wax aa ka mid ahaa seyga Vera Lucia Pereira oo la yiraahdo Paulo Vieira. Paulo, walaalkiis iyo wa laashiisa kama aanay warqabin inay u geeriyo on doonaan cudur ka Covid-19.

   Maalmo yar un ka dib xafladda, ilaa kala bar dadkii ka qeybgalay munasbadda lagu arkay calaamadaha cudurka oo ay ka mid yihiin quf ac, qandho iyo neefsiga oo ku adkaada, waxaa na astaamahaas lala xiriiriyay fayraska corona.

Waxay aheyd waqti adag, waxaan ku ku sugn eyn maalmihii argagaxa.Vera Lucia Pereira, Waa seygeeda oo geeriyooday Paulo Vieira.

"Cudur halis ah"    Balse seyga Vera Lucia iyo 2 qof oo ay walaalo ahaayeen waxay dhinteen horraantii bishan. Walaashiis Maria waxaa la xaqiijiyay inay u dhimatay cudurkan safmarka ah. Gabadheeda Rafaela waxay BBC-da u sheegtay; "waxaan hadda hubsannay in fey raska ay u geeriyootay hooyadey".

    "Waxay arrintan muujineysaa sida uu u dar an yahay cudurka, inkasta oo ay hooyadey la geeyay isbitaal leh adeega neefsiga ka caaw iyo bukaanada, ma aysan suurogelin in la  bad baadiyo".

   Maria waxay qabtay xannuunka sokorta, wa xayna dhakhaariirtu xaqiijiyeen inuu ku dhacay cudurka Covid-19. Rafaela iyo wiilkeeda wax aa lagu arkay calaamadaha cudurka balse way ka bogsadeen. wiilkeeda iyo seygeeda dhintay Paulo

Aaminaad darrada

    Markii hore, qoyska ka soo qeybgalay xaf ladda ma aysan rumeysneyn inuu ku dhacayo Coronavirus.

    Waxay sheegeen in markii hore qof kasta xa aladdiisa caafimaad ay wanaagsaneyd, inkas ta oo aysan ogeyn qofkii ugu horreeyay ee cud urka dadka qaadsiiyay.

    "3maalmood ka dib markii la soo gabagab eeyay munaasabadda, aabahay wuxuu bilaab ay inuu qufaco," ayuu yiri Arthur oo ah wiil uu dhalay Clovis , lana dhashay Vieira.

"Wuxuu dareemay madax xannuun iyo qan dho".

    Arthur wuxuu aabahiis u qaaday isbitaal 23-dii bishii Maarso balse waxay u sheegeen inuu dib ugu laabto guriga.

    "Dhakhaatiirta ma aysan u maleyn inuu ku dhacay Coronavirus". Qeybta xaaladaha degd egga ah

    Markii seyga Vera Lucia Pereira loo qaaday isbitaalka, xaaladdiisa caafimaad wey wana agsaneyd. Wuxuu markii dambe bilaabay inuu jimicsi sameeyo, markii Paulo la geeyay isbi taalka, wuxuu ka cabanayay in neefsiga uu dhib ku yahay.

   "Labo maalmood ka dib, waxaa la geliyay qeybta xaaladaha degdegga ah ee isbitaalka," sida ay sheegtay xaaskiisa Vera Lucia.

Xayiradda kulamada duugta Aroortii, 1-dii bi shan April, walaashood Maria waxay dareent ay xannuun dhanka wadnaha ah balse kama aanay bogsan cudurka, waxaana maalinkii xi gay dhintay Clovis halka Paulo uu dhintay hab eenkii 3-dii bishan April.

   Maria iyo Paulo waxaa loo aasay qaab waa faqsan qaabka ay fartay dowladda Brazil ee ah sida loo aasayo dadka looga shakiya ama kuwo qabo cudurka Covid-19.

     Clovis waa la gubay, waxaana munaasab adda dugtooda ka qeybgalay dad aan ka bad neyn 10 qof, sida ku xusan tallaabooyinka loo ga hortaggayo faafitaanka fayraska Corona.

Karantiil

    Dadkii ka badbaaday cudurka 13-kii bishii March waa la karantiilay. Waxaana loogu baa qay inay guryahooda joogaan si looga horta go fayraska.

    "Xaaladdan ma ahan hargab, waa masiibo, waa argagax iyo fayrsa gurucan," ayuu yiri Raf aela, oo hoyadiis u dhimatay cudurka.

    'Bolsonaro wuxuu ku hadlaa arrimo micno darro ah' Madaxweynaha Brazil wuxuu iska dhega tiray nidaamka kala fogaanshaha bulsh ada ee looga hortaggayo faafitaanka Covid-19, wuxuu sidoo kale su'aal geliyay jiritaanka cudurka safmarka ah oo uu ku tilmaamay 'her geb yar'.

   Vera Lucia waxay sheegtay: "Bolsonaro wu xuu ku hadlaa arrimo micno darro ah, wuxuu haya xil weyn, waxaana looga baahan yahay inuu ka war hayo mas'uuliyaddiisa"

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo digniin u direy Ganacsatada

 R/Wasaraaha X/F/S Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddoomiyay Shirka Qaran ee ka hort agga  Cudurka COVID 19. Kulankaan oo ahaa qaab online ee Internet-ka ayaa waxaa ka qey bgalay Ganacsatada ku nool G/Banaadir, wax aana diirada lagu saar ayay sidii looga hortegi lahaa in Ganacsatada aysan Shacabka macii shada ugu qaaliyeyn ma adaama Dowladda ay Canshuur dhaaf u sameysay.

   RW/Kheyrre  ayaa uga digay Ganacsatada inay maciishadda ku qaaliyeeyaan shacabka, ka dib markii uu dhaqan galay canshuur dhaaf ka,waxaana Ganacsatada ay aqbaleyn baaqa Ra’iisul Wasaaraha.

    Talaadadii la soo dhaafay ayaa W/Maaliyad da Soomaaliya waxaa ay ku dhawaaqdey in Canshuur dhaaf loo sameeyey qaar ka mid ah cunnada qutul daruuriga ee dalka soo gasha, ka dib markii ay soo korortay cabsida laga qabo inay yaraadaan Cuntooyinka dalka soo gala sababo la xiriira Cudurka Coronavirus.

Guddoomiyaha Cusub ee G/Hiiraan oo howlgal kula wareegay Xarumaha Maamulka

   Wararka laga helayo M/B/weyne G/Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in G/yaha Cusub ee M/G/Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Ciida mo uu watay ay sinabad ah kula wareegeen Xarunta Maamulkaas. Xarunta ayaa waxaa int eeda badan gacanta ku haayey G/yihii hore G/Hiiraan Cali Muxumed Carraale ee uu Mada xweyne Waare xilka ka qaadey,hayeeshee uu diiday xilka qaadistaas,waxaana la soo sheega yaa in Ciidamada G/yihii hore  Saraakiishisa ay u wareegeen dhinaca Gudomiyaha Cusub.

    Wariyeyaal ku sugan M/B/weyne ayaa wax aa ay soo sheegayaan in xaalada haatan ay ta hay mid degan,isla markaana G/yihii hore ee G/Hiiraan ee aan xilka wareejin Cali Muxumed Carraale uu ku sugan yahay qeyb kamid ah Xa runta Madaxtooyada ee M/ Beledweyne.

3Todobaad ka hor ayay aheyd markii Mad axweyne waare uu xilkii Guddoomiyenimo ka qaadey Md.Carraale,hayeeshee uu diidey,xillig aas wixii ka dambeeyeyna uu sheegayay in uu isaga weli yahay Guddoomiyaha rasmiga ah ee G/ Hiiraan

 


SOOMAALIYA

 

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA  GANACSIGA

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip