Maamulka Puntland oo mar kale Boosaaso Qaad ku gubay.

0
Friday April 17, 2020 - 23:16:38 in Wararka by
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland oo mar kale Boosaaso Qaad ku gubay.

    Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku gubay Qaad la geliyay Magaaladaas oo mamnuuc ka ah. Saraakiisha Booliiska Gobolka Bari iyo Magaalada Boosaaso waxa ay digniin culus u direen shaqsiyaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku gubay Qaad la geliyay Magaaladaas oo mamnuuc ka ah. Saraakiisha Booliiska Gobolka Bari iyo Magaalada Boosaaso waxa ay digniin culus u direen shaqsiyaadka Qaadka suda qarsoodiga ah u geeya deegaanada Puntland. Dhowr jeer waxaa sidaan oo kale Magaalada Boosaaso Ciidamada Booliisku ku gubeen Qaad si qarsoodi ah lagu kala iibsanayay, waxaana Jaadka uu kamid yahay waxyaabaha loo xannibay sabab la xiriirta kahor tagga Coronvirus.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip