Kiisaska coronavirus ee Jabuuti oo gaaray 732

0
Friday April 17, 2020 - 22:50:22 in Wararka by
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kiisaska coronavirus ee Jabuuti oo gaaray 732

    Dalka Jabuuti ayaa maanta xaqiijiyay 141 qof oo kale uu ku dhacay cudurka Corona, sida uu xaqiijiyay xoghayaha wasaaradda caafimaadka Jabuuti, Saalax Banoyta Turaab. Waxa jira walaac Ku adaan cudurkan tiirada guud ee dadka u haayo cudurkan corona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Jabuuti ayaa maanta xaqiijiyay 141 qof oo kale uu ku dhacay cudurka Corona, sida uu xaqiijiyay xoghayaha wasaaradda caafimaadka Jabuuti, Saalax Banoyta Turaab. Waxa jira walaac Ku adaan cudurkan tiirada guud ee dadka u haayo cudurkan corona ayaa hada ah 732 qof dalka djibouti iyada oo ay kisas cusub oo gobolada ah ay jiraan halka tiirada dhimashada ay wali tahay 2 qof dhanka kale waxa ka bogsaday cudurkan 3 qof tirada dadka caafimaday waa 76 qof guud ahan sida ay Wasaarada sheegtay. Iyada oo ay magaalada bando saaran tahay 24 saac ayaa hadana su'asha dadka aay isweydiinayan ay tahay cudurkan oo aad u sii fafaaya maalinta kasta. Iyado oo ay dowladu kordhisay waqtigan Bandowga wadanka iyada oo la gaarsiyay ilaa 28 bishan. Waxa dalka soo gala wali qaadka oo ka yimaada dalka Ethiopia waxa jira in meelaha qaar dadka ay isku soo uruuran waana sababta keeni karta in cudurkan uu faafo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip