Maamulka G/Banaadir oo si KMG ah u hakiyay shirarkii isku imaatinka ahaa si looga hortago faafinta cudurka halista ah ee Covid-19.

0
Wednesday April 15, 2020 - 20:32:40 in Wararka by
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka G/Banaadir oo si KMG ah u hakiyay shirarkii isku imaatinka ahaa si looga hortago faafinta cudurka halista ah ee Covid-19.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa qaab Online ah u shir gudoomiyay kulan degmooyinka Gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la qabto kaas oo looga hadlo horumarinta Caasimadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa qaab Online ah u shir gudoomiyay kulan degmooyinka Gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la qabto kaas oo looga hadlo horumarinta Caasimadda.           Duqa magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiinta kale ayaa kuwada xiriiray mid ka mid ah aaladaha ay bulshada isticmaalan ee Skype-ga waxaana gabi ahaan si kumeel gaar ah loo hakiyay shirarkii isku imaatinka ahaa si looga hortago faafinta cudurka halista ah ee Covid-19.

Shirkan ayaa intiisa badan looga hadlay xoojinta ka hortago Coronavirus iyo in lasii laba-laabo wacyigalinta bulshada.

     Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka wada ololo Shacabka looga wacyi-gelinayo faafida Cudurka hslista ah ee Coronavirus oo kiisas dhowr ah laga helay dalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip