Jabuuti oo xaqiijisey kiisas Cusub oo Coronavirus ah

0
Thursday April 16, 2020 - 19:01:18 in Wararka by
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabuuti oo xaqiijisey kiisas Cusub oo Coronavirus ah

    Dowladda Jabuuti waxay maanta xaqiijisay 156 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus, sida uu xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaas. Waxay guud ahaan tirada la xaqiijiyay kiisaska cudurka Covid-19 ee gudaha Jabuuti gaarayaan 517.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Jabuuti waxay maanta xaqiijisay 156 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus, sida uu xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaas. Waxay guud ahaan tirada la xaqiijiyay kiisaska cudurka Covid-19 ee gudaha Jabuuti gaarayaan 517. Dowlada waxay kordhisay muddada uu soconayo banddowga lagu soo rogay dalkaas si looga hortaggo faafitaanka cudurka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip